{"id":51166,"date":"2019-07-25T14:17:24","date_gmt":"2019-07-25T14:17:24","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51166"},"modified":"2019-07-25T14:17:24","modified_gmt":"2019-07-25T14:17:24","slug":"shabaab-oo-sheegay-ujeedkooda-inuusa-aheen-duqa-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/25\/shabaab-oo-sheegay-ujeedkooda-inuusa-aheen-duqa-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Shabaab oo Sheegay UJeedkooda Inuusa Aheen Duqa Magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa War kasoo saaray Qaraxii ka dhax dhacay Xarunta maamulka Gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Afkooda ku hadasha ayaa sheegay in gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir ay ku dileen Mas\u2019uuliyiin badan.<\/p>\n<p>\u201cUjeedkeena waxa uu ahaa Ergeyga Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaaliya, kaa oo si dirqi ah kaga bad baaday weerarka, waxaana uuna goobta ka tagay daqiiqado un ka hor inta uusan howlgalku dhicin\u201d ayuu yiri Afhayeenka Dagaalamayaasha Shabaab.<\/p>\n<p>Qarax dhimasho iyo dhaawac ay ku noqdeen Gudoomiyaasha degmooyinka Goballa Banaadir, Duqa Muqdisho iyo Saraakiil kale ayaa ka dhacay Hoolka Shirarka ee maamulka Gobalka Banaadir.<\/p>\n<div><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Al Shabaab ayaa War kasoo saaray Qaraxii ka dhax dhacay Xarunta maamulka Gobalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka Ciidamada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab oo la hadlay Idaacada Afkooda ku hadasha ayaa sheegay in gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir ay ku dileen Mas\u2019uuliyiin badan. \u201cUjeedkeena waxa uu ahaa Ergeyga Qaramada Midoobay uqaabilsan Soomaaliya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51168,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51166","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/yar-1.jpg?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-djg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51166","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51166"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51166\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51170,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51166\/revisions\/51170"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51168"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51166"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51166"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51166"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}