{"id":51129,"date":"2019-07-23T12:16:45","date_gmt":"2019-07-23T12:16:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51129"},"modified":"2019-07-23T12:16:45","modified_gmt":"2019-07-23T12:16:45","slug":"imaaraadka-oo-beeniyey-inuu-ka-baxayo-dagaalka-yemen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/23\/imaaraadka-oo-beeniyey-inuu-ka-baxayo-dagaalka-yemen\/","title":{"rendered":"Imaaraadka Oo Beeniyey Inuu Ka Baxayo Dagaalka Yemen"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta oo qeyb ka ah isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka Yemen ayaa sheegtay inaysan ciidamdeeda ka saareyn dalkaas inkasta oo ay jirto in la dhimay dib loo daad-gureeyey.<\/p>\n<div class=\"mh-content-ad\"><\/div>\n<p>Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Imaaraadka, Anwar Gargash ayaa qoraal uu ku daabacay wargeyska Washington Post ku yiri \u201cAan caddeeyo, Imaaraadka Carabta iyo xulufada inteeda kale kama baxayaan Yemen.\u201d<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12291\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 1023px) 100vw, 1023px\" srcset=\"https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im.jpg 1023w, https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im-300x169.jpg 300w, https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im-768x432.jpg 768w, https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im-678x381.jpg 678w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Gargash ayaa sheegay in inkasta oo ay u howl-gali doonaan si ka duwan sidi hore, haddana joogitaanka militari ee Imaaraadka ee Yemen uu sii socon doono, islamarkaana ay caawin doonaan ciidamada Yemen si waafaqsan xeerarka caalamiga ah.<\/p>\n<p>Imaaraadka ayaa hooraantii toddobaadkan ku dhawaaqay inay dhimeyso dibna u daad gureeneyso ciidamdeeda Yemen, halkaasi oo uu afar sano ka socdo dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda \u2013 oo ay ay taageeraan xulufada Sacuudiga \u2013 iyo kooxda ku xiran Iran ee Xuutiyiinta.<\/p>\n<p>Gargash ayaa sheegay in Xuutiyiinta looga baahan yahay in tallaabada Imaaraadka Carabta ay u arkaan \u201cmid kalsooni dhisid ah oo lagu abuurayo fursad cusub oo dagaalka lagu soo afjaro.\u201d<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta oo qeyb ka ah isbahaysiga Sacuudiga ee dagaalka Yemen ayaa sheegtay inaysan ciidamdeeda ka saareyn dalkaas inkasta oo ay jirto in la dhimay dib loo daad-gureeyey. Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Imaaraadka, Anwar Gargash ayaa qoraal uu ku daabacay wargeyska Washington Post ku yiri \u201cAan caddeeyo, Imaaraadka Carabta iyo xulufada inteeda kale kama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":51130,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/im.jpg?fit=1023%2C575&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-diF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51129","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51129"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51132,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51129\/revisions\/51132"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}