{"id":51073,"date":"2019-07-20T13:19:46","date_gmt":"2019-07-20T13:19:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51073"},"modified":"2019-07-20T13:19:46","modified_gmt":"2019-07-20T13:19:46","slug":"kenya-oo-furaysa-mashruuca-tamarta-dabaysha-ee-ugu-weyn-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/20\/kenya-oo-furaysa-mashruuca-tamarta-dabaysha-ee-ugu-weyn-afrika\/","title":{"rendered":"Kenya Oo Furaysa Mashruuca Tamarta Dabaysha Ee Ugu Weyn Afrika."},"content":{"rendered":"<p class=\"has-normal-font-size\">Dalka kenya ayaa laga hirgalinayaa barnaamijkii ugu balaadhnaa qaaraddda afrika Kaas oo ah in tamartalagaga dhaliyo dabaysha.<\/p>\n<div class=\"mh-content-ad\"><\/div>\n<p class=\"has-normal-font-size\">Barnaamijkan ayay kenya ula dan-leedahay si ay u yarayso kharashka ku baxa korontada, iyo ku tiirsanaanta shidaalka.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-12200\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/krn.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" srcset=\"https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/krn.jpg 696w, https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/krn-300x169.jpg 300w, https:\/\/www.ilaysnews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/krn-678x381.jpg 678w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p class=\"has-normal-font-size\">Qalabka tamarta soo saaraya ayaa lagu rakibayaa xeeliyada harada turkana ee waqooyiga dalkan ku yaala geeska afrika.<\/p>\n<p class=\"has-normal-font-size\">Madaxweynaha kenya Uhuru kenyatta ayaa sheegay in mashruucani uu 13% kor u qaadi doono awooda korontada ee kenya, Iyadoo qaybo badan oo ka mid ah shacabka kenyanka ahina ay heli doonaan koronto qiime jaban.<\/p>\n<p class=\"has-normal-font-size\">Kenya ayaa horumar wanaagsan ka samaysay tamarta la cusboonaysiiyo, iyadoo ka mid ah wadamada fara-ku-tiriska ah ee qaaradda afrika, kuwaas oo horumar ka samaynaya tamarta nadiifta ah.<\/p>\n<p class=\"has-normal-font-size\">70% korontada kenya ayaa ka timaada tamarta la cusboonaysiiyo, sida tamarta laga dhaliyo biyaha, iyo tan laga dhaliyo kulka.<\/p>\n<p class=\"has-normal-font-size\">Madaxweyne kenyatta oo hore u balanqaaday in 100% dalkiisu uu u guuri doono tamarta cagaaran ayaa sheegay in mashruucan oo ku kacaya $775-Milyan uu ka caawin doonto in ay yoolkooda ka dhabeeyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka kenya ayaa laga hirgalinayaa barnaamijkii ugu balaadhnaa qaaraddda afrika Kaas oo ah in tamartalagaga dhaliyo dabaysha. Barnaamijkan ayay kenya ula dan-leedahay si ay u yarayso kharashka ku baxa korontada, iyo ku tiirsanaanta shidaalka. Qalabka tamarta soo saaraya ayaa lagu rakibayaa xeeliyada harada turkana ee waqooyiga dalkan ku yaala geeska afrika. Madaxweynaha kenya Uhuru kenyatta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":51075,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51073","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/krn-1.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dhL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51073","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51073"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51073\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51076,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51073\/revisions\/51076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51073"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51073"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51073"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}