{"id":51056,"date":"2019-07-18T09:19:46","date_gmt":"2019-07-18T09:19:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=51056"},"modified":"2019-07-18T09:19:46","modified_gmt":"2019-07-18T09:19:46","slug":"madaxwaynaha-puntland-oo-xil-u-magacabay-siyaasi-ka-goostay-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/18\/madaxwaynaha-puntland-oo-xil-u-magacabay-siyaasi-ka-goostay-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Puntland Oo Xil U Magacabay Siyaasi Ka Goostay Somaliland"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-weight: 400;\">Garoowe (<em><strong>Arabsiyonews<\/strong><\/em>) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni<\/span><\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">ayaa gudoomiyaha gobolka Sanaag u magacaabay Cali Xuseen Soomaali. Cali ayaa\u00a0\u00a0hore u ahaa guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland laakiin, wuxuu qayb ka ahaa siyaasiyiin iyo ciidamo Somaliland dhawaan ka goostay oo u galay maamulka Puntland.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<p style=\"font-weight: 400;\">Wareegto uu soo saaray Siciid Deni ayaa u dhignayd sidan:-<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<p style=\"font-weight: 400;\">. 1. Waxaa Cali Xuseen Maxamed loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Sanaag.<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<ol start=\"2\">\n<li style=\"font-weight: 400;\">\u00a0Waxaa Jaamac Cabdulaahi Cali loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gobolka Sanaag.<\/li>\n<\/ol>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li style=\"font-weight: 400;\">Waxaa Maxamuud Cumar Liibaan loo magacaabay Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Gobolka Sanaag.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<ol start=\"4\">\n<li style=\"font-weight: 400;\">\u00a0Waxaa Siciid Xuseen Maxamuud Loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Haylaan.<\/li>\n<\/ol>\n<p style=\"font-weight: 400;\">\n<p style=\"font-weight: 400;\">Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garoowe (Arabsiyonews) Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa gudoomiyaha gobolka Sanaag u magacaabay Cali Xuseen Soomaali. Cali ayaa\u00a0\u00a0hore u ahaa guddoomiyaha gobolka Badhan ee Somaliland laakiin, wuxuu qayb ka ahaa siyaasiyiin iyo ciidamo Somaliland dhawaan ka goostay oo u galay maamulka Puntland. Wareegto uu soo saaray Siciid Deni ayaa u dhignayd sidan:- . [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":6,"featured_media":51057,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-51056","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/IMG_373C63-F10DF8-A207FD-89CA44-3C8AC5-7C6894.jpeg?fit=210%2C210&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dhu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51056","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/6"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=51056"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51056\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":51058,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/51056\/revisions\/51058"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/51057"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=51056"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=51056"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=51056"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}