{"id":50943,"date":"2019-07-13T18:55:04","date_gmt":"2019-07-13T18:55:04","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=50943"},"modified":"2019-07-13T21:13:40","modified_gmt":"2019-07-13T21:13:40","slug":"tiriig-aan-tuur-tuur-ubaahnayn","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/07\/13\/tiriig-aan-tuur-tuur-ubaahnayn\/","title":{"rendered":"Tiriig Aan Tuur tuur Ubaahnayn"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Gabiley waxa soo maray Maayirro kala duwan tan iyo markii dalka lagu soo noqday, kuwaasoo mid waliba xilka kaga tegay mustawe la yaqaano iyo wax-qabad lagu xasuusto oo ugu jira diwaan-gelinta xusuusta Bulshada ku dhaqan magaaladaas, iyadoo qaar kamid ah Maayirraddii soo maray Magaalada loogu magac-daray goobo muhiim ah si loogu xusuusto.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0HfL_pAl9LA?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Waxaana kamid ah Dugsiga Sh. Muxumed Warsame oo loo bixiyey magacii Sh. Muxumed \u00a0Warsame oo ahaa Maayirkii dhagax-dhigay sanadkii 1953-kii xilli ku beegan.<\/p>\n<p>Maayirka Maanta iyo Dhalinyarada<\/p>\n<p>Maxamed-amiin Cumar Cabdi, waa Maayirka iminka ee Magaalada Gabiley. Waa \u00a0masuul aad u da\u2019 yar oo aan filayo inuu yahay duqii ugu yaraa da\u2019 ahaan ee soo mara Magaaladan. \u00a0Waa masuul haba gu\u2019 yaraadee ee ay hogaamin, hufnaan maamul iyo hayal-samaan badan looga bartay intii uu xilka hayey, taasoo sababtay inuu taageero balaadhan ka heysto bulshada ku dhaqan magaalada iyo guud ahaan Gobolka.<\/p>\n<p>Maayirkan oo xilka hayey muddo afar sannadood ku dhow, intii uu hogaaminayey Golaha Deegaanka \u00a0waxa Magaalada ka socda horumar la taaban karo, iyadoo si weyn magaaladu u kobocday, laga hirgeliyey adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada oo ku lamaan koboca Magaalada.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, isku-xidhnaanta iyo wada-shaqeynta Hay\u2019addaha dawladda ee heer Gobol iyo mid degmo, ayaa aad u wanaagsan , iyadoo la odhan karo Maayirku wuxuu udub-dhexaad u yahay hufnaanta iyo howl wada-jirka laamaha dawladda ee hir-galay.<\/p>\n<p>Maayirka Gabiley Maxamed-aamin Cumar, Waxa xaqiiqo ah inaanu ahayn masuul ka war la\u2019 wacyiga iyo waayaha shacbiga uu Masuulka u yahay oo ay sababtu tahay waa Nin da\u2019 yar, kuna xidhan mujtamacii soo doortay, taasoo aad ka dhadhaminayso dareen-celinta dhalinyarada markaad kala sheekaysato ama aad dhaliilsho dawladda hoose iyo Madaxdeeda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Maayir Amiin, Maaha Nin lagu xanto musuqmaasuq, Macaash-urursi, macan-gagnimo, maamul-liidta iyo war-moogganaan, halka Maayirada Magaallooyinka dalka qaarkood lagu eeddeeyo inay shantaa qodob ee dulleeya Dawladnimada ka ugu yari laba kamid ah ku kaco.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn, Ma odhan karno waa ma khaldame, ama malaha wax dhaliil ah Masuul xil-hayaa, hase ahaatee waxa ay Bulshada reer Gabilay mar walba isugu markhaati-furaan in uu yahay Maayir wax badan ka qabtay horumarka Magaalada iyo Gobolka, kuna jiro liiska Maayirradii ugu waxqabadka badnaa ee soo mara Magaalada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Gabiley waxa soo maray Maayirro kala duwan tan iyo markii dalka lagu soo noqday, kuwaasoo mid waliba xilka kaga tegay mustawe la yaqaano iyo wax-qabad lagu xasuusto oo ugu jira diwaan-gelinta xusuusta Bulshada ku dhaqan magaaladaas, iyadoo qaar kamid ah Maayirraddii soo maray Magaalada loogu magac-daray goobo muhiim ah si loogu xusuusto. Waxaana kamid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":50944,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3,10,2],"tags":[],"class_list":["post-50943","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/07\/Amiiin-okok.jpg?fit=800%2C532&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dfF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50943","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50943"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50943\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50952,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50943\/revisions\/50952"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50944"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50943"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50943"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50943"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}