{"id":5074,"date":"2015-02-01T15:24:51","date_gmt":"2015-02-01T15:24:51","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5074"},"modified":"2015-02-01T15:24:51","modified_gmt":"2015-02-01T15:24:51","slug":"xukuumada-hal-sano-ayay-ka-shaqaynaysay-inaanay-doorasho-dhicin-libin-looga-dhigi-maayo-mudo-kordhi-xildhibaan-ibraahin-jaamac-rayte","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/01\/xukuumada-hal-sano-ayay-ka-shaqaynaysay-inaanay-doorasho-dhicin-libin-looga-dhigi-maayo-mudo-kordhi-xildhibaan-ibraahin-jaamac-rayte\/","title":{"rendered":"XUKUUMADA HAL SANO AYAY KA SHAQAYNAYSAY INAANAY DOORASHO DHICIN LIBIN LOOGA DHIGI MAAYO MUDO KORDHI&#8230;&#8230;&#8230;XILDHIBAAN IBRAAHIN JAAMAC RAYTE"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/rayte-kkkkk.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-5078\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/rayte-kkkkk.png?resize=120%2C90\" alt=\"rayte kkkkk\" width=\"120\" height=\"90\" \/><\/a>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Guddiga arrimaha gudaha ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte ayaa ka hadlay Doorashooyinka Dalka ku soo Fool Leh kuwaas oo uu sheegay inaanay Qabsoomay Wakhtigii Loogu Talo Galay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Waxa uu sheegay In Xukuumadu Sharcigii dalka u yaalay Majaro Habaabisay,Xalna Doonayso sida uu sheegay in shacabka ku Farxad Galiso in ay Mudo Kordhin Samaysato.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Madaxwaynaha Somaliland oo sheegay in Doorashada Wakhtigeeda ku Qabsoomayso ayaa Ibraahin Jaamac Rayte ku tilmaamay inaanu Warba U hayn Arimaha Doorashada.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cDoorasho Hada<\/strong><strong>Xildhibaanku waxa uu sidaas ku sheegay waraysi Khaas Ah oo uu siinayay Shabakada Caalamiga Ah ee HadhwanaagNews waxaana uu yidhi.<\/strong><\/p>\n<p><strong><br \/>\n<\/strong><strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\">Mamuuqato in ay Dhacayso,Waxa Jirtay oo Muuqatay Markii Diwaan Galinta Muwaadiniinta La is Hortaagay,Markii Diwaan Galin Xiligeedii iyo Qorshaheeda Lahayn La Hor dhigay Golaha wakiilada,Markii Xeerkii Diwaan Galinta La Canda-Dawlay,Markii Komiishanku Hawsha Bilaabi Lahaa Ansixintiisii Xukuumadu Horistaagtay Dibna U dhigtay,Hawlahaas oo dhan oo is biirsaday waxa ay ujeedadoodu ahayeen in Doorashada Dib loo dhigo.<\/span><\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>Guddoomiyaha Gudida Nabad Galiyada ee Golaha wakiilada somaliland Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte oo hadalkiisa siiwata ayaa intaas waxa uu raaciyay.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cCaq-liyan Way muuqataa iyada oon wax kaleba La eegin inaanay Xukuumadu Diyaar u ahayn Doorasho Dalka ka dhacdo,iskadaa in ay Xukuumadu Doorasho Diyaar Garaysee iyadii Ayaan Diyaar u ahayn,Inkasta oo uu hadana Leeyahay Madaxwayne Siilaanyo Wakhtigeeda ayay ku dhacaysaa,Mana Garanayo inuu Madaxwaynahu la Socdo Diyaar Garawga Doorashada,Hadaba Qofkasta oo Caqli Leh wuu garanayaa Inaanay 26juun Doorasho ku dhacayn.<\/strong><\/p>\n<p><strong>waxa uu sheegay Guddoomiyaha Gudida Nabad Galiyadu ee Golaha wakiiladu in ay Xukuumadu Ka shaqaynaysay Mudo ku siman Hal Sano inaanay Doorasho Dhicin,waxaana uu Masuuliyada Dib u dhaca Doorashada dusha u saaray Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo waxaana uu yidhi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWixii qas iyo Muran Ahaa Ee Ka dhacay Baarlamanka Waxa Masuul ka ahaa Xukuumada,Ujeeda ugu wayni waxa ay ahayd in Doorashada Dib loo dhigo,Sidaad La socotaan Khilaafkii u danbeeyay ee Golaha Ka dhacay waxa uu ku saabsanaa Marka diwaan Galinta Madani ahi dhamaato Lix bilood oo waxa la qabanayo Aan la Garanayn ayaa la sugayaa inta Liiska Diwaan Galinta Lasoo saaryo,Haday Doorashada is Hortaagto Xukuumadu mudo kordhin Xaq u yeelan Mayso.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Xukuumada waxa uu ku sheegay in ay Burburisay Dhamaan Dastuurkii dalka,Sharcigiina Majaro Habaabisay kuna Doonayso Mudo Kordhin inaanay Abaal Marin ka dhigan Karin in ay waliba Xilka Loogu kordhiyo waxaana uu yidhi.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cXukuumada wax laga Doonayaa in waajibkeeda laga mariyo Arinta Dasuur Jabinta Ah in waajibkeeda laga Mariyo,Xaqna xukuumadu uma Laha in Abaal Marin Looga Dhigo Mudo Kordhin.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Dhinaca kale waxa uu ka hadlay Dhalinyarada Habeenkii Rab-shadaha Ka Sameeya Magaalada Hargasya isaga oo Laamaha Amaanka u Soo jeediyay in ay Talabooyinka Ka qadaan,waxaana uu sheegay in ay u yeedhi Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Si wax looga waydiiyo Amaanka Dalka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cDhalinyaradu uma Baahna RRU uma Baahna Ciidan,waxa ay u baahan Tahay in Booliska iyo Ciidanka Hawl-galka Samaynaya In ay Ku Shaqeeyaan Sharciga Kordhiyaana Awoodooda Sharci Lakiin In ay iska Furaan Rasaas Maaha Taasna Looma Baahna,Ciidanka Waa in ay ilaaliyaan Masuuliyada Saaran.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Guddoomiyaha Guddiga arrimaha gudaha ee Golaha Wakiillada Somaliland Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte ayaa ka hadlay Doorashooyinka Dalka ku soo Fool Leh kuwaas oo uu sheegay inaanay Qabsoomay Wakhtigii Loogu Talo Galay. Waxa uu sheegay In Xukuumadu Sharcigii dalka u yaalay Majaro Habaabisay,Xalna Doonayso sida uu sheegay in shacabka ku Farxad Galiso in ay Mudo Kordhin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5078,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1jQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5074"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5074\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}