{"id":50716,"date":"2019-06-30T20:14:01","date_gmt":"2019-06-30T20:14:01","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=50716"},"modified":"2019-06-30T20:14:01","modified_gmt":"2019-06-30T20:14:01","slug":"somaliland-saraakiisha-sare-ee-baanka-aduunka-iyo-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-kulmay-xili-ay-taagan-yihiin-fadeexado-musuq-maasuq-oo-ku-xeeran-mashruucaa-tayaynta-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/06\/30\/somaliland-saraakiisha-sare-ee-baanka-aduunka-iyo-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-kulmay-xili-ay-taagan-yihiin-fadeexado-musuq-maasuq-oo-ku-xeeran-mashruucaa-tayaynta-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Somaliland: Saraakiisha Sare Ee Baanka Aduunka Iyo Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Oo Kulmay Xili Ay Taagan Yihiin Fadeexado Musuq-maasuq Oo Ku Xeeran Mashruucaa Tayaynta Shaqaalaha"},"content":{"rendered":"<p>Wefdi ka kooban Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka \u00a0oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada \u00a0Nairobi iyo Washington, USA. ayaa maanta soo gaadhay Somaliland.<\/p>\n<p>Saraakiisha Wefdiga , ayaa kulan albaabada loo xidhay\u00a0 oo dhawr saacadood qaatay la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland, \u00a0Farxaan Aadan Haybe iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Hay\u2019adda shaqaalaha,<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-38042 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?fit=1024%2C683&amp;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?w=1080&amp;ssl=1 1080w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?resize=1024%2C683&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?resize=220%2C146&amp;ssl=1 220w\" alt=\"Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka  oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada, Nairobi iyo Washington, USA, oo la kulamay  Madaxda Hay\u2019adda Shaaalaha Somaliland  Hargeysa, 30 Jun 2019.\" data-attachment-id=\"38042\" data-permalink=\"https:\/\/www.araweelonews.com\/warar\/somaliland-saraakiisha-sare-ee-baanka-aduunka-iyo-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-kulmay-xili-ay-taagan-yihiin-fadeexado-musuq-maasuq-oo-ku-xeeran-mashruucaa-tayaynta-shaqaalaha\/attachment\/wefdigabaankaaduunka1\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?fit=1080%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1080,720\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;Picasa&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1561922658&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"wefdigabaankaaduunka1\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?fit=300%2C200&amp;ssl=1\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?fit=1024%2C683&amp;ssl=1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><figcaption>Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada\u00a0 Nairobi iyo Washington, USA, oo la kulamay\u00a0 Madaxda Hay\u2019adda Shaaalaha Somaliland\u00a0 Hargeysa, 30 Jun 2019.<\/figcaption><\/figure>\n<p>War-qoraal ah oo kasoo baxay kulanakaa kadib Xafiiska Gudoomiyaha Hay\u2019adda Shqalaaha oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Shebekadda Arabsiyo News , ayaa lagu sheegay \u00a0in kulankaa oo qaatay qadar Afar sacadood ah labada\u00a0 dhinac kaga wada hadleen baraamijka xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ee dibu habaynta shaqaalaha oo mashruuca Baanka Aduunku ku taageero Somaliland, isla markaana waxa lagu sheegay qoraalka\u00a0 in waftigu si qoto dheer uga waramay barnaamijka dibu-habaynta shaqaalaha ee Xukuumada Somaliland iyo ahmiyada uu u leeyahay qaranka, gaar ahaan mashruuca tayaynta shaqaalaha dawladda.<\/p>\n<p>\u201cWaxa sharaf wayn noo ahayd in aanu shir waqti dheer ah la qaadanay Saraakiil sare oo ka socota Baanka Aduunka Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi Nairobi, Kenya iyo Washington, USA, waxaanu ka wada hadalay dadaalka Xukuumada ee dibu habaynta shaqaalaha iyo si gaar ah mashruuca dib-u habaynta shaqaalaha Dawlada oo Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawladu la fuliso Baanka iyada iyo Wasaarado loo xulay hawshan. Waxaanu u sharaxnay halka hawshu imika marayso iyo waxa laga fuliyay qorshaha mashruuca oo ah mid hore loo sii dejiyay, waxaanay runtii ku farxeen sida dadaalka leh ee hawshaasi u socoto\u201d.ayaa lagu yidhi, qoraalkaa.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image\"><img decoding=\"async\" class=\"wp-image-38045 jetpack-lazy-image jetpack-lazy-image--handled\" src=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?fit=1024%2C683&amp;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 1000px) 100vw, 1000px\" srcset=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?w=1080&amp;ssl=1 1080w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?resize=300%2C200&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?resize=768%2C512&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?resize=1024%2C683&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?resize=220%2C146&amp;ssl=1 220w\" alt=\"Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka  oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada Nairobi iyo Washington, USA, oo la kulamay  Madaxda Hay\u2019adda Shaaalaha Somaliland  Hargeysa, 30 Jun 2019.\" data-attachment-id=\"38045\" data-permalink=\"https:\/\/www.araweelonews.com\/warar\/somaliland-saraakiisha-sare-ee-baanka-aduunka-iyo-guddoomiyaha-hayadda-shaqaalaha-oo-kulmay-xili-ay-taagan-yihiin-fadeexado-musuq-maasuq-oo-ku-xeeran-mashruucaa-tayaynta-shaqaalaha\/attachment\/saraakiisha-hayadashaqaalaha1\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?fit=1080%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1080,720\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;Picasa&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;1561923203&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"saraakiisha-Hayadashaqaalaha1\" data-image-description=\"\" data-medium-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?fit=300%2C200&amp;ssl=1\" data-large-file=\"https:\/\/i1.wp.com\/www.araweelonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/saraakiisha-Hayadashaqaalaha1.jpg?fit=1024%2C683&amp;ssl=1\" data-lazy-loaded=\"1\" \/><figcaption>Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada Nairobi iyo Washington, USA, oo la kulamay Madaxda Hay\u2019adda Shaaalaha Somaliland Hargeysa, 30 Jun 2019.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda shaqaalaha, ayaa ku sheegay qoraalkaa \u00a0inay ka mid ahaayeen waxyaabaha ay labada dhinac isla eegeen dardar gelinta siyaasadaha la xidhiidha hawlgabka si dhalinyarada fursad shaqo loo siin karo oo ka balaadhan inta imika iyo dhaqan gelinta siyaasadaha\u00a0 shaqada iyo maamulka shaqaalaha.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxa uu xusay inay\u00a0 oo wadaageen baahida loo qabo in shaqaalaha dawladu helaan adeeg caafimaad oo ay awoodi karaan iyo fursado hoy ay ku noolaadaan taas oo gacan ka gaysan karo baanka aduunka iyo dawladah gacanta siiya, isla markaana dhinaca \u00a0xukuumada Somaaliland\u00a0 hadii baahiyahaasi noqdaan qaar rumooba ay wax wayn ka tari karaan kor u qaadista niyada shaqaalaha iyo tayada shaqada labadaba.<\/p>\n<p>Guddoomiye Farxaan waxa uu sheegay inay ugu danbayn isla waafaqeen fulinta inta hadhay Mashruuca, waxaanu yiidhi: \u201cWaxaanu ugu danbayn isla garwaaqsanay in fulinta inta hadhay mashruuca waqtigiisu iyo hawsha uu qabanayo ay keeni \u00a0karto in la kordhiyo si uu baahiyaha kale ee ka baxsan qorshaha loogu talo galay uga taro\u201d ayaa lagu qoraal kulankaa kadib warbaahinta loo qaybiyay .<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka, ayaa lagu sheegay in Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha oo ay weheliyaan xubnaha waftigu ay xadhiga ka jareen qaybaha cusub ee lagu kordhiyay xafiiskyada Hay\u2019adda gaar ahaan qaybta kaydinta xogta iyo qaybta bixinta kaadhadhka shaqaalaha oo lagu rakibay server casri ah si loogu kaydiyo xogta shaqaalaha yo qalabka biometric ee xogta lagu qaado\u201d.ayaa lagu yidhi qoraalkaa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, warar shebkadda Araweelo News Network ka heshay ila wareedyo kala duwan, ayaa tibaaxay in ujeedada wefdiga ka kala yimi Xafiisyada Baanka Aduunka ee Naribi iyo Washington ay la xidhidhay fadeexado musuq-maasuq oo dhowaan soo baxay oo sheegaya in mashruucaa si khaldan loo amamulay, iyadoo warbixin lagu daabacay warbaahinta aduunka \u00a0lagu sheegay fadeexadahaa oo sheegayay in lacagta\u00a0 wejigii hore oo oo ahayd dhawr milyan oo\u00a0 lacagta\u00a0<a href=\"https:\/\/www.araweelonews.com\/news-in-english\/37474\/\">Maraykanka ah 86% ay ku baxday magacyo shaqsiyaad aan la aqoonsan oo sita magacyo Afrikaan<\/a>, isla markaana lagu qoray La Taliyayaal.<\/p>\n<p>Balse Gudoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada Farxaan Aadan Haybe oo markii warbaahinta Somaliland oo soo xiganaysa warbintaa shaacisay, ayaa \u00a0difaacay eedaha\u00a0<a href=\"https:\/\/www.araweelonews.com\/news-in-english\/37474\/\">musuq-maasuq<\/a>, walaw aanu warbaahinta soo hor istaagin si wax looga weydiiyo cadaymaha uu ku beeninayo arrimahaa fadeexada ahaa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wefdi ka kooban Saraakiil sare oo ka socotay Baanka Aduunka \u00a0oo uu hoggaaminayo Mr Grogery iyo Miss Lucy oo ka kala yimi xafiisyada \u00a0Nairobi iyo Washington, USA. ayaa maanta soo gaadhay Somaliland. Saraakiisha Wefdiga , ayaa kulan albaabada loo xidhay\u00a0 oo dhawr saacadood qaatay la yeeshay Guddoomiyaha Hay\u2019adda Shaqaalaha Dawlada Somaliland, \u00a0Farxaan Aadan Haybe iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":50718,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-50716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/wefdigabaankaaduunka1.jpg?fit=1024%2C683&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-dc0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50716"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50716\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50719,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50716\/revisions\/50719"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50718"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}