{"id":5069,"date":"2015-02-01T15:20:01","date_gmt":"2015-02-01T15:20:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5069"},"modified":"2015-02-01T15:20:01","modified_gmt":"2015-02-01T15:20:01","slug":"madaxwaynihii-hore-ee-jarmalka-oo-geeriyooday-iyo-xasuusta-uu-ku-leeyahay-dalka-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/01\/madaxwaynihii-hore-ee-jarmalka-oo-geeriyooday-iyo-xasuusta-uu-ku-leeyahay-dalka-somalia\/","title":{"rendered":"Madaxwaynihii Hore Ee Jarmalka Oo Geeriyooday Iyo Xasuusta Uu Ku Leeyahay Dalka Somalia"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/2015131635582913556567070Bild8.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-5070\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/2015131635582913556567070Bild8-300x209.jpg?resize=300%2C209\" alt=\"2015131635582913556567070Bild8\" width=\"300\" height=\"209\" \/><\/a>Madaxweynihii hore ee Jarmalka, Richard Weizs\u00e4cker ayaa geeriyooday, wuxuuna ku geeriyooday da\u2019ada 94-sano Jira. Weizs\u00e4cker ayaa dalka Jarmalka xukumayay muddo 10-sano 1984-kii illaa 1994-kii.<br \/>\nRichard Weizs\u00e4cker ayaa ku dhashay 15-kii April, 1920-kii; Stuttgart. Isagoo ka mid ahaa askartii ka qaybgalay dagaalkii labaad ee adduunka. Dagaalka kaddib ayuu sharciga iyo taariikhda bartay. Wuxuuna qabtay jago wasiirnimo ah, wuxuuna ka shaqeeyay difaaca aabbihiis, Baron Ernst von Weizs\u00e4cker oo lagu eedeyay dembiyo dagaal.<\/h2>\n<h2>Weizs\u00e4cker ayaa sannadkii 1953-kii guursaday Marianne von Weizs\u00e4cker oo u dhashay saddex wiil iyo gabadh. 1954-kii ayuu noqday Weizs\u00e4cker xubin ka tirsan Jamhuuriyadda federaalka Jarmalka.<\/h2>\n<h2>Sannadkii 1969-kii waxaa loo doortay inuu noqdo duqa Bundestag, wuxuuna hayay tan iyo sannadkii 1981-kii. Isla sannadkaas ayaa waxaa loo doortay in uu noqdo duqa magaalada Berlin.<br \/>\nXilligaas kaddib ayaa loo doortay madaxweynaha Jarmalka Richard Weizs\u00e4cker, wuxuuna xilka madaxweynenimo ee dalka Jarmalka hayay muddo 10-sano ah, isagoo ahaa mas\u2019uul si weyn looga jeclaan dalkiisa.<\/h2>\n<h2>Madaxweynihii hore ee Jarmalka ayaa isagoo madaxweyne ah wuxuu ku yimid booqasho Somalia sannadkii 1988-kii, iyadoo loogu soo dhaweeyay si heer sare ah, isagoo kulammo la qaatay madaxweynihii hore ee Somalia Jen. Maxamed Siyaad Barre<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Jarmalka, Richard Weizs\u00e4cker ayaa geeriyooday, wuxuuna ku geeriyooday da\u2019ada 94-sano Jira. Weizs\u00e4cker ayaa dalka Jarmalka xukumayay muddo 10-sano 1984-kii illaa 1994-kii. Richard Weizs\u00e4cker ayaa ku dhashay 15-kii April, 1920-kii; Stuttgart. Isagoo ka mid ahaa askartii ka qaybgalay dagaalkii labaad ee adduunka. Dagaalka kaddib ayuu sharciga iyo taariikhda bartay. Wuxuuna qabtay jago wasiirnimo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":5070,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5069","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1jL","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5069","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5069"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5069\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5069"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5069"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5069"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}