{"id":50552,"date":"2019-06-19T15:14:43","date_gmt":"2019-06-19T15:14:43","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=50552"},"modified":"2019-06-19T15:14:43","modified_gmt":"2019-06-19T15:14:43","slug":"xarunta-xuquuqal-insaanku-waxay-si-canbaaraynaysaa-xiyiraada-labada-telefishan-ee-horyaal-iyo-eryal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/06\/19\/xarunta-xuquuqal-insaanku-waxay-si-canbaaraynaysaa-xiyiraada-labada-telefishan-ee-horyaal-iyo-eryal\/","title":{"rendered":"Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si canbaaraynaysaa xiyiraada labada telefishan ee Horyaal iyo Eryal"},"content":{"rendered":"<p>Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xayiraada la saaray telefishanada madaxa banaan ee\u00a0<em>Eryal iyo Horyaal<\/em>.<\/p>\n<p>18, Juun 2019 Booliiska Somaliland waxay albaabada u laabeen xarumaha telefishanada madaxabanaan ee\u00a0<em>\u00a0Eryal iyo Horyaal<\/em>. Amar ka yimi wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, awgii.<\/p>\n<p>Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xayiraadaas oo xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda ee uu damaanad qaaday dastuurka Somaliland.<\/p>\n<p>Ma jirto wax dacwad ah oo hore loo ogaysiiyay labdadaas telefiishan, lamana siin fursad ay isku\u00a0 difaacaan. Xayiraadaha ay dowladdu saarto telefishanada madaxa banaan waa dhibaato xuquuqal insaan oo leh welwelkeeda. Saxaafadda madaxbanaani waxay laf-dhabar u tahay dimoqraadiyadda.<\/p>\n<p>Sida ku cad qodobka 32 ee dastuurka waxa mamnuuc ah dhamaan ficilada cabudhinaya saxaafadda. Xayiraada telefishada\u00a0<em>Horyaal<\/em>\u00a0iyo\u00a0<em>Eryal\u00a0<\/em>waxay xadgudub cad ku tahay xorriyadda saxaafadda iyo saraynta sharciga.<\/p>\n<p>Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay u soo jeedinaysaa dawladda Somaliland:<\/p>\n<ol>\n<li>Inay xayiraadda ka qaado labdabada telefishan Eryal iyo\u00a0<em>Horyaal\u00a0<\/em>oo ay ogolaato inay hawshooda wataan<\/li>\n<li>Inay joojiso ficil kasta oo waxyeelo ku ah madaxbanaanida warbaahinta.<\/li>\n<\/ol>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>Yasmin Omar Haji Mohamoud<\/strong><\/p>\n<p>Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka<\/p>\n<p>Mobile: +252 (0)634472011<\/p>\n<p style=\"font-weight: 400;\"><a href=\"http:\/\/www.hrcsomaliland.org\/\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=http:\/\/www.hrcsomaliland.org\/&amp;source=gmail&amp;ust=1561036772821000&amp;usg=AFQjCNFv6Gz8ubOf6Ej6n4OIf4F9GdW48Q\">http:\/\/www.hrcsomaliland.org\/<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay canbaaraynaysaa xayiraada la saaray telefishanada madaxa banaan ee\u00a0Eryal iyo Horyaal. 18, Juun 2019 Booliiska Somaliland waxay albaabada u laabeen xarumaha telefishanada madaxabanaan ee\u00a0\u00a0Eryal iyo Horyaal. Amar ka yimi wasiirka wasaarada Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye, awgii. Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xayiraadaas oo xadgudub ku ah xorriyadda saxaafadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":50532,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-50552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/hqdefault-13.jpg?fit=480%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-d9m","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50552","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50553,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50552\/revisions\/50553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50532"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}