{"id":5028,"date":"2015-02-01T14:09:09","date_gmt":"2015-02-01T14:09:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5028"},"modified":"2015-02-01T14:09:09","modified_gmt":"2015-02-01T14:09:09","slug":"madaxwayne-siilaanyo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-safiirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/01\/madaxwayne-siilaanyo-xafiiskiisa-ku-qaabiley-safiirka\/","title":{"rendered":"Madaxwayne Siilaanyo oo xafiiskiisa ku qabilay safiirka Talyaaniga ufadhiya Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd \u00a001\/02\/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal ku yimid.<!--more--><\/p>\n<p class=\"\">Kulankan oo ahaa mid saacado qaatay ayuu madaxweynuhu xogwaran ka siiyey Safiirka xaalada guud ee dalka iyo ta mandaqadaba, geeskaba, isaga oo madaxweynuhu faah-faahin dheer ka bixiyey horumarka ay somaliland ku talaabsatay 23 kii sanno ee ka soo wareegay la soo noqoshada madaxbanaanideeda<\/p>\n<p class=\"\">ugu danbayntiina waxa uu madaxweynuhu safiirka guudoonsiiyey khariirada Somaliland iyo buugaag ka waramaysa xaaladihii kala duwanaa ee ay somaliland ka soo gudubtay.<\/p>\n<p class=\"\">intaasi ka dibna waxa saxaafada si wada jira ula hadlay wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda Somaliland iyo Safiirka Talyaaniga ka socday.<\/p>\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-5028-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Codka-Kulanka-Safiirka-Talyaniga-u-qaabilsan-Somaliland-iyo-Somalia.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Codka-Kulanka-Safiirka-Talyaniga-u-qaabilsan-Somaliland-iyo-Somalia.mp3\">http:\/\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Codka-Kulanka-Safiirka-Talyaniga-u-qaabilsan-Somaliland-iyo-Somalia.mp3<\/a><\/audio>\n<p class=\"\">\u00a0Arabsiyomedia.com<\/p>\n<p class=\"\">Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta o ay taariikhdu ahayd \u00a001\/02\/2015, safiirka Talyaaniga u fadhiya Kenya una qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya, Amb. Fabrizzio Marzella oo markii ugu horaysay Somaliland socdaal ku yimid.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5031,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5028","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1j6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5028","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5028"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5028\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5028"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5028"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5028"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}