{"id":50225,"date":"2019-05-27T20:37:27","date_gmt":"2019-05-27T20:37:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=50225"},"modified":"2019-05-27T20:38:33","modified_gmt":"2019-05-27T20:38:33","slug":"50225","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/05\/27\/50225\/","title":{"rendered":"Somaaliya Maxay Ka Tidhi Khariirada Itoobiya Ee Lagu daray?"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):- Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay inay Ethiopia kala hadashay sawirka khariiraddii ay wasaaraddooda arrimaha dibeddu soo daabacday maalmo ka hor ee markii danbe ay ka saartay website-kooda.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50226\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/05\/27\/50225\/itoobiya-oo-beddeshay-khariiradda-soomaaliya-oo-dalkeeda-ku-darsatay\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY.jpg?fit=600%2C337&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"600,337\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY.jpg?fit=600%2C337&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-medium wp-image-50226\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY-300x169.jpg?resize=300%2C169&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY.jpg?w=600&amp;ssl=1 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>Sawirkan ayaa muujinayey Soomaaliya oo laga saaray khariidadda laguna daray dalka Itoobiya, isla markaana aanay qayb ka ahayn inta khariiradda ay Somaliland kaga taallo, waxaanu sawirkaasi dheliyey inay Dadweynaha Soomaaliyeed aad uga cadhoodaan oo aad loogu tabiyo wararka ku saabsan warbaahinta kala duwan iyo baraha bulshadu ku kulanto.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaaliya Ambassador Axmed Ciise Cawad, ayaa laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda VOA oo aannu warkan ka soo xigannay u sheegay in isla markii ay ka warheleen khariidadda la soo daabacay ay xiriir la sameeyen Ethiopia, xiriirkaasi kaddibna Ethiopia ay ka saartay sawirka khariiradda website-kooda.<\/p>\n<div id=\"attachment_89989\" class=\"wp-caption aligncenter\">\n<p id=\"caption-attachment-89989\" class=\"wp-caption-text\">WASIIRKA ARRIMAHA DIBEDDA SOOMAALIYA AXMED CIISE CAWAD<\/p>\n<\/div>\n<p>Wasiirka, ayaa sheegay in wasaaradda Arrimaha dibedda Ethiopia ay cudurdaar ka siisay Soomaalia khaladka, sidoo kalena ay wadaan baaritaan la xiriira sababta ay arrintaas ku dhacday.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50227\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/05\/27\/50225\/wasiirka-arrimaha-dibedda-soomaaliya-axmed-ciise-cawad\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD.jpg?fit=600%2C337&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"600,337\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD.jpg?fit=600%2C337&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-medium wp-image-50227\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD-300x169.jpg?resize=300%2C169&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD.jpg?resize=300%2C169&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/WASIIRKA-ARRIMAHA-DIBEDDA-SOOMAALIYA-AXMED-CIISE-CAWAD.jpg?w=600&amp;ssl=1 600w\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n<p>Waxa uu Wasiirka arrimaha dibedda federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, ayaa intaas ku daray oo sheegay inay aqbaleen cudur-daarka Itoobiya ay arrintaas ka bixisay oo ay aamminsan yihiin in falkaasi aanu ula kac ahayn.<\/p>\n<p>Hase-yeeshee, jawaabta iyo cudur-daarka ay dowladda Itoobiya ka bixisay khariiradda Soomaaliya ee la masaxay ee lagu daray dalka Itoobiya, kumay qancin bulshada Soomaalidu, waxaanay u arkaan cudur-daar jaban oo ay kaga raad-gadanayso isku-day ay si ula kac ah u samaysay Itoobiya, iyaga oo bulshada iyo dadka wax qora iyo weliba kuwa siyaasadda oddorosaaba qoraallo ay baraha bulshada iyo Warbaahinta ku baahiyeen ku fasiray tallaabadan qorshe ay dowladda Itoobiya damacsantay xilli aan maanta ahayn, balse waxay intaas ku ladhayaan inay adkaan doonto siday ugu suurageli kartaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho(AN):- Xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay inay Ethiopia kala hadashay sawirka khariiraddii ay wasaaraddooda arrimaha dibeddu soo daabacday maalmo ka hor ee markii danbe ay ka saartay website-kooda. Sawirkan ayaa muujinayey Soomaaliya oo laga saaray khariidadda laguna daray dalka Itoobiya, isla markaana aanay qayb ka ahayn inta khariiradda ay Somaliland kaga taallo, waxaanu sawirkaasi dheliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":50226,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-50225","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/05\/ITOOBIYA-OO-BEDDESHAY-KHARIIRADDA-SOOMAALIYA-OO-DALKEEDA-KU-DARSATAY.jpg?fit=600%2C337&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/s5kp1p-50225","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50225","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50225"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50225\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":50229,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50225\/revisions\/50229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/50226"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50225"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50225"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50225"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}