{"id":5010,"date":"2015-01-31T15:05:16","date_gmt":"2015-01-31T15:05:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5010"},"modified":"2015-01-31T15:05:16","modified_gmt":"2015-01-31T15:05:16","slug":"raisul-wasaaraha-somalia-oo-horgeeyay-barlamaanka-dalab-hor-leh-ka-dib-markii-uu-tahli-kari-waayey-inuu-xukumadiisa-ku-soo-dhamaystiro-mudaduu-ka-qabsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/31\/raisul-wasaaraha-somalia-oo-horgeeyay-barlamaanka-dalab-hor-leh-ka-dib-markii-uu-tahli-kari-waayey-inuu-xukumadiisa-ku-soo-dhamaystiro-mudaduu-ka-qabsadey\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isul-wasaaraha Somalia oo horgeeyay barlamaanka dalab hor leh ka dib markii uu tahli kari waayey inuu xukumadiisa ku soo dhamaystiro mudaduu ka qabsadey"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho-(AN)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke oo maanta baarlamaanka hortagay ayaa khubad uu u jeediyay xildhibaannada kaga codsaday ina y siiyaan fursad 10 cisho ah, si uu u soo dhameystiro golaha wasiirada.<!--more--><\/p>\n<p>Cumar Cabdirashiid ayaa baarlamaanka ka dalbaday in ay tixgeliyaan codsigiisa ku aadan soo dhameystiridda xukuumadda, maadaama uusan ka mid ahayn dhinacyadii siyaasadda isku hayay iyo caqabadda adag ee uu kala kulmay Baarlamaanka.<br \/>\nRa\u2019iisul wasaaruhu waxa uu xusay in tobanka cisho ee uu dalbanayo gudahood uu ku soo dhameystiri doono golaha wasiirada, isla markaana uu baarlamaanka hor keeni doono xukuumad dhameystiran oo tayo leh, dalkana gaarsiin karta doorasho xor ah.<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<br \/>\nMuqdisho office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho-(AN)-Ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma\u2019arke oo maanta baarlamaanka hortagay ayaa khubad uu u jeediyay xildhibaannada kaga codsaday ina y siiyaan fursad 10 cisho ah, si uu u soo dhameystiro golaha wasiirada.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4935,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5010","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1iO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5010","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5010"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5010\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}