{"id":5001,"date":"2015-01-30T20:25:58","date_gmt":"2015-01-30T20:25:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=5001"},"modified":"2015-01-30T20:25:58","modified_gmt":"2015-01-30T20:25:58","slug":"suldaan-xiiray-oo-sheegay-in-aan-tabashada-reer-awdal-lagu-qancin-karin-kursiga-sonyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/30\/suldaan-xiiray-oo-sheegay-in-aan-tabashada-reer-awdal-lagu-qancin-karin-kursiga-sonyo\/","title":{"rendered":"Suldaan Xiiray oo sheegay in aan tabashada reer Awdal lagu qancin karin kursiga SONYO"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo kamid ah madax dhaqameedka Bariga Hargaysa, ayaa ugu baqaay in aan tabashada rer Awdal lagu qancin karin kursiga dalada Dhalinyaradda SONYO. Sidaana wuxuu Suldaanku ka sheegay xaflad ay shalay Garabka uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xirsi Warsame xilka daladaas kula wareegayeen. Waxaana hadaladiisi kamid aha.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha iyo Xukuumadaba waxaan u sheegaya, Gobolka Awdal way cabanayaan lakiin Guddoomiye yar oo laba sanno ah lagu qancin kari maayo. Jananada Somaliland ayay wax ka doonayaan, waxay wax ka doonayaan Wasiirada A-da ah ayay wax ka doonayaan. Waxay wax ka doonayaan Ganacsiga\u201d.<br \/>\nSuldaan Xiiray oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi, waxaanu leenahay cabashada Gobolka Awdal iyo Salal haloo dhego nuglaado.\u201d.<br \/>\nKulankaas Garabka dhalinayaradda SONYO qabsadeen waxaa ka soo qaybgalay badi Madax dhaqameedka ay isku degaanka yihiin Cabdicasiis Xirsi Warsam<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<\/p>\n<p>hargaysa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(AN) Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray oo kamid ah madax dhaqameedka Bariga Hargaysa, ayaa ugu baqaay in aan tabashada rer Awdal lagu qancin karin kursiga dalada Dhalinyaradda SONYO. Sidaana wuxuu Suldaanku ka sheegay xaflad ay shalay Garabka uu hoggaamiyo Cabdicasiis Xirsi Warsame xilka daladaas kula wareegayeen. Waxaana hadaladiisi kamid aha. \u201cMadaxweynaha iyo Xukuumadaba waxaan u sheegaya, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5002,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-5001","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1iF","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5001","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5001"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5001\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5001"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5001"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5001"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}