{"id":50,"date":"2014-11-12T06:33:38","date_gmt":"2014-11-12T06:33:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=50"},"modified":"2014-11-12T06:33:38","modified_gmt":"2014-11-12T06:33:38","slug":"hello-jaamacada-somaliland-faallo-si-kooban-u-guudmaraysa-dacaya-aqooneed-ee-jiilka-soo-kacaya-iyo-jaamacadaha-dalka-ka-jira-oo-noqday-meherado-ganacsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/12\/hello-jaamacada-somaliland-faallo-si-kooban-u-guudmaraysa-dacaya-aqooneed-ee-jiilka-soo-kacaya-iyo-jaamacadaha-dalka-ka-jira-oo-noqday-meherado-ganacsi\/","title":{"rendered":"Hello Jaamacada Somaliland! Faallo Si Kooban U Guudmaraysa Dacaya Aqooneed Ee Jiilka Soo Kacaya Iyo Jaamacadaha Dalka Ka Jira Oo Noqday Meherado Ganacsi."},"content":{"rendered":"<p>Aqoontu Waa Aasaaska Iyo Furaha Ay Ummadaha Caalamku Ku Gaadheen Himilooyin Iyo Hiigsi Nololeed Ee Sare, Halka Ummadaha Aan Aqoonta Qiimaha Siinin Ay Maanta Dunida Guudkeeda Ku Yihiin Adoomo\/Dulin (Parasites) Aan Wax Miisaan Ah Ku Lahayn Arimaha Siyaasadeed Iyo Dhaqaale Ee Caalamka.<span id=\"more-3866\"><\/span><\/p>\n<p>Sabankaynu Joognee<\/p>\n<p>Xidigaha La Sahansaday<\/p>\n<p>Satellite Hawada Kora<\/p>\n<p>Qayrkeen Samaysteen<\/p>\n<p>Sahal Laguma Gaadhine<\/p>\n<p>Cilmigaa Sakhirayoo<\/p>\n<p>Mugdigii Ka Saaraye<\/p>\n<p>Ruuxii Sabool Ahi<\/p>\n<p>Silic Kama Fogaadee<\/p>\n<p>Dhalintaay Bal Sara Kaca<\/p>\n<p>Ugu Horayn, Maxaa Jaamacad Lagu Qiimeeyaa (Criteria):<\/p>\n<p>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Manaahiijta Waxbarasho Ee Ay Adeegsato,<\/p>\n<p>2.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Tayada Macalimiinta Ay Haysato,<\/p>\n<p>3.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Waxa Ay Dhigto Iyo Qalabka Ay Adeegsato,<\/p>\n<p>4.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Doorka Ay Ka Qaadato Horumarka Iyo Dadka Ay Soo Saarto Tayadooda.<\/p>\n<p>Hadaba Jaamacada Dalka Ka Jiraa, Ma Fuliyeen Qoddobadan Aan Soo Sheegay? Jawaabta Oo Koobani Waa Maya, Waayo Malaha Manaahiij Ku Salaysan Dhaqanka Iyo Diinta Dadka Ay Waxbarayaan, Ma Haystaan Qalab Waxbarasho Iyo Macalimiin Aqoon Leh Midna.<\/p>\n<p>Marka Laga Yimaado Gobolada Kale Ee Dalka, Magaalada Hargiesa Waxaa Ka Furan In Ka Badan 15 Meheradood Oo Gacansi (Jaamacad Ku Sheeg), Dhammaan Meheradahaasi Si Ay U Kasbadaan Arday Fara Badan Oo Ku Soo Biira Meheradahaasi Waxay Isticmaalaan Magaca \u201cQalab Casri Ah Iyo Waxbarasho Tayo Leh\u201d, Sidoo Kale Jaamacada Dawldaha Ayaa Iyaguna Kaalmaha Hore Kaga Jira Ka Gacansiga Marin Habaabinta Jiilka Soo Socda.<\/p>\n<p>Inkasta Oo Ay Tahay Waajibaadka Iyo Masuuliyada Wasaarada Waxbarasha Dalka In Ay Ilaaliso Tayada Qooneed Ee Dalka, Hadana Wasaarada Waxbarashadu Waxay Marar Kala Duwan Balan Qaaday In Ay Hubin Doonto Tayada Jaamacada Dalka, Balse Balanqaadkaasi Waxaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Horjoogayaasha Jaamacadaas Oo Aan Odhan Karo Waa Jiil Damiirka Iyo Dadnimaduba Ku Yartahay Oo Diiday In Ay Wasaarada Wax Kaalmo Ah Ka Siiyaan Talaabadaasi, \u201cWasiir Meherada Reer Hebelba Lama Xidhinine, Taayada Maxaad Ku Aragtay\u201d.<\/p>\n<p>Inkasta Oo Marka Loo Eego Heerkii Looga Baahnaa Ay Aad U Liidato, Hadana Waxaan Amaan U Soo Jeedin Lahaa Maamulka Iyo Mulkiilaha Jaamacada Gollis Oo Dadaal Muujiyay Si Ay Jaamacadooda U Tayeeyaan.<\/p>\n<p>Gabagabo:<\/p>\n<p>Muwaadin Wax U Baro Si Aad Wax U Badasho,<\/p>\n<p>Aqoontu Maaha In Aad Shahaadooyin Qaadato,<\/p>\n<p>Aqoontu Waa In Ay Caqli Ahaan Qofka Dhistaa Ka Hor Intaanay Calool Ahaan Dhisin.<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dalkii Hooyo Niman Jooga Iyo Debeda Qaar Aaday,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Da\u2019yartiyo Abwaanada Ka Caan Hees U Dirayaaye,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Dabayshaan U Sii Dhiibayaa Doodan Aan Odhane,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Duco Waalid Ruuxii Qabaa Hadalku Deeqaaye,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qofkaan Dhego Daloolaba Lahayn Waa Dix Dhagaxeede,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Demanaha Wax U Ma Sheego Iyo Liida Doqoneede,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Inta Sharafta Aan Daadinee Magaca Doonaysa ,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Ayaan Samo Dardaar Leeyahoon Dooda Maqashiine,<\/p>\n<p>O\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 Qofka Samaha Doonaa Rabina Derejo Siiyaaye,<\/p>\n<p>W\/Q: Hal-Abuur, Saxafi Iyo Falanqeeye Siyaasadeed Oo Madaxbanaan: Nageeye Cali Khaliif (Safiirka)<\/p>\n<p>Email: Nageeye09@Hotmail.Com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aqoontu Waa Aasaaska Iyo Furaha Ay Ummadaha Caalamku Ku Gaadheen Himilooyin Iyo Hiigsi Nololeed Ee Sare, Halka Ummadaha Aan Aqoonta Qiimaha Siinin Ay Maanta Dunida Guudkeeda Ku Yihiin Adoomo\/Dulin (Parasites) Aan Wax Miisaan Ah Ku Lahayn Arimaha Siyaasadeed Iyo Dhaqaale Ee Caalamka. Sabankaynu Joognee Xidigaha La Sahansaday Satellite Hawada Kora Qayrkeen Samaysteen Sahal Laguma Gaadhine [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":51,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":true,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-50","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-O","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=50"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/50\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=50"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=50"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=50"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}