{"id":4996,"date":"2015-01-30T20:14:25","date_gmt":"2015-01-30T20:14:25","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4996"},"modified":"2015-01-30T20:14:25","modified_gmt":"2015-01-30T20:14:25","slug":"4996","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/30\/4996\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha wadanka Zimbabwe oo loodoortay hogaamiyaha Africa"},"content":{"rendered":"<p>Addis Ababa(AN)-Madaxweynaha wadanka Zimbabwe, Robert Mugabe, oo ah 90 jir reer galbeedka aad u neceb, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika, waxaanu xilka kala wareegi doonaa Madaxweynaha dalka Mauritania oo muddo sannad ah xilkan hayay.<!--more--><\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Zimbabwe, ayaa hogaamin doona dalalka Midowga Afrika, oo ka kooban 54 dal, waxaanu xilkan Guddoomiye-nimada Midawga Afrika uu yahay mid wereegto ah oo xilkiisu hal sanno yahay, waxaana sannad walba loo doortaa hogaamiye ka mid ah hogaamiyayaasha wadamada xubnaha ka ah Midowga Afrika<\/p>\n<p>Arabsiynews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Desk<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis Ababa(AN)-Madaxweynaha wadanka Zimbabwe, Robert Mugabe, oo ah 90 jir reer galbeedka aad u neceb, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika, waxaanu xilka kala wareegi doonaa Madaxweynaha dalka Mauritania oo muddo sannad ah xilkan hayay.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4997,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4996","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/s5kp1p-4996","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4996","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4996"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4996\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4996"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4996"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4996"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}