{"id":4983,"date":"2015-01-29T20:58:09","date_gmt":"2015-01-29T20:58:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4983"},"modified":"2015-01-29T20:58:09","modified_gmt":"2015-01-29T20:58:09","slug":"dhlinyarada-iyo-aqoonyahanka-beesha-gabooye-ee-gobolka-gabiley-oo-hambalyo-aan-la-soo-koobi-karin-u-diray-prof-daakir-suaashii-uu-waydiiyay-wasiir-maxamed-biixi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/29\/dhlinyarada-iyo-aqoonyahanka-beesha-gabooye-ee-gobolka-gabiley-oo-hambalyo-aan-la-soo-koobi-karin-u-diray-prof-daakir-suaashii-uu-waydiiyay-wasiir-maxamed-biixi\/","title":{"rendered":"Dhlinyarada Iyo Aqoonyahanka Beesha Gabooye Ee Gobolka Gabiley Oo Hambalyo Aan La Soo Koobi Karin U Diray Prof Daakir Su&#8217;aashii Uu Waydiiyay Wasiir Maxamed Biixi ."},"content":{"rendered":"<p>Dhanbaalkani Hanbalyada ah ayaa Waxa Diraya Dhalinyrada Wax Garadka\u00a0 Iyowaliba Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Gaar ahaana Kuwa Ku Dhaqan Gobolka Gabiley Oo Uu Kamdi Yahay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud Muumin Oo Kamid ahaa Musharixiintii Golaha Deegaanka Dagmada Gabiley Ee Ku Hadhay Doorashadii Dhawayd<\/p>\n<p>Dhanbaalkan ayaa Kugu Horayn Waxa Diraya Islamarkaasina Ka Hadlay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud Waxanu Ku Bilaabay Sidan &#8221;<\/p>\n<p>Waxan Halkan Marka Hore Hanbalyo Uga Dirayaa Aqoonyahan Daakir oo Kamida Aqoonyahanada Beesha Gabooye islamarkana Wakhti Xadirkan Ku nool\u00a0 UK Waxan Ugu Hanbalyaynayaa Taalabadii Geesinimada Lahayd ee uu Ku soo Bandhigay islamarkana Su,aalo Ka Waydiiyay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Su,aashasi oo Ahayd Sida Beesha Gabooye Uga Madhan Tahay Saxada Siyaasada Soomalilnd Su,aasha Uu Waydiiyay Aqoonyahan Daakir Waxay U dhignayd Sidan<\/p>\n<p>1-Sacatu Wasiir\u00a0 Soomaliland Beel Beel La socotaa Majirto\u00a0 In Run La isu Sheegaa Fiican Waayo Shirka Soomaliland Iyo Soomaliya\u00a0 Maxa Wada\u00a0 ma\u00a0 Somaliland iyo Somaliya Mise Waxa Wada Hadlaya\u00a0 Laba Beelood Waxa Weyi Inay Wada Hadlaan Shacabka Somaliland oo Midaysan iyo Soomaliya Sida Uu Dhigaayo Dastuurkeena Jamhuriyada Soomaliland\u00a0 in Uu Miiska Wadahadalka Ka Muuqdo Beelaha Dagan oo Dhani Dabcan Way Qaldantahay in Soomaliland Iyo Soomaliya Dabcan Anigu Waxbaan Ka Qoray Waana La i Maq La,yaa Beesha Gabooye Waxanan Ka Mid Ahay Todobada\u00a0 Nin Ee kumuniti La Yidhaa Somaliland Maynoorati Wayt ee Dharagtarka Ka Ah Ayaan Ku\u00a0 Jiraa Waxanan Ahay Ninka Dharagtarka Ka Ah Waxaanu Qrnay Waad imaqlaysaan Anaga Xaqayagii Aanu Ku lahayn Dawlada Soomaliland Wuu Maqanyahay Waxaanu Ku Maqan Yahay Xukumada\u00a0 Ee Kuma Maqna Shacabka Soomaliland\u00a0 Waxanu Diyaar Unahay xisbiyada Mucaridkana U sheegaynaa Mar kasta Inaa-naan Joojinayn Dagaalka Aanu Ku Raadinayno Xaqayaga\u00a0 Ilaa Aanu Helayno UNta Waraaqo Ayaan U Qornay Waxaan U Qornay Oo Kale Huyuman Raytiska\u00a0 Ajansiyad Wada Hoostaga Huyuman Raytiska Waan U qornay Waanu U Cadaynay in Soomaliland Dalkayagii Yahay Balse Xaqayagii MaqanyahayWaxana Saacatu Wasiir Mar khaati Ka Tahay In Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaaliya Aanay Ka Dhex Muuqanin\u00a0 Hal Qof Oo Gabooye Ahi , Waana wax laga Xumaado Arintaasi Oo Kale<\/p>\n<p>Hadaba Anoo Ka Mid ah Dhalinyarta Aqoonta leh Ee Ku Sugan Dalka Waxan Marlabaad Iyo Mar Sadexaad Ugu Hanbalyaynayaa Talaabada Geesinimada Leh Ee Uu Ku Hadlay Iyo\u00a0 Sida Loga Baahan Yahay Dalka Qof Isaga Oo kale ah<\/p>\n<p>Waxanan Ku Odhan Lahaa Wanu Kuu Bahanahay Marwalba Insha Allah Wanu Kugu Garab Taaganahay Markasta iyo Wakhti Kastoo ay Inagu Qaadato Sidii aynu U Heli Lahayn Xaqeenii .<\/p>\n<p>(Waa Qalinkii Maxamed Xasan Maxamuud Tel:0025224462056 Email&gt; (Hilaac98@gmail.com)<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhanbaalkani Hanbalyada ah ayaa Waxa Diraya Dhalinyrada Wax Garadka\u00a0 Iyowaliba Siyaasiyiinta Beesha Gabooye Gaar ahaana Kuwa Ku Dhaqan Gobolka Gabiley Oo Uu Kamdi Yahay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud Muumin Oo Kamid ahaa Musharixiintii Golaha Deegaanka Dagmada Gabiley Ee Ku Hadhay Doorashadii Dhawayd Dhanbaalkan ayaa Kugu Horayn Waxa Diraya Islamarkaasina Ka Hadlay Siyaasi Maxamed Xasan Maxamuud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4984,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5],"tags":[],"class_list":["post-4983","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1in","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4983","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4983"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4983\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4983"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4983"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4983"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}