{"id":49732,"date":"2019-04-21T13:47:50","date_gmt":"2019-04-21T13:47:50","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=49732"},"modified":"2019-04-21T13:47:50","modified_gmt":"2019-04-21T13:47:50","slug":"wasiirro-iyo-siyaasiyiin-shaaciyey-in-iyaga-qoysaskooduba-ka-mid-noqonayaan-macaamiisha-shirkadda-caymiska-ee-takaful","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/04\/21\/wasiirro-iyo-siyaasiyiin-shaaciyey-in-iyaga-qoysaskooduba-ka-mid-noqonayaan-macaamiisha-shirkadda-caymiska-ee-takaful\/","title":{"rendered":"Wasiirro iyo Siyaasiyiin Shaaciyey in iyaga Qoysaskooduba ka mid noqonayaan Macaamiisha Shirkadda Caymiska ee TAKAFUL"},"content":{"rendered":"<h4><strong>Hargeysa (AN)- Masuulyiin iyo siyaasiyiin isugu jira Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar hore uga tirsanaan jiray xukuumaddii hore, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah uga mid noqonayaan Macaamiisha Shirkadda Caymiska ee Takaful oo xalay u dabbal-degtay sannad-guuradii 5aad ee ka soo wareegtay xilligii la aasaasay shirkadda.<\/strong><\/h4>\n<h4><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"49733\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/04\/21\/wasiirro-iyo-siyaasiyiin-shaaciyey-in-iyaga-qoysaskooduba-ka-mid-noqonayaan-macaamiisha-shirkadda-caymiska-ee-takaful\/saddexda-wasiir\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?fit=800%2C441&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"800,441\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"Saddexda-Wasiir\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?fit=696%2C384&amp;ssl=1\" class=\"alignnone wp-image-49733 size-full\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?resize=696%2C384&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"384\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?w=800&amp;ssl=1 800w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?resize=300%2C165&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?resize=768%2C423&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?resize=696%2C385&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?resize=762%2C420&amp;ssl=1 762w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/h4>\n<h4><strong>Masuuliyiinta oo ka hadlay Munaasibad xuska sannadka 5aad ee Takaful loo qaybtay Hotel Ambassador ee Hargeysa, ayaa sheegay in wixii maanta ka dambeeya ka mid noqonayaan macaamiisa ku xidhan adeegyada Caymiska ee shirkaddu bixiso oo isugu jira dhinacyada Caafimaadka, Gaadiidka, Ganacsiga, Dhismaha iyo kuwo kale.<\/strong><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Wasiirkii hore ee Maaliyada\u00a0 Cabdicasiis Maxamed Samaale oo isna halkaa ka hadlay ayaa soo dhaweeyey adeegyada Caymiska ee Shirkadda, waxaanu xafladaasi kaga mid noqday masuuliyiin tiro badan oo intii ay munaasibadu socotay isu diwaan-geliyey inay kamid noqdaan dadka ku jira Caymiska Shirkadda Takaful.<\/strong><\/h4>\n<h4><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19.png\" rel=\"attachment wp-att-69553\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignright size-medium wp-image-69553\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19-300x169.png?resize=300%2C169\" sizes=\"auto, (max-width: 300px) 100vw, 300px\" srcset=\"http:\/\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19-300x169.png 300w, http:\/\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19-768x432.png 768w, http:\/\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19-620x349.png 620w, http:\/\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19-800x450.png 800w, http:\/\/somalilandpost.net\/slp\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/TAKAFUL-2019-19.png 1280w\" alt=\"TAKAFUL 2019 (19)\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>\u201cAnigu In kasta oo aan ka qayb-qaatay bilowgeedii, haddana wali caymiskaa maan gelin, sababtuna waxay ahayd maan haleelaynba. Laakiin laga bilaabo caawa (xalay), aniga iyo qoyskayguba, waanu galaynaa,\u201d \u00a0Sidaa waxa yidhi Siyaasi Cabdicasiis Samaale, waxaanu intaas ku daray in shirkadda TAKAFUL ku soo kordhisay Somaliland adeegga caymiska oo uu sheegay in si ballaadhan looga isticmaalo adduunka.<\/strong><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi oo iyaduna munaasibadda ka hadashay ayaa tilmaantay muhiimadda adeegga Caymisku u leeyahay bulshada oo ay ugu baaqday inay ka faa\u2019idaystaan adeegyada Shirkadda Takaaful, waxaanay madasha ka shaacisay inay ka mid noqonayso macaamiisha shirkadda. qaybaheeda kala<\/strong><\/h4>\n<h4 class=\"ezAdsense adsense adsense-midtext\"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-layout=\"in-article\" data-ad-format=\"fluid\" data-ad-client=\"ca-pub-2019911638289782\" data-ad-slot=\"1830683194\" data-adsbygoogle-status=\"done\"><ins id=\"aswift_3_expand\"><ins id=\"aswift_3_anchor\"><iframe id=\"aswift_3\" name=\"aswift_3\" width=\"826\" height=\"200\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/ins><\/ins><\/ins><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>\u201cDhammaanteen waynu u baahannahay meel aynu dhibaatadeenna kula ciirno. Waxaan leeyahay dhammaanteen inta joogta iyo inta idhegaysanaysaba, aynu ka mid noqonno macaamiisha shirkadda Takaakul oo aan anigu ahay qofka labaad ee Cabdicasiis Samaale ku xiga,\u201d Sidaas ayey tidhi Marwo Hinda Jaamac Xirsi.<\/strong><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Jidadka iyo Gaadiidka Cabdilaahi Abokor, ayaa noqday masuulkii saddexaad ee madasha ka shaaciyey inuu ka mid noqonayo macaamiisha Shirkadda Takaful.<\/strong><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><\/h4>\n<h4><strong>\u201cSaaxiibkay Cabdicasiis iyo Hinda waxay halkan ka sheegeen inay ka mid noqonayaan macaamiisha shirkadda Takaful Insurance, aniguna waxaan caawa (xalay) halkan ka sheegay inaan noqdo qofkii saddexaad ee ka qayb-gali doona,\u201d Sidaas ayuu yidhi Wasiir Cabdilaahi Abokor.<\/strong><\/h4>\n<h4><\/h4>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN)- Masuulyiin iyo siyaasiyiin isugu jira Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi iyo qaar hore uga tirsanaan jiray xukuumaddii hore, ayaa shaaca ka qaaday inay si rasmi ah uga mid noqonayaan Macaamiisha Shirkadda Caymiska ee Takaful oo xalay u dabbal-degtay sannad-guuradii 5aad ee ka soo wareegtay xilligii la aasaasay shirkadda. Masuuliyiinta oo ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":49733,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-49732","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Saddexda-Wasiir.png?fit=800%2C441&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cW8","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49732","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49732"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49732\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49734,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49732\/revisions\/49734"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49733"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49732"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49732"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49732"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}