{"id":4966,"date":"2015-01-29T16:33:54","date_gmt":"2015-01-29T16:33:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4966"},"modified":"2015-01-29T16:33:54","modified_gmt":"2015-01-29T16:33:54","slug":"dhaqaalaha-somaliland-oo-la-saadaaliyay-in-sannadka-2015-uu-kor-u-4-5","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/29\/dhaqaalaha-somaliland-oo-la-saadaaliyay-in-sannadka-2015-uu-kor-u-4-5\/","title":{"rendered":"Dhaqaalaha Somaliland Oo La Saadaaliyay In Sannadka 2015 Uu Kor u Kacay 4.5%"},"content":{"rendered":"<table class=\"main_table\" border=\"0\" width=\"865\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\" align=\"center\">\n<tbody>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" valign=\"top\"><\/td>\n<\/tr>\n<tr>\n<td colspan=\"2\" valign=\"top\" height=\"500\">\n<table class=\"middle_table\" style=\"height: 772px;\" border=\"0\" width=\"981\" cellspacing=\"0\" cellpadding=\"0\">\n<tbody>\n<tr>\n<td valign=\"top\">\n<div class=\"article\">\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/burcoonline.com\/uploads\/article\/photo\/IMG_5E1ED8-D3BD96-2A0B65-4A83B5-9F7C83-13AD02.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/burcoonline.com\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_5E1ED8-D3BD96-2A0B65-4A83B5-9F7C83-13AD02.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/burcoonline.com\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<div>Hargeisa (AN) \u00a0Sida ay saadaalisay Jariidada Economist ee ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa saadaalisay in sannadka 2015 uu dhaqaaluhu kor u kici doono 4.5%-kiiba.<\/div>\n<div>Warbixintan ayaa lagu sheegay in waddanka sida ugu weyn u saamayn doonto dhaqaale la\u2019aantu noqon doono dalka Sierra Leone, sababo la xidhiida xanuunka Ebola ee ka dilaacay waddamadda Waqooyiga Afrika qaarkood.<br \/>\nWarbixinta Jariidada Economist ayaa lagu sheegay in marka laga yimaado Japan, qaarada Aasiya iyo Australia noqon doonaan meelaha koboca ugu horeeya gaadhi doona.<\/p>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>hase yeeshee waxay saadaashu ka dayrisay dhaqaalaha galbeedka Afrika iyo Qaaradaha europe.<\/p>\n<p>Warbixintan ayaa ku soo beegmaysa xilli miisaaniyadda qaranka Somaliland laga dareemayo koboc sare sannadihii u dambeeyey, isla markaana sannadkani yahay kii ugu badnaa intii jamhuuriyadda Somaliland la soo noqotay madax-banaanideeda, inkastoo cabiraada koboca dhaqaalahu aanu keliya ku xidhnayn koboca miisaaniyadda, haddana wuxuu ka qeybqaadanayaa awooda wax-iibsiga dadka iyo guud ahaan qiyaasta horumarka iyo dhismaha kaabayaashiisa.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa (AN) \u00a0Sida ay saadaalisay Jariidada Economist ee ka soo baxda dalka Ingiriiska ayaa saadaalisay in sannadka 2015 uu dhaqaaluhu kor u kici doono 4.5%-kiiba. Warbixintan ayaa lagu sheegay in waddanka sida ugu weyn u saamayn doonto dhaqaale la\u2019aantu noqon doono dalka Sierra Leone, sababo la xidhiida xanuunka Ebola ee ka dilaacay waddamadda Waqooyiga Afrika [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4967,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4966","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1i6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4966","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4966"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4966\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4966"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4966"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4966"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}