{"id":4960,"date":"2015-01-29T16:20:28","date_gmt":"2015-01-29T16:20:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4960"},"modified":"2015-01-29T16:20:28","modified_gmt":"2015-01-29T16:20:28","slug":"xukummada-somaliland-oo-sheegtay-markabka-hubka-badan-sida-ee-fadhiya-magaalada-berbera-in-dhamaan-hubkaasi-laga-soo-dejin-doono","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/29\/xukummada-somaliland-oo-sheegtay-markabka-hubka-badan-sida-ee-fadhiya-magaalada-berbera-in-dhamaan-hubkaasi-laga-soo-dejin-doono\/","title":{"rendered":"Xukummada Somaliland oo Sheegtay Markabka Hubka Badan Sida ee Fadhiya Magaalada Berbera In Dhamaan Hubkaasi Laga Soo Dejin Doono"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb22.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4961\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb22.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"thumb\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeisa (AN) Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in markabkii dhawaan ay ku qabatay hubka aan laga dajin doono, isla markaasna sheegtay inay baadhitaano ku socdaan.<\/p>\n<p>Markabkan oo warar is khilaafsan ay ka soo baxayeen ayay xukuumaddu sheegtay in aan la sii dayn doonin waxaana sidan warbaahinta u sheegay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo warbaahinta ay waydiisay xaalada markabkaasi halka ay ku danbaysay, waxaana isaga oo arimahaas ka hadlaayay uu yidhi &#8220;Markabkaasi Wuu Xidhan Yahay Hubkana Waa Laga Dajinyaa,Sidaasna Wuu Ku Xidhan Yahay Wax Dib Loo Saraayana Ma Jirto Badhitaano Xoogana Wey Ku Socdaan.\u201d<\/p>\n<p>Markabkan hubka lagu qabtay ayaanay wali ka soo baxayn warar madaxbanaan, marka laga yimaado wararka ay xukuuamdda Somaliland ka baahisay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeisa (AN) Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqday in markabkii dhawaan ay ku qabatay hubka aan laga dajin doono, isla markaasna sheegtay inay baadhitaano ku socdaan. Markabkan oo warar is khilaafsan ay ka soo baxayeen ayay xukuumaddu sheegtay in aan la sii dayn doonin waxaana sidan warbaahinta u sheegay wasiirka arimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4961,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4960","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1i0","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4960","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4960"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4960\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4960"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4960"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4960"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}