{"id":49592,"date":"2019-04-09T15:30:37","date_gmt":"2019-04-09T15:30:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=49592"},"modified":"2019-04-09T15:30:37","modified_gmt":"2019-04-09T15:30:37","slug":"qaramada-midoobe-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-liibiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/04\/09\/qaramada-midoobe-oo-ku-baaqday-in-deg-deg-loo-joojiyo-dagaalka-liibiya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobe oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka Liibiya."},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo colaadda ka aloosan Magaalada Tripoli ee Caasimadda Dalka Liibiya.<\/p>\n<p>Tobanaan Qof ayaa ku dhimatay,Kumanaan kalena way ka barakaceen Magaalada Tripoli,\u00a0 markii ay weerar xooggan ku soo qaadaeen halkaasi ciidamo uu hoggaaminayo, Gen; Khalifa Hafta, oo kasoo horjeeda Dowladda uu Caalamka aqoonsan yahay ee Liibiya.<\/p>\n<p>Janaraal; Khalifa Hafta, ayaa sheegtay in ay Ciidamadiisu qabsadeen Garoonka Diyaaradaha ee Tripoli, wuxuuna ku Gacan sayray baaqyo caalami ah oo kaga yimid Qaramada midoobay iyo dhex dhexaadiyeyaal kale oo Caalami ah.<\/p>\n<div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha guud ee Jimciyadda quruumaha ka dhaxaysa, Antonio Guterres, ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo colaadda ka aloosan Magaalada Tripoli ee Caasimadda Dalka Liibiya. Tobanaan Qof ayaa ku dhimatay,Kumanaan kalena way ka barakaceen Magaalada Tripoli,\u00a0 markii ay weerar xooggan ku soo qaadaeen halkaasi ciidamo uu hoggaaminayo, Gen; Khalifa Hafta, oo kasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":49593,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-49592","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/Simon-Antonio-Guterres-e1530483799307.jpg?fit=1408%2C695&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cTS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49592","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49592"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49592\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49595,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49592\/revisions\/49595"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49593"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49592"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49592"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49592"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}