{"id":49556,"date":"2019-04-06T15:05:51","date_gmt":"2019-04-06T15:05:51","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=49556"},"modified":"2019-04-06T15:05:51","modified_gmt":"2019-04-06T15:05:51","slug":"nin-aad-ugu-dhaw-trump-oo-loo-doortay-gudoomiyaha-bankiga-aduunka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/04\/06\/nin-aad-ugu-dhaw-trump-oo-loo-doortay-gudoomiyaha-bankiga-aduunka\/","title":{"rendered":"Nin aad ugu dhaw Trump oo loo doortay gudoomiyaha Bankiga aduunka"},"content":{"rendered":"<div class=\"with-extracted-share-icons\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share\">\n<div class=\"story-body__mini-info-list-and-share-row\">\n<div class=\"mini-info-list-wrap\">\n<div class=\"date date--v2\" data-seconds=\"1554517150\" data-datetime=\"6 Abriil 2019\" data-timestamp-inserted=\"true\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"share-tools--no-event-tag\">\n<div id=\"comp-pattern-library\" class=\"distinct-component-group container-twite\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>David Malpass, ayaa ahaa musharaxa keliya ee u tartamayay xilkan waxa ayna doorashadiisu ka dhigan tahay in marwalba musharax Mareykank ah uu maamulayo bankigan, halka dadka kasoo jeedo dalalka Yurubna ay qaataan xilalka sare ee hay&#8217;adda lacagta aduunka ee IMF.<\/p>\n<p>David Malpass ayaa doorashadiisu waxaa ay ahayd mid muran dhalisay kadib markii Madaxweyne Trump u doortay in uu xilkaan qabto .<\/p>\n<figure class=\"media-with-caption\">\n<div class=\"player-with-placeholder\">\n<div class=\"player-with-placeholder\">\n<div class=\"media-player-wrapper\">\n<div id=\"sticky-player-1\" class=\"sticky-player--enabled\">\n<div class=\"sticky-player__wrapper\">\n<div class=\"sticky-player__body\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div><figcaption class=\"media-with-caption__caption\">Baanka Adduunka oo deeq lacageed siiyey Soomaaliya<\/figcaption><\/figure>\n<p>Wuxuu aad u dhaliili jiray Hay&#8217;addaha caalamiga ah sida Bangiga aduunka iyo khuburo badan oo dhinca horumarka ah kuwaas oo walaac ka muujinayay doorashada Trump ee sarkaalkaan oo ay quburadu sheegayaan in uu ahaa nin aan dooneynin wax ka qabashada dhanka isbadalka Cimilada<\/p>\n<p><a class=\"story-body__link\" href=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/40268959\">Bankiga adduunka oo gargaar ugu deeqaya qaaradda Afrika <\/a><\/p>\n<p>SarKaalkaan ayaa hadda doonaya in aanay niyad jab ku keenin magacaabistiisa oo laga hor yimid waxaana uu muujinayaa in ay ka go&#8217;antahay wax qabashada howlaha horyaala<\/p>\n<p>Inkastoo la dhaleeceeyay qabashada maraykanka ee Bankiga aduunka haddana Mr Malpass wuxuu ahaa musharaxa kaliya ee xilkaan u taagnaa hase yeeshe doorashadii dhacday 2012-kii waa loo tartamay .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>David Malpass, ayaa ahaa musharaxa keliya ee u tartamayay xilkan waxa ayna doorashadiisu ka dhigan tahay in marwalba musharax Mareykank ah uu maamulayo bankigan, halka dadka kasoo jeedo dalalka Yurubna ay qaataan xilalka sare ee hay&#8217;adda lacagta aduunka ee IMF. David Malpass ayaa doorashadiisu waxaa ay ahayd mid muran dhalisay kadib markii Madaxweyne Trump u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":49557,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-49556","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/106325060_b92533c9-d4f2-4707-982c-6aa138bea8ab.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cTi","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49556","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49556"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49556\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49558,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49556\/revisions\/49558"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49556"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49556"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49556"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}