{"id":49545,"date":"2019-04-05T13:54:58","date_gmt":"2019-04-05T13:54:58","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=49545"},"modified":"2019-04-05T13:57:33","modified_gmt":"2019-04-05T13:57:33","slug":"49545","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/04\/05\/49545\/","title":{"rendered":"Waa Tuma Fanaanada Reer Suudaan Ee Usbuucan Dhex Qaadday Wiilasha Soomaaliyed?!!"},"content":{"rendered":"<div id=\"article_body\" class=\"body\">\n<p>Nada Maxamed Cismaan Xaamud Waxay Ku Magac-Dheertahay Nada (\u0627\u0644\u0642\u0644\u0639\u0629) Naanaystan Al-Galaa\u201d Ayaa Ah\u2019 Deegaankii Ay Ku Dhalatay Magaciisa Kuna Gaashaan Qaaday Nada.<\/p>\n<table>\n<tbody>\n<tr>\n<td><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/foorenews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/com.nada_.algalaai.bahadev.png?w=696&#038;ssl=1\" \/><\/td>\n<\/tr>\n<\/tbody>\n<\/table>\n<div id=\"middle_article_campaign\"><\/div>\n<p>Nada Waxay 1- Feb- 1975 Ku Dhalatay Deegaanka Al-Galaa Ee Dhaca Agagaarka Khartuum, Fankeeda Waxay Kasoo Bilowday Waagii Ay Iskuulka Dhigan Jirtay, Oo Ay Xafladaha Dugsigeeda Lagu Dhigo Ka Qaadi Jirtay Nashiidooyin, Iyo Heesaha Wadaniga ah\u2019.<\/p>\n<p>Waxay Kasoo Jeedaa Nada Qoys Dhakhaatiir Ah\u2019 Dhamaantood, Aabeheed Waxa Uu Ahaa\u2019 Dhakhtar Dhanka Dhimirka ah\u2019 Reer-Koodu Waxay La Doonayeen Inay Noqoto Dhakhtarad Sida Walaasheed Iyo Hooyadeed.<\/p>\n<p>Nada Wax-barashadii Markii Ay Dugsi Sare Dhamaysay Way Iskaga Hadhay, Markii Ay Gaadhay Da\u2019deedu 17- Sanadood Waxay Guursatay Organiistahii &#8220;Musician\u201d Caanka Ahaa Ruug-cadaa, (\u0648\u0644\u064a\u062f \u062d\u062c\u0627\u0632\u064a) Oo Ay Aad U Jeclayd, Da\u2019diisu Waxay Ahayd 70-Sanadood, Waxaanu Baray Organ\u2019ka Soo Gelideedii Fanka Ayaa Uu Garab Ku Siiyey, Isaga Ayaana Soo Saaray, Waxaanay Fanka Si Toosa Ugu Soo Biirtay, Markay Da\u2019deedu Ahayd, 22-Sanadood, Ninkeedii Ayaa Ka Geeriyooday, Waxaanay U Dhashay Waliid Wiilkeeda Curad Ee Lagu Magacaabo (\u0648\u0627\u0621\u0644\u064b) Oo Wakhtigan Jira 26-Sanadood Oo Ah Aabe Haysta Wiil.<\/p>\n<p>&#8220;Qisada Jacaylka Nada Iyo Waliid Oo Kooban\u201d<\/p>\n<p>( Nada Waagii Ay Iskuulka Dhiganaysay Waxay Aad U Jeclayd Inay Maruun La Kula to Waliid Oo Aad Uga Weynaa, Waxay Nasiib U Heshay Inay La Kulanto Markay Ahayd 16-Sanadood, Kadib Waxay U Qaaday Jacayl Xad-Dhaafa Waxay Sheegtay Si\u2019Ay Waliid Ula Qaadato Wakhti Inay Iskuulka Muddo-Badan Maqnaan Jirtay, Maadama Waliid Uu Ag-Deganaa Jidka Ay Iskuulka U Marato, Nada,si Dhakhso Ah\u2019 Ayayna U Aqal-Galeen, Sanadkii 1992-dii, Halka Ay Nada Waliid Baratay 1991-Dii, Jacayl Aan U Qabo Dartii kama Ahaan Karayn, Waxaanan Xiiso-U Qabay Inaan Xaaskiisa Noqdo)<\/p>\n<p>Markii Ay Aqal Galeen Waxa U Ka Weynaa 53- Sanadood, Waxay Ahayd 17-Jir Isna Waxa Uu Ahaa 70-Jir.<\/p>\n<div id=\"MarketGidComposite343340\" class=\"yui3-cssreset\">\n<div class=\"mgbox\">\n<div class=\"mgline teaser-2716438 type-w\">\n<div class=\"resize-sensor\">\n<div class=\"resize-sensor-expand\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"resize-sensor-shrink\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>Waliid Nada Waa Ay U Ducaysaa Mar-kasta Oo La Waraysanayo Afkana Kama Dhigto, Waana Jacaylkii Ugu Horeeyey Ugana Dambeeyey Ee Soo Mara Nada.<\/p>\n<p>Nada Waxay Dhex-Qaaday Badweyntii Fanka Mar Labaad Ayay Guursatay Ninka Lagu Magacaabo, (\u0627\u062d\u0645\u062f \u0627\u0644\u0641\u0643\u064a) , Nasiib Darro Se Muddo Kooban Markii Ay Is Qabeen Ayaa Uu Geeriyooday-2009-kii Waxaanay U Dhashay Inanteeda (\u0648\u062f \u0627\u062d\u0645\u0630) Oo Ah\u2019 Wakhtigan 19- jir.<\/p>\n<p>Nada Qabiil Ahaan\u2019 Waxay Kasoo Jeedaa Qabiilada Dalkaasi Sudan <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" draggable=\"false\" src=\"file:\/\/\/C:\/Users\/GOOD\/AppData\/Local\/Temp\/msohtmlclip1\/01\/clip_image001.gif\" alt=\"????????\" width=\"32\" height=\"32\" \/>Ee La Yaso, Waa Qabiilka Al-Shaad, Mana Aha\u2019 Qabiil Weyn, Waana Dad Islaama.<\/p>\n<p>Nada Markii Ay Sayaasheedii Xijaabteen, Ma Guursan Nin Sadexaad Se Waxay Awooda Saartay Fankeedii Iyo Koriimada Labadeedii Ubad Ahaa, Waxay Samaysatay Koox-U Garaacay Muusiga Oo Hababkii Hore U Garaaca, Waxaanay U Heestii Si Toosa, Oo Aan Ahayn Habka Casriga ah \u2018Ee (Playback).<\/p>\n<p>Waa Mid Aad Looga Jecel Yahay Qaarada Afrika, Fankeeduna Waxa Uu Ka Gudbay Xuduudaha, Waxaanay Ku Galaa Bixisaa Safaro-Faneed Badi Wadamada Afrika.<\/p>\n<p>Nada Waa 44- Jir Aad Fankeeda Looga Jecelyahay Qaarada Afrika, Waa Mid Soo Jiidasho Badan, Hab-Labiskeeda, Hanaankeed-Masrixiyadeed, Hab-Luuqeedkeeda Heeseed, Waa Mid Soo Jiidatay Raga-Iyo Dumarkaba.<\/p>\n<p>Loogu Iibsiga Badan Yahay Waxa Weeye Dharka Magaceeda Loo Baxshay &#8220;Nada\u201d Ee Ay Xidhato, Xataa Habka-Cillaanka (Xinaha) Ay U Marsato, Iyada Ayaa Loogu Magac Daray Nada Oo Wuu Ka Qaalisanyahay Nashaqadaha Kale, Waxay Ku Lebistaa Nada Dahab-Aad U Qaaliya, Waana Fanaanad Qaniimo Haysata.Dharka Dumarka Ugu Badan Ee Sudan<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" draggable=\"false\" src=\"file:\/\/\/C:\/Users\/GOOD\/AppData\/Local\/Temp\/msohtmlclip1\/01\/clip_image001.gif\" alt=\"????????\" width=\"32\" height=\"32\" \/><\/p>\n<p>Nada Ayaa Mar La Waydiiyey Mar Sadexaad Ma Guursan-doontaa Waxay Ku Jawaabtay Haa Se Nin Xaasle Ma Guursan Doono, Hadana Nada Waxay Diiday Guurka Niman Badan Oo Ganacsato Iyo Madax Isugu Jirta. Nada Ayaa Markan U Jan-jeedha Dhanka Dhalinyarada Maadaama Oo Ay Labadii Jeer Ee Ay Guursatayba Soo Guursatay Laba Nin Oo Da\u2019aan Aad Uga Waaweynaa, Waxaana Mar-Suuqa U Galay Inay Guursatay Wiilka Dhalinyarada ah\u2019 Ee Noor-Al Sho\u2019am, Maadaama Oo Ay Aad Isugu Dhawaayeen, Taasoo Ugu Dambayn Been Noqotay.<br \/>\nWaana Fanaanad Baraha Bulsha Aad Looga Hadal Hayo, Welina Lama Guursan, Nada.<\/p>\n<p>Nada Waxay Qaaday 240-Heesood Oo Isugu Jiray Jacayl, Wadani, Ammaan,Daadis,Dhaliil, Dhaleecayn,<br \/>\n32-Kamida Ayaa Ay Laxamaysay Heesahaa, Waxaanay Fara-Gelin Ku Leedahay Siyaasada Dalkaasi Sudan<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" draggable=\"false\" src=\"file:\/\/\/C:\/Users\/GOOD\/AppData\/Local\/Temp\/msohtmlclip1\/01\/clip_image001.gif\" alt=\"????????\" width=\"32\" height=\"32\" \/>, Dhawr Mar Ayaa Ay Madaxweye Cumar Xasan Al-Bashiir Isku Khilaafeen Siyaasada Una Qaaday Heeso-Dhaliila Oo saamayn Badan, Ilaa Ay Heshiiyeen.<\/p>\n<p>Nada Waxay Gacan-saar la Leedahay Madaxda Afrika Iyo Kuwa Carbeed Madaxweynaha Masar, Madaxweynaha Nigeria, Boqorka Imaratka-Carbata, iyo Madax Kale Oo badan<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"clear\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nada Maxamed Cismaan Xaamud Waxay Ku Magac-Dheertahay Nada (\u0627\u0644\u0642\u0644\u0639\u0629) Naanaystan Al-Galaa\u201d Ayaa Ah\u2019 Deegaankii Ay Ku Dhalatay Magaciisa Kuna Gaashaan Qaaday Nada. Nada Waxay 1- Feb- 1975 Ku Dhalatay Deegaanka Al-Galaa Ee Dhaca Agagaarka Khartuum, Fankeeda Waxay Kasoo Bilowday Waagii Ay Iskuulka Dhigan Jirtay, Oo Ay Xafladaha Dugsigeeda Lagu Dhigo Ka Qaadi Jirtay Nashiidooyin, Iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":49546,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_publicize_message":"","jetpack_publicize_feature_enabled":true,"jetpack_social_post_already_shared":true,"jetpack_social_options":{"image_generator_settings":{"template":"highway","default_image_id":0,"font":"","enabled":false},"version":2},"jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-49545","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_publicize_connections":[],"jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/s5kp1p-49545","jetpack_sharing_enabled":true,"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/04\/hal.png?fit=269%2C310&ssl=1","_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49545","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49545"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49545\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49549,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49545\/revisions\/49549"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/49546"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49545"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49545"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49545"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}