{"id":49357,"date":"2019-03-21T14:15:15","date_gmt":"2019-03-21T14:15:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=49357"},"modified":"2019-03-21T14:15:15","modified_gmt":"2019-03-21T14:15:15","slug":"somaliland-shirkii-golaha-wasiirada-maxaa-kasoo-baxay-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/03\/21\/somaliland-shirkii-golaha-wasiirada-maxaa-kasoo-baxay-2\/","title":{"rendered":"Somaliland Shirkii Golaha Wasiirada Maxaa Kasoo Baxay?"},"content":{"rendered":"<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Kal-fadhigii 31<sup>-aad\u00a0<\/sup>ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), \u00a0ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay\u00a0<b><u>21\/03\/2019<i>,<\/i><\/u><\/b>\u00a0waxa lagu ansixiyey siyaasadda shaqaalaha rayidka ah oo ay golaha horkeentay Wasaaradda shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo qoysku.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Waxa kale oo goluhu warbiximo ka dhegeysteen wasaaradaha horumarinta maalgashiga iyo dhalinyarada iyo ciyaaraha, ugu horayntiina wasiirka maalgashiga ayaa golaha ka horjeediyey qorshe hawleedka wasaaraddaasi, isagoo ku dheeraaday muhiimada maalgashiga, horumar muuqdana ka sameeyeen iibgeynta maalgashiga dalka, isagoo xusay inuu si xawli ah u socdo maalgashiga gudaha ee muwaadiniintu. Isla markaana ay xidhiidho la sameeyeen maalgashadayaal caalamiya, si looga faa\u2019iideeyo khayraadka dihin ee waddanka, korna loogu qaado kobaca dhaqaalaha iyo shaqo abuurka da\u2019 yarta.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Dhinaca kale Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha ayaa golaha u sharaxay dedaalada wasaaraddu ugu jirto jihaynta dhalinyarada iyo horumarinta ciyaaraha kala duwan ee dalka, waxaanu wasiirku tilmaamay inay ku hawlan yihiin dardargelinta ciyaaraha kala duwan iyo dhiirigelintooda.<\/p>\n<p class=\"x_gmail-MsoNoSpacing\">Ugu danbayntiina waxa uu goluhu dood dheer ka yeeshay\u00a0wax-ka-beddelka\u00a0iyo kaabista\u00a0xeerka shaqaalaha rayidka ah Xeer\/No\/31\/2004, sidoo kale waxa goluhu soo jeediyey in la horkeeno xeerka maamulka dhulka ee wasaaradda hawlaha guud, dhulka iyo guryeynta, si xal waara loogu helo khilaafaadka dhulka.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><u>ALLAA MAHAD LEH<\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">\u00a0Maxamuud Warsame Jaamac<\/span><\/b><b><u><\/u><\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b><span lang=\"SQ\">Af-hayeenka Madaxweynaha JSL.<\/span><\/b><b><\/b><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kal-fadhigii 31-aad\u00a0ee golaha wasiirradda Jamhuuriyadda Somaliland, oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (saylici), \u00a0ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay\u00a021\/03\/2019,\u00a0waxa lagu ansixiyey siyaasadda shaqaalaha rayidka ah oo ay golaha horkeentay Wasaaradda shaqo gelinta arrimaha bulshada iyo qoysku. Waxa kale oo goluhu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":40874,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-49357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/01\/Golaha-wasiirada3.jpg?fit=500%2C219&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cQ5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=49357"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49358,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/49357\/revisions\/49358"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/40874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=49357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=49357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=49357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}