{"id":4875,"date":"2015-01-28T14:10:57","date_gmt":"2015-01-28T14:10:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4875"},"modified":"2015-01-28T14:10:57","modified_gmt":"2015-01-28T14:10:57","slug":"khubaro-si-xeeldheer-uga-faalootay-ajaanibka-isis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/28\/khubaro-si-xeeldheer-uga-faalootay-ajaanibka-isis\/","title":{"rendered":"Khubaro Si Xeeldheer Uga Faalootay Ajaanibka ISIS"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/CCA32EFB-1E6D-4B8B-926F-4679393BCF19_w640_r1_cx19_cy0_cw78_s.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4878\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/CCA32EFB-1E6D-4B8B-926F-4679393BCF19_w640_r1_cx19_cy0_cw78_s-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"CCA32EFB-1E6D-4B8B-926F-4679393BCF19_w640_r1_cx19_cy0_cw78_s\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Bilihii ugu damabeeyey waxaa soo badanayay tirada mintidiinta ajaanibta ah ee lagu dilayo waddamada Ciraaq iyo Siiriya. Khubarada wax ka qorta ururka ISIS waxay markii ugu horraysay sheegayaan in laga yaabo\u00a0 in hoggaanka ISIS uu si ula kac ah uu furimaha hore ee dagaalka ugu dirayo maleeshiyada ajaanibta si uu tiradooda u dhimo.<\/h2>\n<h2>Waayo-aragnimo tan la mid ah waxay ku dhacday mintidiinta ajaanibta ah ee ku biiray ururka Al-Shabab kuwaasi oo ugu horrayn la soo dhoweeyey balse markii dambe la bartilmaameedsaday.<\/h2>\n<h2>Muddo ka badan sannad waxay jihaadiyiinta caalamka ka imanayay si baaxad leh ugu sii qulqalayayeen waddamada Ciraaq iyo Siiriya si ay\u00a0 uga garab dagaalamaan kooxaha xagjirka gaar ahaan ururka ISIS.<br \/>\nTirooyinka ay khubartadu sheegeen ayaa gaadhaya ilaa 15,000 oo jihaadiyiin caalamka ka kala yimid oo gaadhay Ciraaq iyo Siiriya.Tiro laxaad leh oo ka mid ah ayaa ka kala yimaadeen Yurub iyo Waqooyiga Amerika.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bilihii ugu damabeeyey waxaa soo badanayay tirada mintidiinta ajaanibta ah ee lagu dilayo waddamada Ciraaq iyo Siiriya. Khubarada wax ka qorta ururka ISIS waxay markii ugu horraysay sheegayaan in laga yaabo\u00a0 in hoggaanka ISIS uu si ula kac ah uu furimaha hore ee dagaalka ugu dirayo maleeshiyada ajaanibta si uu tiradooda u dhimo. Waayo-aragnimo tan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4878,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4875","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1gD","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4875","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4875"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4875\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4875"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4875"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4875"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}