{"id":4848,"date":"2015-01-28T13:52:35","date_gmt":"2015-01-28T13:52:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4848"},"modified":"2015-01-28T13:52:35","modified_gmt":"2015-01-28T13:52:35","slug":"biidmillaahi-karriim-madaxweynuhu-kamaba-degayo-xilka-isagoo-wadada-ceerigaabo-xadhiga-ka-jaro-mooyaane-xildhibaan-nac-nac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/28\/biidmillaahi-karriim-madaxweynuhu-kamaba-degayo-xilka-isagoo-wadada-ceerigaabo-xadhiga-ka-jaro-mooyaane-xildhibaan-nac-nac\/","title":{"rendered":"Bi\u2019idmillaahi Karriim Madaxweynuhu Kamaba Degayo Xilka Isagoo Wadada Ceerigaabo Xadhiga Ka Jaro Mooyaane\u201d Xildhibaan Nac-nac"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/cacd0f3dfc65f0a59b30f3fba685a54b_S.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4852\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/cacd0f3dfc65f0a59b30f3fba685a54b_S.jpg?resize=200%2C222\" alt=\"cacd0f3dfc65f0a59b30f3fba685a54b_S\" width=\"200\" height=\"222\" \/><\/a>Hargeysa(AN)Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac, oo ka tirsan Mudaneyaasha Wakiilada Somaliland,ayaa maanta warbaahinta u \u00a0Sheegay hadalo u muuqda inay Suuq gayn u yihiin Madaxweyne Siilaanyo,sidoo kalena Mucaaradka duray.<\/p>\n<p>Xildhibaan Nac-nac waxa uu sheegay \u00a0inuu ku rajo weyn yahay in Madaxweyne Siilaanyo aanu xilkak ka dagi doonin isagoon dhamaystirin Jidka Isku xidha Togdheer iyo Sanaag ee hawshiisu socoto \u201cWaddada Ceerigaabo ayaanu dhamaystiraynaa haddaanu helno Doorashada,waxaanu leenahay inta imika aanu joogno waad arkaysaan 70KM ee u horeeyay way socdaa,Insha Allahna sidaanu filayno Madaxweynuhu kamaba tagayo isagoo waddadaas dhamaystiro mooyaane.<\/p>\n<p>Waddooyinka kale way iska dhamaanayaan oo waa 60KM iyo 70KM iyo waxyaabahaas weeyaane, Insha Allah Bi\u2019idmillaahi Kariim kamaba tagayo isagoo waddadaas Ceerigaabo fura oo xadhiga ka jara mooyaane ka tagi maayo ayaanu leenahay\u201d ayuu yidhi Xildhibaan Nac-nac.<\/p>\n<p>Xildhibaan Nac-nac waxa uu Mucaaradka u soo jeediyay inay Xukumadda Dhaliisha ka daayaan oo dadka u bandhigaan waxay qaban doonaan \u201cTakale Nimankan Mucaaradka ah,waar Waxqabadkiina Umadda u sheega oo waxaasaanu qabanaynaa dhaha boqol goor oo horena waanu idiin sheegnaye\u201d ayuu yidhi Xildhibaan Nac-nac.<\/p>\n<p>Hadalkan Xildhibaan Nac-nac Xukumadda uu taabacsan yahay iyo Madaxweyne Siilaanyo ugu Ishaaray inay joogayso inta laga dhamaystirayo Jidka Ceerigaabo oo ka badan 300Km,haddana ku dhawaad 30 la dhisay ayaan la garanayn siday suuro gal u noqonaysa,hase ahaatee waxaa mar kale u sharaxan Doorashada Madaxweyne Siilaanyo,iyadoo aan la saadaalin karrin inuu mar kale ku guulaysan doono doorashada.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac, oo ka tirsan Mudaneyaasha Wakiilada Somaliland,ayaa maanta warbaahinta u \u00a0Sheegay hadalo u muuqda inay Suuq gayn u yihiin Madaxweyne Siilaanyo,sidoo kalena Mucaaradka duray. Xildhibaan Nac-nac waxa uu sheegay \u00a0inuu ku rajo weyn yahay in Madaxweyne Siilaanyo aanu xilkak ka dagi doonin isagoon dhamaystirin Jidka Isku xidha Togdheer iyo Sanaag ee hawshiisu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4852,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4848","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1gc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4848","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4848"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4848\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4848"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4848"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4848"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}