{"id":48448,"date":"2019-02-02T19:20:09","date_gmt":"2019-02-02T19:20:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=48448"},"modified":"2019-02-02T19:21:31","modified_gmt":"2019-02-02T19:21:31","slug":"taliyaha-ciidanka-qaranka-oo-fasiray-sababtii-keentay-inuu-19-sannadood-ka-hor-guutadii-1aad-u-dejiyo-magaalada-oog-duruufahii-ku-xeernaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/02\/02\/taliyaha-ciidanka-qaranka-oo-fasiray-sababtii-keentay-inuu-19-sannadood-ka-hor-guutadii-1aad-u-dejiyo-magaalada-oog-duruufahii-ku-xeernaa\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Fasiray  19 sannadood ka hor Guutadii 1aad u dejiyo Magaalada Oog &#038; Duruufahii ku Xeernaa."},"content":{"rendered":"<p class=\"x_MsoNormal\"><b>\u201cSannadguuradii 1aad, ilaa maanta sannadguuradiisii 25aad, oo rubuc-qarni ah Ciidanka Qaranku waxuu heegan ugu jiray difaaca &amp; Ilaalinta Qaranka JSL.\u201d<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\"><b>Sannadguurada 25aad ee Ciidanka Qaranka ayaa laga xusay dhamaan Gobolada dalka.<\/b><\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Hargeysa- Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL, Sarreeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa shaaca ka qaaday in aasaaskii koowaad ilaa maanta Ciidanka Qaranku\u00a0 heegan ugu jiro sugitaanka nabadgelyada &amp; difaaca Qaranka JSL.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasibad loo qabtay xuska sannadguuradda 25aad ee Ciidanka Qaranka, oo\u00a0 \u00a0Madaxweynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi, madaxda Goleyaasha Qaranka, Asxaabta Mucaaradka, Safiirada jooga dalka, martisharaf kala duwan ka soo qeybgaleen ayaa maanta lagu qabtay xarunta Taliska guud ee Hargeysa.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Khudbad Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL, Sarreeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani \u00a0uu xog-waran ka bixinayey sooyaalka aasaaskii Ciidanka Qaranka, guulahii ay soo hooyeen, iyo hiigsigooda mustaqbal, ayuu hadalkiisa ku bilaabay,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cSannadguuradii 1aad, ilaa maanta sannadguuradiisii 25aad, oo rubuc-qarni ah Ciidanka Qaranku waxuu heegan ugu jira difaaca &amp; Ilaalinta Qaranka JSL, sidoo kalena, ciidanku u dhaqaaqay sidii maamulka dawladnnimo loo gaadhsiin lahaa guud ahaan dalka, iyo sugitaanka nabadgelyada xuduudahiisa. Waanad ku mahadsan tihiin, waa kaa manta geedkii aad beerteen la hadhsanayo.\u201d Ayuu yidhi.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL S\/G Nuux\u00a0 oo ka hadlayey qaabkii guutadii ugu horeysay ee Ciidanka Qaranka loo geeyey Gobolada Barriga JSL ayaa yidhi,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cWaxay ahayd sannadkii 2000, markii Guutadii u horaysay 17aad aanu ka rarnay Dararweyne, oo dejinay Oog. maalintii aanu tagnay dadkuna way nala yaabanaayeen, magaaladaa oo cariishyo yaryar ahayd. Labadii biloodba mar ayaan guutooyinka isku bedbedeli jiray. Ciidan wakhtigaa magaalada Burco ka shisheeyey ma jirin.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Taliye Nuux\u00a0 oo tafaasiil ka bixinayey qorshayaashii lagu tayeynayey Ciidanka Qaranka iyo muhiimada ka dambaysay furitaanka Dugsiyo \u00a0tababar ayaa yidhi,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cMudane Madaxweyne waxaan bilownay qorshayaashii lagu tayeynayey Ciidanka Qaranka, waxaanan abuurnay Dugsiyo tababar kala duwan. Ciidanka Qaranku waxuu leeyahay 6 Dugsi Tababar, mid Dugsiga C\/lahi Askar (AHN) ee saraakiisha lagu tababaro,dhamaan Ciidamada kale aya nala wadaaga. Dugsiga Muj Harag-waafi (AHN) oo saraakiil-xigeenka lagu tababaro, si aqoontooda kor loogu qaado. 4 Dugsi oo Dhibooga lagu tababaro ayaa jira, Darar-weyne, Sheekh &amp; Bixin, Ceerigaabo, waxaana sannadkan ka baxay laba dufcadood oo 6 bilood ah, oo Ciidanka Qaranka ku biiray waxa kaloo jira Dugsi cusub oo laga furay magaalada Samakaab, oo lagu tababari doono ciidamada Gobolada Sool, Cayn &amp; Saraar.\u00a0 \u00a0isla markaana waxa jira Saraakiil Ciidanka ka tirsan oo tababaro dibadeed ku maqan, kuwo kale way soo dhamaysteen sannadkan.\u201d Ayuu yidhi. Isagoo raaciyey,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cWaxaa noogu maqan Injineero, kuwo waxbarashada heerka labaad (Master) &amp; heerka koowaad (Degree). Sidoo kale, waxa dibedda noogu maqan Dhakhaatiir waxbarasho heerka labaad (master) iyo heerka koowaad (degree), iyo kalkaaliyeyaal sare. Waxa dibedda noogu maqan layli-saraakiil ciidanka dhulka (infantry) iyo Sirdoon (Intelligence) ah. Waxa noogu maqan Farsamoyaqaano kala duwan sida (Gawaadhida &amp; Taangiyada).<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">S\/G Nuux Cismaan ayaa sheegay inay xeryaha Ciidanka Qaranka ee Hargeysa u heleen adeega korontada, waxaanu yidhi,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cMudane Madaxweyne, waxaanu ku guulaysanay, sidaad soo aragtay inaan xeryaha Ciidanka u helo nidaam tamarta cadceeda (Solar System) dhaliya korontada, inta kalena waxa noo qorshaysan inaan u samayno.<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Wasiirka Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Eng. Ciise Axmed Yusuf (Xawar) oo munaasibada ka hadlay ayaa sheegay inuu leeyahay taariikhda dheer ilaa intii uu bilaabmay aasaaska\u00a0 Ciidanka Qaranku, waxaanu yidhi,<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">\u201cMudane Madaxweyne, sidaad xog-ogaal u tahay taariikhda iyo wakhtiga Ciidanka Qaranku soo maray aasaaskiisii 25 sannadood, iyo kaalinta ay ugu jiraan Qarankeena. Waxaan doonayaa inaan halkan ka xaqiijiyo, uguna hambalyeeyo meel kasta oo ay joogaan dhamaan Ciidanka Qaranka, xaasaskooda iyo caruurtooda, sannadguuradan maanta, waxaanan leeyahay hambalyo, meel kasta aad joogtaan.\u201d<\/p>\n<p class=\"x_MsoNormal\">Munaasibado la xidhiidha sannadguurada 25aad ee aasaaska Ciidanka Qaranka JSL ayaa sidoo kale maanta lagu qabtay\u00a0 dhamaan Gobolada Jamhuuriyadda Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cSannadguuradii 1aad, ilaa maanta sannadguuradiisii 25aad, oo rubuc-qarni ah Ciidanka Qaranku waxuu heegan ugu jiray difaaca &amp; Ilaalinta Qaranka JSL.\u201d Sannadguurada 25aad ee Ciidanka Qaranka ayaa laga xusay dhamaan Gobolada dalka. Hargeysa- Taliyaha Ciidanka Qaranka JSL, Sarreeye-Gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa shaaca ka qaaday in aasaaskii koowaad ilaa maanta Ciidanka Qaranku\u00a0 heegan ugu jiro sugitaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":48449,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-48448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/02\/taliye-taani.png?fit=731%2C298&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-cBq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=48448"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":48452,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/48448\/revisions\/48452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/48449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=48448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=48448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=48448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}