{"id":4811,"date":"2015-01-27T19:37:13","date_gmt":"2015-01-27T19:37:13","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4811"},"modified":"2015-01-27T19:37:13","modified_gmt":"2015-01-27T19:37:13","slug":"war-degdeg-ah-raisal-wasaaraha-somalia-oo-goor-dhaweyd-ku-dhawaaqay-liiska-golihiisa-wasiirada-dibna-u-dhigtay-ku-xigeenada-iyo-wasiirul-dawleyaasha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/27\/war-degdeg-ah-raisal-wasaaraha-somalia-oo-goor-dhaweyd-ku-dhawaaqay-liiska-golihiisa-wasiirada-dibna-u-dhigtay-ku-xigeenada-iyo-wasiirul-dawleyaasha\/","title":{"rendered":"War Degdeg ah: Ra&#8217;isal Wasaaraha Somalia Oo Goor Dhaweyd Ku Dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirada, Dibna U Dhigtay Ku Xigeenada iyo Wasiirul Dawleyaasha"},"content":{"rendered":"<p>Xubnaha Baarlamaanka, Qurba Joogta, Ururada Bulshada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ayaan aniga oo og muhimadda ay leedahay<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada.<br \/>\nRa\u2019isal Wasaaraha oo madashii uu kaga dhawaaqayay liiska Golihiisa Wasirada hadal kooban ka jeediyay ayaa ka codsaday baarlamaanka in ay codka kalsoonida siiyaan.<br \/>\n\u201cAniga oo gudanaya waajibka dastuuriga ee ay ummadda Soomaaliyeed iga sugayso oo ah inaan soo dhiso Xukuumad buuxinaysa shuruudaha qabashada xilalka Wasiirnimo isla markaasna ku sifoobaysa aqoon, hufnaan, waayo argnimo iyo karti ay ku xaqiijin karaan himilada aynu doonayno inaan hiigsano sanadka 2016-ka. Kadib markaan wada- tashi dheer la sameeyey Madaxweynaha, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud, Guddoonka Baarlamaanka, Xubnaha Baarlamaanka, Qurba Joogta, Ururada Bulshada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ayaan aniga oo og muhimadda ay leedahay in la<br \/>\nhelo xasilooni siyaasadeed oo horseeda sugidda amniga iyo horumarinta dhaqaaqalaha dalkeena oo maanta maraya meel wanaagsan ayaan magacaabay Golaha Wasiirada caaway\u201d ayuu yidhi<br \/>\nWaxa uu intaasi ku daray golaha wasiirada uu soo dhisay aanay wax raad ah ku lahayn siyaasada Somalia, waxaanu yidhi<br \/>\n\u201cWaxa aynu la soconaa in mudooyinkii u dambeeyay uu hakad galay hawlihii Xukuumadda oo laf-dhabarka u ahaa ummadda, mana aha arrin lagu sii jiri karo. Wakhtiga gaaban dartii, waxaan hadda soo gudbinayaa magacaabista Wasiirrada oo kaliya, waxaan sida ugu dhakhsaha badan usoo gudbin doonaa Wasiirro Ku-xigeenada iyo Wasiirro Dawlayaasha\u201d<br \/>\nUgu danbayntii Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in muwaadin kasta oo Soomaaliyeed uu mas\u2019uul ka yahay waajibna ka saaran yahay inuu gacan ka geysto horusocodka dalka iyo inaan mar dambe dib loo noqon. Waxaa sidoo kale lagama maarmaan ah in aan xaqiijino fulinta hawlaha ahmiyadda koowaad u leh xukuumadda, gaar ahaan Hiigsiga 2016-ka.<br \/>\nMagacyada Wasiirrada<br \/>\n1. Maxamed Cumar Carte Ra\u2019iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada &amp; Sportiga<br \/>\n2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda &amp; Arrimaha Diinta<br \/>\n3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha &amp; Federaalka<br \/>\n4. Maxamed Aadan Ibraahim \u201cFargeti\u201d Wasaaradda Maaliyadda<br \/>\n5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga<br \/>\n6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda<br \/>\n7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada<br \/>\n8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda<br \/>\n9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta &amp; Iskaashiga Caalamiga<br \/>\n10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka<br \/>\n11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta &amp; Isgaarsiinta<br \/>\n12. Cali Axmed Jaamac \u201cJangali\u201d Wasaaradda Gaadiidka &amp; Duulista Hawada<br \/>\n13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta &amp; Daaqa<br \/>\n14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha<br \/>\n15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga &amp; Warshadaha<br \/>\n16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud &amp; Dib-U-Dhiska<br \/>\n17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka &amp; Hormarinta Xuquuqda Aadanaha<br \/>\n18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga &amp; Kheyraadka Badda<br \/>\n19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha &amp; Kheyraadka Dabiiciga<br \/>\n20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xubnaha Baarlamaanka, Qurba Joogta, Ururada Bulshada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ayaan aniga oo og muhimadda ay leedahay Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Cumar Cabidrashid Cali Sharmarke ayaa caawa ku dhawaaqay Golaha Wasiirada. Ra\u2019isal Wasaaraha oo madashii uu kaga dhawaaqayay liiska Golihiisa Wasirada hadal kooban ka jeediyay ayaa ka codsaday baarlamaanka in ay codka kalsoonida siiyaan. \u201cAniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1fB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4811","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4811"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4811\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}