{"id":4806,"date":"2015-01-27T13:42:57","date_gmt":"2015-01-27T13:42:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4806"},"modified":"2015-01-27T13:42:57","modified_gmt":"2015-01-27T13:42:57","slug":"badhasaabka-gobolka-gabiley-oo-kormeer-ku-soo-maray-goobaha-diwaangalinta-ee-degmada-arabsiyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/27\/badhasaabka-gobolka-gabiley-oo-kormeer-ku-soo-maray-goobaha-diwaangalinta-ee-degmada-arabsiyo\/","title":{"rendered":"Badhasaabka Gobolka Gabiley oo kormeer ku soo maray goobaha diwaangalinta ee Degmada Arabsiyo"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Mustafe Cabdi Ciise oo ay Weheliyaan Maayirka Dagmada Arabsiyood iyo Xoghayaha Fulinta ee Dagmada Gabilay.ayaa Maanta kormeeray Goobaha ay ka socdaan Duwaan galinta Madaniga ah oo ee dhawaanaanba kasocotay Magaalada Arabsiyo oo maalmahan ay kasoo yeedhaysay Cabasho Xaga internetka,taasoo uu Dadaal wayn kagalay<!--more--><br \/>\nBadhasaabka Gobolka oo runtii ah Masuul u dhag nugul Shacabwaynaha Gobolka Gabilay,Gaar ahaan Dagmada Arabsiyo oo uu kala qaybqaato horumarka iyo Sidii loo heli lahaa in ay Si habsami ah usocoto Diwaan Galinta Madaniga ahi.Diwaan Galintan Madaniga ah oo uu Caqabad ku yahay Agaasimaha Guud ee Arimaha Gudaha oo halkii Laga filayay inuu isaguna Maanta kala qayb qaato Gudoomiyaha Sidii ay habsami ugu Socon lahaayeen hawlaha diwaan galintu taasoo umuuqata Qayra Masuulnimo ka Muuqata Agaasimaha Guud<br \/>\nIskusoo Wada duuboo diwaangalintan Kasocota Magaalada Arabsiyood ayaad arkaysaa sida ay ugu heelan Inay qaataan kaadhka Jinsiyada Dhalashada oo faaido badan ugu fadhiya shicibka arabsiyood<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyomedia.com<\/p>\n<p>Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Gudoomiyaha Gobolka Gabilay Mustafe Cabdi Ciise oo ay Weheliyaan Maayirka Dagmada Arabsiyood iyo Xoghayaha Fulinta ee Dagmada Gabilay.ayaa Maanta kormeeray Goobaha ay ka socdaan Duwaan galinta Madaniga ah oo ee dhawaanaanba kasocotay Magaalada Arabsiyo oo maalmahan ay kasoo yeedhaysay Cabasho Xaga internetka,taasoo uu Dadaal wayn kagalay<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4807,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4806","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1fw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4806","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4806"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4806\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4806"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4806"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4806"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}