{"id":4786,"date":"2015-01-26T14:10:00","date_gmt":"2015-01-26T14:10:00","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4786"},"modified":"2015-01-26T14:10:00","modified_gmt":"2015-01-26T14:10:00","slug":"philippines-jamhada-muslimiinta-booliiska-oo-dagaalamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/philippines-jamhada-muslimiinta-booliiska-oo-dagaalamay\/","title":{"rendered":"Philippines: Jamhada Muslimiinta &#038; Booliiska oo dagaalamay"},"content":{"rendered":"<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-179427\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/MNLF-filibiin-1.jpg?resize=470%2C245\" alt=\"MNLF-filibiin-1\" width=\"470\" height=\"245\" \/><br \/>\n<strong>Dagaal socday muddo 12 saac ah oo dhexmaray jamhada Muslimiinta ee Filibiin iyo ciidamada Booliiska, ayey ku dhinteen dad gaaraya 30 qof.<\/strong><\/p>\n<p>Inta badan dadka ku dhintay dagaalka ayaa u badan askarta ciidamada Booliiska oo Axadii isku dayey inay hawlgal ka sameeyaan tuulo ku taal koonfurta dalkaasi oo ay gacanta ku hayeen xoogaga jamhada MNLF.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Booliiska ayaa la sheegay inay doonayeen inay soo qabtaan nin u dhashay dalka Maleesiya oo ku takhasusay sameynta bambaanooyinka, eedaysanahaasi oo ay dooneysay in loo soo gacan geliyo dowlada Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n<p>Hase yeeshee hawlgalkaasi ayaa ku dhamaaday khasaaro kadib markii Jamhada MNLF ee ka dagaalanta koonfurta Filibiin ay dagaal kala hortagtay ciidamada hawlgalka waday.<\/p>\n<p>Iska horimaadka shalay ayaa soo afjaraya heshiis xabad joojin ah oo ay jamhada MNLF iyo dowlada Filibiin kala saxiixdeen sanadkii hore, xabad-joojintaasi oo la doonayey inay socoto muddo 3 sano ah.<\/p>\n<p>Jamhada MNLF oo ah tan ugu weyn ee ka dagaalanta dalka Filibiin ayaa sanadkii hore heshiis xabad joojin ah la gashay dowlada Filibiin, kadib markii xukuumada dalkaasi ay u ogolaatay muslimiinta inay lahaadaan ismaamulkooda u gaarka ah.<\/p>\n<p>Afhayeen u hadlay dowlada Filibiin ayaa sheegay inay maanta oo isniin ah bilaabanayaan waan waan horleh oo lagu qaboojinayo xiisada ka dhalatay dagaaladii shalay dalkaasi ka dhacay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaal socday muddo 12 saac ah oo dhexmaray jamhada Muslimiinta ee Filibiin iyo ciidamada Booliiska, ayey ku dhinteen dad gaaraya 30 qof. Inta badan dadka ku dhintay dagaalka ayaa u badan askarta ciidamada Booliiska oo Axadii isku dayey inay hawlgal ka sameeyaan tuulo ku taal koonfurta dalkaasi oo ay gacanta ku hayeen xoogaga jamhada MNLF. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4787,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4786","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1fc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4786","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4786"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4786\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4786"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4786"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4786"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}