{"id":4769,"date":"2015-01-26T11:19:03","date_gmt":"2015-01-26T11:19:03","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4769"},"modified":"2015-01-26T11:19:03","modified_gmt":"2015-01-26T11:19:03","slug":"jimciyadda-tawciya-al-islaamiya-oo-soo-gabagabaysay-siminaar-diiniya-oo-ay-u-qabatay-10-dugsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/jimciyadda-tawciya-al-islaamiya-oo-soo-gabagabaysay-siminaar-diiniya-oo-ay-u-qabatay-10-dugsi\/","title":{"rendered":"Jimciyadda Tawciya Al -Islaamiya Oo Soo Gabagabaysay Siminaar Diiniya Oo Ay U Qabatay 10 Dugsi"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Jimciyadda-150x150.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4771\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Jimciyadda-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"Jimciyadda-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>Jimciyadda Tawciya Al -Islaamiya ayaa siminaar Diiniya u qabatay ardayda wax ka barata 10 dugsi oo ka mida dugsiyadda hoose dhexe ee magaaladda Hargeysa, iyadoo\u00a0 \u00a0sidoo kale abaalmarino la guddoonsiiyay \u00a0dugsiyadii ku guuleystay kaalmaha hore \u00a0gashay.<\/h2>\n<h2>Kulan lagu soo xidhayay muxaadaradaasi \u00a0oo lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hargaysa jimcihii todobaadkan ayaa , waxaa\u00a0 ka soo qaybgalay maamuleyaasha tobanka dugsi ee muxaadaradaasi\u00a0 ka qayb galay, agaasimaha waaxda Awqaafta ee wasaaradda Diinta iyo aw qaafta, gudoomiyaha iyo ku xigeenka \u00a0Jimciyadda Tawciya Al \u2013Islaamiya, waalidiin iyo marti sharaf kale.<\/h2>\n<h2>Muxaadaraddaasi \u00a0oo ujeedadeedu ahayd mid dhallinyaradda lagu wacyigelinayo afcaasha xun xun isla mar ahaantaasna loogu tilmaamay faa\u2019iidada ku jiraa aqoonta Diiniya iyo maadiga\u00a0 ahba, iyadoo looga faa\u2019iidaynaayo ardayda intii ay ku jiraan fasaxa Iskuullada.<\/h2>\n<h2>Waxaana \u00a0munaasibaddan ugu horeyn hadal ka soo jeediyay Agaasimaha Waaxda Diinta iyo Awqaafta Mr. Axmed Ibraahin, waxaanu yidhi \u201cWaxaan \u00a0ku faraxsanahay in maamulka Jimciyadda Al towciya Islaamiya ay halkan toban dugsi ku siiyaan aqoon Diiniya, 10 dugsi oo ay uga faa\u2019iideynayaan ardayda muddada fasaxa ay ku jiraan, waxaan Illaahay ka rajeynayaa in aad ku camal fashaan duruustii Diiniga ahayd ee aad barateen, walaalayaal cilmigii waa cibaado\u00a0 oo Illaahaybaa inoo sheegay oo Ras\u2019uulkeeniiba (SCW) ina faray inaynu barano.Markaa aad baan ugu mahadnaqayaa ayuu yidhi Agaasimaha Waaxda Diinta iyo Awqaafta.\u201d<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/kkk.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-21270\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/kkk.png?resize=696%2C522\" alt=\"kkk\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Sidoo kale waxaa isna munaasibadaasi hadal ka soo jeediyay guddoomiyaha maamulka Al towciya Islaamiya Sacad Maxamuud Sh. Muuse, waxaanu yidhi \u201cJimciyaddan waxaa la aasaasay 2002 barnaamijkaanina wuxuu socday laba todobaad, waxaanay ka shaqeysa inay ardayda dhiirrigeliso iyo siisana culuun Diiniya, iyadoo looga faa\u2019iideynayo ardayda muddada fasaxa ay ku jiraan, waxaa la yidhi \u201cgeedka yari gunta loo hagaaja\u201d, waxaanu maanta soo gabagebaynay siminaar khayriya oo ay toban dugsi oo ka mida dugsiyada dhexe iyo hoose oo kala\u00a0 ah:<\/h2>\n<h2>\u00a0Dugsiga Hoose Sh. Cali Cismaan Ex-Riis, Dugsiga Qudha Dheer, Daloodho, Axmed DHagax, 31 May, Guryo Samo, Sh. Yuusuf Kowniin, Sh. Madar, 18 May iyo Dugsiga H\/Dh ee Daami, waxaanan Illaahay ka rajeynayaa in aad noqotaan kuwii ku camal fala.\u201d<\/h2>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Jimciyadda.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-21268\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/somalilandtoday.com\/slt\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Jimciyadda.png?resize=696%2C522\" alt=\"Jimciyadda\" width=\"696\" height=\"522\" \/><\/a><\/p>\n<h2>Suldaan \u00a0Axmed Daahir\u00a0\u00a0 ayaa isaguna waxa uu tilmaamay qiimaha ay\u00a0 leedahay barashada aqoonta Diiniga ah.\u00a0 \u201cAad iyo aad baan ugu mahadnaqayaa Jimciyadda Al towciya Islaamiya, waxaan idiin leeyahay cilmigu ma dhamaado, aqoonta oo la bartana waaba laynagu waajibiyay muhiimad gaara ayay inoo leedahay innaga maadaama dad Muslim ah aynu nahay, waxaana mustaqbalkiina siin doontaan kaasbaad wax ku noqoneysaan\u201d \u00a0ayuu yidhi Suldan Axmed Daahir.<\/h2>\n<h2>\u00a0Gabogabadii munaasibadaasi ayaa abaalmarino la gudoonsiiyay ardaydii ka qaybqaadatay tartankaasi, waxaana kaalinta koowaad ku guuleystay dusiga Sh. Cali Cismaan, iyadoo la siiyay abaalmarin ka kooban Mobilo, Saacado iyo kubbaddo.<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Sidoo kale, waxaa iyaguna halkaasi abaalmarin lagu guddoonsiiyay maamulayaasha dugsiyada<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimciyadda Tawciya Al -Islaamiya ayaa siminaar Diiniya u qabatay ardayda wax ka barata 10 dugsi oo ka mida dugsiyadda hoose dhexe ee magaaladda Hargeysa, iyadoo\u00a0 \u00a0sidoo kale abaalmarino la guddoonsiiyay \u00a0dugsiyadii ku guuleystay kaalmaha hore \u00a0gashay. Kulan lagu soo xidhayay muxaadaradaasi \u00a0oo lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hargaysa jimcihii todobaadkan ayaa , waxaa\u00a0 ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4771,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1eV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4769","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4769"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4769\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}