{"id":4760,"date":"2015-01-26T11:14:10","date_gmt":"2015-01-26T11:14:10","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4760"},"modified":"2015-01-26T11:14:10","modified_gmt":"2015-01-26T11:14:10","slug":"maraykanka-iyo-india-oo-heshiis-kala-saxeexday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/maraykanka-iyo-india-oo-heshiis-kala-saxeexday\/","title":{"rendered":"Maraykanka Iyo India Oo Heshiis Kala Saxeexday"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/20AD0CFB-1DD6-47D0-9A89-E2F9FED54FE7_w640_r1_s.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4765\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/20AD0CFB-1DD6-47D0-9A89-E2F9FED54FE7_w640_r1_s-300x169.jpg?resize=300%2C169\" alt=\"20AD0CFB-1DD6-47D0-9A89-E2F9FED54FE7_w640_r1_s\" width=\"300\" height=\"169\" \/><\/a>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in isaga iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha India Narendra Modi ay gaadheen \u201chorumar weyn\u201d oo ku saabsan heshiis muddaba la isku mari la\u2019aa oo ku saabsan awoodda nuclearka.<br \/>\nMr. Obama ayaa hadda ku sugan magaalada New Delhi, waana madaxweynihii ugu horeeyey abid ee ka qeyb gala maalinta qaranimada ee dalkaas.<\/h2>\n<h2>Maraykanka ayaa India heshiis la saxeexday sanadkii 2008dii, kaas oo India u ogolaanayaa teknolojiga nuclearka aan hubka ahayn. Hase yeeshee, dhaqan galintii ayaa waxa hakiyey sharci India ay leedahay oo sheegaya in shirkadaha sameynaya mashruucyadan, isla markaana keenaya qalabka ay mas\u2019uul ka noqdaan wixii dhaca, haddii shil yimaaddo.<\/h2>\n<h2>Labada dhinac ayaa Axaddii shalay ku heshiiyey inay la sameeyo lacag ceymis ah oo malaayiin dollar ah, taas oo aan India ku qasbeynin inay sharcigeeda beddesho.<br \/>\nFaahfaahinta lacagtan ayaanan wali caddeyn. Hase yeeshee, madaxweyne Obama ayaa heshiiskan Axaddii shalay la gaaray ku sheegay talaabo mihiim ah oo muujinaysa in labada dhinac ay wada shaqeyn karaan si ay xiriirkooda ay u wanaajiyaan.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in isaga iyo Ra\u2019iisal Wasaaraha India Narendra Modi ay gaadheen \u201chorumar weyn\u201d oo ku saabsan heshiis muddaba la isku mari la\u2019aa oo ku saabsan awoodda nuclearka. Mr. Obama ayaa hadda ku sugan magaalada New Delhi, waana madaxweynihii ugu horeeyey abid ee ka qeyb gala maalinta qaranimada ee dalkaas. Maraykanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4765,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4760","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1eM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4760","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4760"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4760\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4760"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4760"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4760"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}