{"id":4749,"date":"2015-01-26T11:04:53","date_gmt":"2015-01-26T11:04:53","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4749"},"modified":"2015-01-26T11:04:53","modified_gmt":"2015-01-26T11:04:53","slug":"ku-xigeenkii-daahir-rayaale-kaahin-oo-quus-ka-muujiyey-in-doorashadu-xilligeeda-ku-dhacdo-kuna-taliyey-in-ergo-xujo-ah-loo-diro-suldaan-wabar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/ku-xigeenkii-daahir-rayaale-kaahin-oo-quus-ka-muujiyey-in-doorashadu-xilligeeda-ku-dhacdo-kuna-taliyey-in-ergo-xujo-ah-loo-diro-suldaan-wabar\/","title":{"rendered":"Ku Xigeenkii Daahir Rayaale Kaahin Oo Quus Ka Muujiyey In Doorashadu Xilligeeda Ku Dhacdo, Kuna Taliyey In Ergo Xujo Ah Loo Diro Suldaan WABAR"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/image41.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4751\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/image41-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"image41\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a>Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horeysay ka hadlay qadiyadda Suldaanka Fallaagoobay ee reer AWDAL, waxaanu ku taliyey in mar kale loo diro ergo nabadeed oo xujo ku noqdo, haddiiba tallaabo ciidan laga qaado hadhow.<\/h2>\n<h2>Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa kale oo uu ka hadlay doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha wakiilada Somaliland oo la doonayo in mar la wada qabto, waxaanu sheegay in aanay suurto-gal ahayn in doorashadu xilligeeda ku dhacdo, maadaama buu yidhi aan ilaa hadda la qabanin diwaangelintii cod-bixiyayaasha.<\/h2>\n<h2>Axmed Yuusuf Yaasiin, oo ahaa ku xigeenkii Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, ayaa si gaar ah farriin ugu diray shacabka gobollada AWDAL iyo SAAXIL, waxaanu yidhi \u201cAWDAL iyo SAAXIL waxay waddanka Maamulayeen labaatan sanadood, mar ay Madaxwayne ahaayeen ama ay Madaxwayne ku xigeen ahaayeen, markaa waxaan leeyahay dul-qaata. Laakiin AWDAL waxaan leeyahay adduunka Qori waalla dhaafay oo Qallin baa wax lagu kala jaraa, markaa reer AWDAL waxaan leeyahay maanta iyadoo labaatan dufcadood ka soo baxeen Jaamacadaha gobolkiina oo heerkii ugu sareeyay Maraya maanta in Qoryo la qaato ma habboona oo ma fiicna, markaa qallinkii iyo qaabkii hore ee aad dadka iskugu keenayseen ku shaqeeya.\u00a0 Uma baahnin is wareen iyo xabbad waddankeenna ka sanqadha, sidaa daraadeed waxaan qabaa in ninkaa Suldaanka ah (Wabar) mar dambe lagu celiyo ergo, ha loo diro ergo Salaadiin ah oo Xujo ah intaan gobolka AWDAL fowdo gelin, ergada Salaadiinta ahi haddey keeni waayaan Ninkaa (Wabar) oo uu diido markaa Somaliland oo dhan baa og\u2026(inuu qaldan yahay), weliba Ergada loo dirayo yaanay ku jirin kuwo Samaroon ee ha loo diro Salaadiin Somaliland ta kale ah oo meesha ugu tago ninkaa (Wabar)\u2026.\u201d<\/h2>\n<h2>Mudane Yaasiin oo shalay wareysi siiyey Telefiishanka STAR, ayaa xukuumaddu u soo jeediyay inay wax ka qabato tabashooyinkii reer Awdal \u201cXukuumaddu waa inay fulisaa tabashadii loo keenay, waxaan maqlayey haddii la fuliyo tabashooyinka AWDAL xukuumaddu mowqif daciif ah ayay is-taageysaa, waxaan leeyahay maya, waa in had iyo jeer Xukuumaddu mowqifkeedu dabacsanaadaa shacabkeeda oo aanay odhanin waxaas ayaa la odhan doonaa\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaasi ku daray isaga oo ka hadlaya suurto-gelnimada in doorashadu xilligeeda ku qabsoonto \u201cDoorashadu wakhtigeeda ku dhici mayso, arrinta caqli galka ah ee meesha taallaana waa taasi (inaan doorashadu xilligeeda ku dhaceynin), waayo Komiishankii doorashooyinka ayaa dib u dhacay, komiishankuna shaqo ayay leeyihiin, shaqaduna waxa weeyaan waddankan lagama qaban karo doorasho, waayo doorashada waa in waddanku ku galo diwangelin, tiina maanta ma taallo, weliba waxa isa saaran laba doorasho oo aan hore u dhicin, taanna yaan la dhayalsanin\u201d<\/h2>\n<h2>Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa uu talo u soo jeediyay xukuumadda iyo komiishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland \u201cXukuumadda iyo komishanka waxaan u soo jeedinayaa labadan doorasho ma fududa ee qaabka ugu fudud ee loo geli karo waa in laga fikiraa\u201dayuu yidhi isagoo shacabka reer Somaliland guud ahaantood ugu baaqey inay ilaaliyaan Midnimadooda.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa markii u horeysay ka hadlay qadiyadda Suldaanka Fallaagoobay ee reer AWDAL, waxaanu ku taliyey in mar kale loo diro ergo nabadeed oo xujo ku noqdo, haddiiba tallaabo ciidan laga qaado hadhow. Axmed Yuusuf Yaasiin, waxa kale oo uu ka hadlay doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4751,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4749","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1eB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4749","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4749"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4749\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4749"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4749"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4749"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}