{"id":47486,"date":"2018-12-21T15:24:36","date_gmt":"2018-12-21T15:24:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=47486"},"modified":"2018-12-21T15:24:36","modified_gmt":"2018-12-21T15:24:36","slug":"gudoomiye-sharmaake-iftiin-kadhex-mudhay-gayiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/12\/21\/gudoomiye-sharmaake-iftiin-kadhex-mudhay-gayiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Sharmaake, Iftiin KaDhex Mudhay Gayiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>Hay&#8217;dda shaqaalaha.Dawladda Somaliland Waa Hay&#8217;dda\u00a0 U taagan Isla Markaana xukumada.Dhexe Masuul uga ah Tayeynta\u00a0 Tiro Koobka Iyo Taakulaynta Shaqaalaha\u00a0 Dawladda<\/p>\n<p>Hadaba aan U Soo Daadago\u00a0 U Jeedada Maqalkaygan . Kaasi Oo Aan KaganFaaloon Doono\u00a0 Hayada shaqaalaha.dawlada Oo Door La.Xaad Leh Ka\u00a0 Qaadatay\u00a0 Qaabaynta iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawladda Somalialnd<\/p>\n<p>Sharmaake Axmed Muxumed Geele ( Dacar )<br \/>\nWaa Gudoomiyaha Hay&#8217;dda Shaqaalaha Dawladda\u00a0 Somaliland .<br \/>\nIntan Iyo Intii Uu Majaraha U Qabtay Hay&#8217;ddaasi Waxa Uu U.gunti Gaabsaday sidii Uu U Jeexi Lahaa Jidkii Uu Ku Gaadhi Lahaa Qaranka Somaliland Oo Yeesha\u00a0 Shaqaale Taydooda tiradooda iyo Tooda Mishahar Qaadashaba\u00a0 Laysku Sarjaray .<br \/>\nIdam Alle Gudoomiye Shaarmake Axmed Muxumed Geele Waxa Uu Ku Guulaystay Hamigiisii Ahaa Soo Saarida Shaqaale laga dhisay Dhamaan Wixii Looga Baahna Shaqaale Dawladdeed Oo Gudan Kara Shaqada Ay Umada.U.Hayaan .<br \/>\nUgu Horayna Gudoomiye Sharmaake Oo Kaashanaya Qaybaha Kale Duwan Ee Hay&#8217;ddiisa Madaxweynaha Qaranka Muuse Biixi Cabdi Iyo Wasaaradaha.dalka Waxa Uu Bilaabay Barnaamij Bulshada Somaliland Si weyn.Ugu Riyaaqeen Kaasi Oo Ahaa Tiro Koobka Shaqaalaha Dawladda Oo Ka Hor Barnaamijkaasi Aan Si\u00a0 Saxa Loo Hubin Tiradooda Iyo Taydooda Midna .<br \/>\nWaxana hay&#8217;dda Shaqlahu U Xadhko Xidhatay Bilaabitanka Barnamijkasi Kaasi Oo\u00a0 Lagu Eekaysiyey Wasaaradaha Iyo Laamaha Dawladda\u00a0 waxana Aakhirkii Ka.Soo Baxay Max suul Sida Badarka Ama.Biyaha Roobka U\u00a0 wada Deeqay Bulsho Weynta Reer Somaliland<br \/>\nKaasi Oo.Ahaa.In.La.Helo.Tiro Faro Badan Oo Sifo Aan Sharci Ahayn U Qaadanaysay Mushar Ayna Xaq U Lahayn<br \/>\nSida Ku Qaadasho.Magac Aanu Hayn Caaglayn .Ku Qaadasho Qof Dhintay Dhoofay Ama Xanuusanaya.<br \/>\nHayeeshe Gudoomiye Sharmaake Iyo Hay&#8217;dadisu Waxay Ku Guulaysteen Inay Dhamaan Waxyabahaasi Meesha Ka Saaran\u00a0 .gunanadkii barnamijkasina waxa Uu Ku Biyo Shubtay In Maanta Qaranka Somailand Yeesho Shaqaale La Hubiyey Tiradooda Taydooda iyo Tooda Musharqadasho<br \/>\nWaxana Soo Baxay Boosas Shaqo Oo Bananday Dalkuna U Baahna .Waxana Ka.Mid Ahaa.1<br \/>\nWaxyabaha Barnamijkasi Lagu Majeertay In .Markii Ugu Horaysay Somaliland Hal.Mar Qalinka Lagu Duugo Mushahar Siinta Kun Macalin Oo.Ka.Hawlgala Dugsiyada Dawladda\u00a0 Kuwaasi Oo Mudo.Mushahar La Aan Ugu Shaqaynayey Qaranka Ka dib Juhdi Iyo Dadal\u00a0 Uu.Galay Gudoomiye Sharmaale .2 In Markii Ugu Horaysay Hayada Shaqaalaha Dawladu. Lixda Gobol Ee Ugu Waaweyn Dalka Ka.Fuliso Imtixaano Lagu Buuxinayo Boosasakii Ka.Soo Baxay Barnaamijkii.Tiro Koobka Shaqalaha Dawladda<br \/>\nWaxana.Aakhirkii Hay&#8217;dda Shaqaalaha Dawladu Si Rasmiya U.Shaqalaysiisay Ku Dhawad 300 Shaqale\u00a0 Cusub Ah Ku Waasi Oo Buuxin Doona Bosaskii Bananaday Shaqalahan Ayaa Ku Soo Baxay Imtixaan Si Cadalada Ay U Qaaday Haya.da Shaqaaliluhu<br \/>\nUgu Dambayntii Hal.Maqaal.Iyo Laba Toona Laguma.Soo.Koobi Karo Horumarka iyo Hana\u00a0<a href=\"http:\/\/qaadka.shaqo.ee\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\" data-saferedirecturl=\"https:\/\/www.google.com\/url?q=http:\/\/Qaadka.Shaqo.Ee&amp;source=gmail&amp;ust=1545491623324000&amp;usg=AFQjCNEa4tj8dft8cU7TvOrfCcfcT-acOw\">Qaadka.Shaqo.Ee<\/a>\u00a0Ka.Socda Haya.da Shaaalaha Dawladda Somaliland\u00a0 Horumarkaasi Baaxda Lehna Waxa isteerinka U Haya\u00a0 Mufakirka Mu alifka Maskax Maalaha\u00a0 Dada Yar Ee Ku Dayashada Ugu Filan.Ficiisa Iyo Malayiinta Dhalinyarada\u00a0 Dalka ..Gudoomiye Sharmaake Axmed Muxumed Geele (Dacar)<\/p>\n<p>Waa Bilaahi.Tawfiiq<br \/>\nQalinkii .Abdirisaaq Ahmed Abdi (Koronto)<br \/>\n\/ Shooled01@Gmail.com<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay&#8217;dda shaqaalaha.Dawladda Somaliland Waa Hay&#8217;dda\u00a0 U taagan Isla Markaana xukumada.Dhexe Masuul uga ah Tayeynta\u00a0 Tiro Koobka Iyo Taakulaynta Shaqaalaha\u00a0 Dawladda Hadaba aan U Soo Daadago\u00a0 U Jeedada Maqalkaygan . Kaasi Oo Aan KaganFaaloon Doono\u00a0 Hayada shaqaalaha.dawlada Oo Door La.Xaad Leh Ka\u00a0 Qaadatay\u00a0 Qaabaynta iyo Horumarinta Shaqaalaha Dawladda Somalialnd Sharmaake Axmed Muxumed Geele ( Dacar ) [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":47487,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-47486","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/12\/Snapshot_1071.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-clU","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47486","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=47486"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47486\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":47489,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/47486\/revisions\/47489"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/47487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=47486"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=47486"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=47486"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}