{"id":4742,"date":"2015-01-26T10:59:35","date_gmt":"2015-01-26T10:59:35","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4742"},"modified":"2015-01-26T10:59:35","modified_gmt":"2015-01-26T10:59:35","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-goaaan-ka-soo-saaray-dhulkii-masalaha-hargaysa-ee-muranka-dhaliyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/madaxweynaha-somaliland-oo-goaaan-ka-soo-saaray-dhulkii-masalaha-hargaysa-ee-muranka-dhaliyay\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Go\u2019aaan Ka Soo Saaray Dhulkii Masalaha Hargaysa Ee Muranka Dhaliyay"},"content":{"rendered":"<h2>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuuud (Silaanyo) ayaa go\u2019aan kama danbays ah ka soo saaray dhulkii lagu muransanaa ee Masalaha Hargaysa, kaas oo is fahan waa ka dhaliyay Ciidanka Qaranka cutubyo ka tirsan iyo dadka degaaanka.<\/h2>\n<h2>Madaxweynaha oo xalay la kulmay odayaasha degaankaas, kana xogwaraystay cabashadoodi iyo xaalada dhulkaas, \u00a0ayaa amar ku siiyay Taliyaha Ciidanka Qaranka Ismaciil Shaqale, inuu ciidamadda raro dhulkaas, sidoo kale wuxuu Madaxweynaha Somaliland Go\u2019aamiyay in dhulkaasi yahay dan guud oo uu leeyahay Garoonka Diyaaradaha Hargaysa. Geesta kale wuxuu Madaxweyne Silaanyo amar ku bixiyay in garoomada dhalinyaraddu ku ciyaaraysay ee dhulkaas ku dhexyaalay \u00a0sidoodi \u00a0ahaadan, loona habeeyo.<\/h2>\n<h2>Go-aan ka gaadhista Madaxweynaha ee dhulkaas ayaa soo afjaraysa murankii ka soo yeedhaayay maal mihii u danbeeyay.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuuud (Silaanyo) ayaa go\u2019aan kama danbays ah ka soo saaray dhulkii lagu muransanaa ee Masalaha Hargaysa, kaas oo is fahan waa ka dhaliyay Ciidanka Qaranka cutubyo ka tirsan iyo dadka degaaanka. Madaxweynaha oo xalay la kulmay odayaasha degaankaas, kana xogwaraystay cabashadoodi iyo xaalada dhulkaas, \u00a0ayaa amar ku siiyay Taliyaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4743,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1eu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4742","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4742"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4742\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}