{"id":4739,"date":"2015-01-26T10:56:09","date_gmt":"2015-01-26T10:56:09","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4739"},"modified":"2015-01-26T10:56:09","modified_gmt":"2015-01-26T10:56:09","slug":"450-macallimiinta-quraanka-kenya-ah-oo-masuuliyiin-dawladda-kenya-ka-tirsan-la-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/26\/450-macallimiinta-quraanka-kenya-ah-oo-masuuliyiin-dawladda-kenya-ka-tirsan-la-kulmay\/","title":{"rendered":"450 Macallimiinta Qur&#8217;aanka Kenya Ah Oo Masuuliyiin Dawladda kenya Ka Tirsan La Kulmay"},"content":{"rendered":"<div id=\"stcpDiv\">\n<div id=\"stcpDiv\">\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/27aaaf5b44685a3d35aeb10baecaf9f7_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4740\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/27aaaf5b44685a3d35aeb10baecaf9f7_L-300x228.jpg?resize=300%2C228\" alt=\"27aaaf5b44685a3d35aeb10baecaf9f7_L\" width=\"300\" height=\"228\" \/><\/a>Nairobi(AN) Illaa 450 macallimiinta Madaariista Qur\u2019aanka Kariimka ah ayaa la kulmay xubno ka socday dowladda Kenya iyo xildhibaanka degmada Kamukunji.<\/p>\n<p>Shirka oo ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa diiradda lagu saaray dhibaatooyiinka haysta macallimiinta iyo tuhunka dowladda ay dugsiyada iyo madaarista ka qabto.<\/p>\n<p>Macallimiinta ayaa sheegay in aanay lug ku lahayn waxa loogu yeedhay argagixisada, caruurtana ay baraan wanaagga oo keli ah.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale laga wada hadlay sidii macallimiinta iyo dowladda Kenya u wada shaqeyn lahaayeen.<\/p>\n<p>Sheekh Xuseen Cali Hubiye oo ka mid ah macallimiintaasi ahna gudoomiye ku xigeenka dalad ay macallimiinta ku mideysan yihiin ayaa ayaa Kulankan uga waramay BBC-da.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cMuhiimada koowaad ee Farriinta aanu gudbinaynay waxay ahayd inaan Dugsiyada Qur\u2019aanka Kariimka ahi Lid ku ahayn Amaanka Kenya iyo isku xidhnaanta Madaarista iyo Dawladda.waxa kale oo aanu Masuuliyiinta Dawladda ka socotay u sheegnay inaan Madaaristu ahayn dugsiyo Argagixiso ah.Sheekadan Argagixisadana ma ahayn sheeko la bilaamatay Qur\u2019aanka Kariimka ah,waad Ogtihiin oo Barashada Quraanku waxay socotay Qarniyo ka hor,sheekadan Argagixisadana waxaa nalagu bilaabay in dhawayd, markaas arrimahaas baanu ka dhaadhicinaynay dawladda,waxaanu ahaa Shir Muhiim ah oo ilaa 450 Macalin ka soo qayb gashay.\u201d Ayuu yidhi Sheekh Xuseen.<\/p>\n<p>Dawladda Kenya ayaa Muddooyinkii u dambeeyay shaki ka qabay Xarumaha Diiniga ah ee Dalka Kenya kadib markii falal amni darro ah oo Al-shabaab ka dambeysay dalka ka dhacay.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi(AN) Illaa 450 macallimiinta Madaariista Qur\u2019aanka Kariimka ah ayaa la kulmay xubno ka socday dowladda Kenya iyo xildhibaanka degmada Kamukunji. Shirka oo ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa diiradda lagu saaray dhibaatooyiinka haysta macallimiinta iyo tuhunka dowladda ay dugsiyada iyo madaarista ka qabto. Macallimiinta ayaa sheegay in aanay lug ku lahayn waxa loogu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4740,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4739","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1er","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4739","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4739"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4739\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4739"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4739"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4739"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}