{"id":4733,"date":"2015-01-25T15:26:54","date_gmt":"2015-01-25T15:26:54","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4733"},"modified":"2015-01-25T15:26:54","modified_gmt":"2015-01-25T15:26:54","slug":"guddoomiye-ku-xigeenka-wadani-oo-saluugay-maamulka-gobolka-awdal-soona-dhaweeyay-shir-beeleed-deegaankaasi-ka-socda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/guddoomiye-ku-xigeenka-wadani-oo-saluugay-maamulka-gobolka-awdal-soona-dhaweeyay-shir-beeleed-deegaankaasi-ka-socda\/","title":{"rendered":"GUDDOOMIYE KU XIGEENKA WADANI OO SALUUGAY MAAMULKA GOBOLKA AWDAL, SOONA DHAWEEYAY SHIR BEELEED DEEGAANKAASI KA SOCDA"},"content":{"rendered":"<p><strong><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/bbbbbbbbbbbbbbbbbb.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4734\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/bbbbbbbbbbbbbbbbbb.png?resize=120%2C90\" alt=\"bbbbbbbbbbbbbbbbbb\" width=\"120\" height=\"90\" \/><\/a>Hargeysa (AN) gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay xaalada amaan ee ay haatan ku sugan tahay xarunta gobolka Awdal ee Boorame.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Boorame ayaa waxa uu\u00a0 dadweynaha reer Boorame ugu baaqay nabad galyadooda ilaashadaan, isaga oo xukuumadana ku canaantay inay dayacday amaanka gobolkaas iyo maamulkaba waxaanu yidhi \u201cDhacdooyin cusub ayaa magaalada Boorame ku soo biiray kuwaas oo u baahan in laga hor tago, \u00a0waana nasiib daro in gobolka Awdal iyo dagmadiisa Boorame\u00a0 oo nabada lagu yaqaanay intay rag iska soo galaan\u00a0 xabad iska ridaan, arinkaasna waanu canbaaraynaynaa aadna waan uga xunahay, arintaasna masuuliyadeeda waxa iska leh\u00a0 dawlada sababta oo<br \/>\n<\/strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\"><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span id=\"MainContent_lblArticle2\"><span id=\"spnCOntent\">ah gobolka Awdal maamul ayaan jirin, maamul gobol iyo mid degmana ma jiraan, waxaana kala go\u2019an\u00a0 gobolkii Awdal maamulka ka jaray iyo xukuumada maanta jirta, waxaanan \u00a0u malaynayaa xukuumadu inay taas ogaan u samaynayso, dadweynaha reer Awdalna waxaan leeyahay xukuumadan wakhti kooban ayaa u hadhay doorashooyina way soo socdaan, \u00a0waxaanan leeyahay nabad galyadiina ilaashada, xaafad walibana waa inay iska war haysaa oo ay nabad galyadeeda ilaashadaan ilaa inta la helayo xukuumad cadaaliya \u00a0oo gobolka Awdal iyo gobolada kale ee dalka sinta nabad galyadooda, ilaa inta la helayo maamul gobol.\u201d<\/span><\/span><\/strong><strong><br \/>\n<\/strong><\/p>\n<p><strong>Sidoo kale gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani\u00a0 Axmed Muumin Seed waxa uu fariin u diray dadka falalka amniga ka dhan ah ka gaysanaya magaalada Boorame waxaanu yidhi \u201cDadka wax tuur tuuraya waxaan leeyahay\u00a0 degmada Boorame waa meel nabad galyo dadkuna waxay ka shaqaysanayaan waxbarashadooda, caafimaadkooda, wax qabadkooda loomana baahna in la tuur tuuro, waxaanan ku canbaaraynayaa xukuumada ilaa imika ka hadli la dhibaatada haysata reer Awdal, iyada oo cabasho ka jirto gobolka oo aanay xukuumadu ka jawaabin \u00a0ayuu madaxweynuhu yimid laba daqiiqana wuu hadlay dabadeedna wuu ka noqday, badhasaabkii\u00a0 gobolka maamulayey ilaa imika madaxweynaha ayuu la socdaa,\u00a0 cid haba yaraatee gobolkan masuuliyadiisa haysaa ma jirto,cid laga cawdo oo ii muuqatana ma jirto.\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ugu danbayntiina gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani\u00a0 waxa uu ka hadlay shirka beelaha gobolka Awdal uga soconaya magaalada Boorame waxanu yidhi \u201cShirkaasi waxa uu ka mid yahay shirarkii dalka ka dhacay, shirkana kuwaas ayuu la mid yahay, waana shir dhaqan oo beelaha Samaroon kaga tashanayaan\u00a0 aayahooda iyo mustaqbalkooda, Aniguna dadkii lagu martiqaaday ee ka qayb galay ayaan ka mid ahaa oo waxaanu kaga qayb galnay aqoonyahan ahaa iyo gobol ahaan \u00a0wax siyaasad ah oo uu shirkaasi la xidhiidhaa ma jiro, si fiicana wuu u socdaa aniga oo ka rajaynaya inay ka soo baxaan wax somaliland iyo gobolka Awdalba dan u ah.\u201d<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (AN) gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ka hadlay xaalada amaan ee ay haatan ku sugan tahay xarunta gobolka Awdal ee Boorame. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga Waddani oo warbaahinta kula hadlayey magaalada Boorame ayaa waxa uu\u00a0 dadweynaha reer Boorame ugu baaqay nabad galyadooda ilaashadaan, isaga oo xukuumadana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4734,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4733","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1el","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4733","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4733"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4733\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4733"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4733"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4733"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}