{"id":4716,"date":"2015-01-25T14:56:29","date_gmt":"2015-01-25T14:56:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4716"},"modified":"2015-01-25T14:56:29","modified_gmt":"2015-01-25T14:56:29","slug":"taliyaha-booliska-somaliland-oo-sheegay-in-sadex-nin-loohayo-dilal-kala-duwan-oo-ka-dhacay-caasimadda-hargeysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/taliyaha-booliska-somaliland-oo-sheegay-in-sadex-nin-loohayo-dilal-kala-duwan-oo-ka-dhacay-caasimadda-hargeysa\/","title":{"rendered":"Taliyaha Booliska Somaliland Oo Sheegay In Sadex Nin Loohayo Dilal Kala Duwan Oo Ka Dhacay Caasimadda Hargeysa"},"content":{"rendered":"<h2>Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay saddex nin u qabteen dilka wiil toddobaadkan goor fiid ah lagu dhex dilay dooxa weyn ee Hargeysa. Taliyaha Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa warkan u xaqiijiyay Wargeyska Geeska Afrika.<\/h2>\n<h2>Taliyaha Booliska ayaa sheegay inay saddex Nin u qabteen dilkaas, isagoo sheegay inay ku daba joogaan Nin afraad oo isna fakaday, kaas oo uu sheegay inay sida ugu dhaqsaha badan u soo qabanayaan, islamarkaana ay raadkiisa ku daba joogaan. \u201cFalkaas waxa loo hayaa saddex nin, nin afraadna waa lagu daba jiraa.\u201d Ayuu yidhi Taliye Fadal oo u waramay Wargeyska Geeska Afrika.<\/h2>\n<h2>Wuxuu Boolisku sheegay inay sida ugu dhaqsaha badan eedaysanayaashan u horgayn doonaan maxkamad dhagaysata dacwadda loo haysto.<\/h2>\n<h2>\u00a0Wiilkan dhalinyarada ah ayaa Alle haw naxariistee goor fiid ah lagu dhex dilay\u00a0 badhtamaha dooxa Hargeysa habeenimadii khamiistii ee toddobaadkan, waxaanay dadka falka gaystay dilkiisa u adeegsadeen mindiyo iyo faashash.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Booliska Somaliland ayaa sheegay inay saddex nin u qabteen dilka wiil toddobaadkan goor fiid ah lagu dhex dilay dooxa weyn ee Hargeysa. Taliyaha Booliska sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa warkan u xaqiijiyay Wargeyska Geeska Afrika. Taliyaha Booliska ayaa sheegay inay saddex Nin u qabteen dilkaas, isagoo sheegay inay ku daba joogaan Nin afraad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4717,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4716","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1e4","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4716","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4716"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4716\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4716"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4716"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4716"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}