{"id":4700,"date":"2015-01-25T14:37:37","date_gmt":"2015-01-25T14:37:37","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4700"},"modified":"2015-01-25T14:37:37","modified_gmt":"2015-01-25T14:37:37","slug":"suldaan-xiiray-oo-ka-hadlay-khilaaf-ka-dhashay-dhul-iyo-baaqa-uu-u-soo-jeediyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/suldaan-xiiray-oo-ka-hadlay-khilaaf-ka-dhashay-dhul-iyo-baaqa-uu-u-soo-jeediyay\/","title":{"rendered":"Suldaan Xiiray Oo Ka Hadlay Khilaaf Ka Dhashay Dhul Iyo Baaqa Uu U Soo Jeediyay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/xiiray.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4701\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/xiiray.png?resize=207%2C155\" alt=\"xiiray\" width=\"207\" height=\"155\" \/><\/a>Afhayeenka hogaanka dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa Arrin khalad ah ku tilmaamay in arrimaha Ciidanka lagaga hadlo Warbaahinta.Suldaanka oo daba socda hadal Madaxdhaqameed iyo Waxgarad kale ka soo baxay Shalay oo ku salaysnaa Muran dhul oo ka taagan Xaafadda Massallaha Hargeysa una dhexeeya Bulshada degaanka iyo Ciidanka Qaranka ayaa sheegay inaanu Ciidanku gayin arrimaha laga faafiyay.<\/h2>\n<h2>Suldaan Xiiray Oo Hargeysa Saxaafadda kula hadlay maanta ayaa ugu horayn tilmaamay muhiimada Ciidanka Qaranka \u201cCiidanka qaranku wuxuu qarankan u yahay halyeeyga kowaad. waa kuwa qaranka iyo \u00a0dalkanba Aanu ku ilaashano , waa ragga faramaha jooga ee qaranka ilaalinaya ee habeen walba\u00a0 u soo Jeeda ee aynu ku hurudno, kuna \u00a0seexano. waxanan bulshada somaliland \u00a0iyo xukuumadaba \u00a0aan U soo jeedinayaa in ciidanka qaranka xeryahooda la ilaaliyo isla markaana qaran nimadooda iyo Sharaftooda la ilaaliyo, in laga dhigo shakhsiyaad ama beelo waad mid xaaran ah.\u201d<\/h2>\n<h2>Suldaanku waxa uu ku taliyay in arrimaha sulux iyo wada hadal lagu dhameeyo, halkii warbaahinta laga wada hadli lahaa \u201cintaas waa leysku dhacayaa waa leys qabsanayaa lakiin \u00a0waxaa lagu dhameyaa waxii nocaas oo kale ah \u00a0wada hadal iyo odeytinimo la,akiin ciidanka qaranku ma geeyo in saxaafadda lagaga hadlo.\u201d .<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Suldaanku waxa uu ku dooday in Ciidanka Qaranku xaq u leeyahay qaadashada meel kasta oo uu joogo xerda gaasemta sidaan maqley waxaa ku aasan booyado faro badan oo mid kastaaba ay qaado \u00a0konton kun oo\u00a0 tan (50.000) tan \u00a0ciidanka qaranku iyaga ayaa wajiib u leh meel kasta iyo goob kasta oo ay joogan hadii ay \u00a0qaadanayaan iyo hadii kalaba waxanan leeyahay cid kasta oo isku deyda in ay wax u geysato ha ka waantowdo ciidanka qarankana \u00a0waxaan ku hanbalyeynayaa sida wacan ee ay qarankani u ilaaliyaan\u201d ayuu yidhi Suldaanku.<\/h2>\n<h2>Hadalka Suldaan Yuusuf Xiiray ayaa imanaya kadib markii Shalay Madaxdhaqameed iyo waxgarad kale oo uu hogaaminayo Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir,si adag uga hadleen Muranka Dhul ku yaala agagaarka Xerada Ciidanka Cirka ee Galbeedka kaga beegan Madaarka Hargeysa, halkaasi oo ay sheegeen in Garoomo Dhalinyaradu ku ciyaari jirtay oo Dan guud ahaa Madaxda Ciidanka Qaranku Iibsatay, siiba taliyaha Guud Sarreeye Gaas Ismaaciil Shaqalle.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka hogaanka dhaqanka Somaliland Suldaan Yuusuf Muxumed Xiiray, ayaa Arrin khalad ah ku tilmaamay in arrimaha Ciidanka lagaga hadlo Warbaahinta.Suldaanka oo daba socda hadal Madaxdhaqameed iyo Waxgarad kale ka soo baxay Shalay oo ku salaysnaa Muran dhul oo ka taagan Xaafadda Massallaha Hargeysa una dhexeeya Bulshada degaanka iyo Ciidanka Qaranka ayaa sheegay inaanu Ciidanku gayin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4701,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4700","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1dO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4700","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4700"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4700\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4700"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4700"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4700"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}