{"id":4656,"date":"2015-01-25T08:23:15","date_gmt":"2015-01-25T08:23:15","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4656"},"modified":"2015-01-25T08:23:15","modified_gmt":"2015-01-25T08:23:15","slug":"urur-kamid-ah-mucaaradka-itoobiya-oo-loo-diiday-banaanbax-oo-ka-dhigi-laha-caasimada-dalka-itoobiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/urur-kamid-ah-mucaaradka-itoobiya-oo-loo-diiday-banaanbax-oo-ka-dhigi-laha-caasimada-dalka-itoobiya\/","title":{"rendered":"Urur kamid ah mucaaradka itoobiya oo loo diiday banaanbax oo ka dhigi laha caasimada dalka itoobiya"},"content":{"rendered":"<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\"><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/daadmadheedhnews.net\/uploads\/article\/photo\/IMG_FCA7E3-B72E5F-B7EDEF-212B44-030412-CB3AA5.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/daadmadheedhnews.net\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_FCA7E3-B72E5F-B7EDEF-212B44-030412-CB3AA5.jpg&amp;h=250&amp;w=250\" alt=\"\" \/><\/a><\/p>\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/daadmadheedhnews.net\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=250%2C5\" alt=\"\" width=\"250\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">Addis-Ababa(DMN)Maamulka magaalada Addis Ababa ayaa horistaagay dibadbax u dalbaday ururka UDJ oo ka mid ah mucaaradka wadanka.\u00a0Ururka ayaa maamulka magaalada ka codsaday in ay banaanbax sameeyaan dabayaaqada todobaadkan oo noqon karta Sabtida ama Axada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxa xafiiska duqa magaalada, Asegid Getachew, ayaa shaaca ka qaaday sababaha loo horistaagay dibadbaxa isaga oo tilmaamay in ururku ku guuldaraystay in uu buuxiyo shuruudaha banaanbax si nabadgalyo ah u dhaca.<\/p>\n<p align=\"justify\">Masuulka ayaa sheegay in ururku ku guuldaraystay in soo gudbiyo wadooyinka ay dibadbaxayaashu qaadayaan, halkudhagga ku qoran boodhadhkooda iyo warbixino kale oo muhiim ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururka UDJ ayaa laba u kala jabay iyada oo garabka uu hogaamiyo Baley Faqadheuu codsaday mudahaaradka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhanka kale, koox sheegatay in ay wakiil ka yihiin ururka UDJ ayaa waraaqo u qoray maamulka magaalada Addis Ababa iyaga oo sheegay in codsiga garabka dalbaday banaabaxu yahay sharci-daro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ururada ka soo horjeeda dawlada ayaa lagu dhaliila midnimo la\u2019aan iyo in ayna lahayn barnaamij siyaasadeed oo hufan marka laga reebo in ay ka soo horjeedaan xukuumada ay majaraha u hayso EPRDF<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Addis-Ababa(DMN)Maamulka magaalada Addis Ababa ayaa horistaagay dibadbax u dalbaday ururka UDJ oo ka mid ah mucaaradka wadanka.\u00a0Ururka ayaa maamulka magaalada ka codsaday in ay banaanbax sameeyaan dabayaaqada todobaadkan oo noqon karta Sabtida ama Axada. Madaxa xafiiska duqa magaalada, Asegid Getachew, ayaa shaaca ka qaaday sababaha loo horistaagay dibadbaxa isaga oo tilmaamay in ururku ku guuldaraystay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4657,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4656","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1d6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4656","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4656"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4656\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4656"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4656"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4656"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}