{"id":4653,"date":"2015-01-25T07:55:20","date_gmt":"2015-01-25T07:55:20","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4653"},"modified":"2015-01-25T07:55:20","modified_gmt":"2015-01-25T07:55:20","slug":"xildhibaan-maxamed-ibraahim-xaabsade-oo-mudo-dheer-ka-tirsanaa-baarlamaanka-federaalka-ee-soomaaliya-ayaa-saaka-ku-geeriyooday-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/xildhibaan-maxamed-ibraahim-xaabsade-oo-mudo-dheer-ka-tirsanaa-baarlamaanka-federaalka-ee-soomaaliya-ayaa-saaka-ku-geeriyooday-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo mudo dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/xaabsade-400x231.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4654\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/xaabsade-400x231-300x173.jpg?resize=300%2C173\" alt=\"xaabsade-400x231\" width=\"300\" height=\"173\" \/><\/a>Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo mudo dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Geerida Xildhibaanka waxaa xaqiijiyey qoyskiisa iyo Gudoonka Baarlamaanka oo ay sheegeen in uu ku dhintay Isbitaal ku yaalla Muqdisho iyadoo beriyahan dambe uu xanuunsanayay.<\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Allahu naxariiste Xildhibaan Xaabsade oo kasoo gala gobolada Baay iyo Bakool ayaa mar Wasiir kasoo noqday Dowladdii kumeelgaarka ahayd, iyadoo inta uusan noqon Xildhibaan hogaaminayay jabhaddii RRA-da ee la wareegtay magaalada Baydhabo<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade oo mudo dheer ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Geerida Xildhibaanka waxaa xaqiijiyey qoyskiisa iyo Gudoonka Baarlamaanka oo ay sheegeen in uu ku dhintay Isbitaal ku yaalla Muqdisho iyadoo beriyahan dambe uu xanuunsanayay. Allahu naxariiste Xildhibaan Xaabsade oo kasoo gala gobolada Baay iyo Bakool ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4654,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4653","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1d3","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4653","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4653"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4653\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4653"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4653"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4653"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}