{"id":4641,"date":"2015-01-25T07:36:42","date_gmt":"2015-01-25T07:36:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4641"},"modified":"2015-01-25T07:36:42","modified_gmt":"2015-01-25T07:36:42","slug":"japan-oo-sheegtay-inaysan-ka-baqeynin-is","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/25\/japan-oo-sheegtay-inaysan-ka-baqeynin-is\/","title":{"rendered":"Japan oo sheegtay inaysan ka baqeynin IS"},"content":{"rendered":"<figure class=\"media-landscape full-width has-caption lead\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"js-image-replace\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/ichef.bbci.co.uk\/news\/ws\/660\/amz\/worldservice\/live\/assets\/images\/2015\/01\/20\/150120101605_japan_hostages__512x288_reuters.jpg?resize=512%2C288\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"288\" \/><figcaption class=\"media-caption\"><span class=\"media-caption__text\">Daacish ayaa dooneysay madax furasho<\/span><\/figcaption><\/figure>\n<p class=\"story-body__introduction\">Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa muujiyay caradiisa ka dhalatay fiidiyow dhowaan ay soo bandhigeen ururka Daacish oo ku saabsan lahaystayaal Japan u dhashay oo ay kooxda dishay.<\/p>\n<p>Kooxaha sirdoonka dalalka Mareykanka iyo Japan oo baaritaan ku sameeyay fiidiyowga ayaa waxa ay sheegeen inuu la mid yahay kuwii horey ay u soo bandhigeen iyagoo dad kale dilaya.<\/p>\n<p>Waxaa la sheegayaa in Haruna Yukawa, oo ahaa lataliye dhanka amniga ah in la dilay, halka lahaystaha kale oo ahaa weriye lagu magacaabo Kenji Goto uu weli nool yahay.<\/p>\n<p>Mr Abe ayaa arrintan ku sheegay inay tahay mid dembi ah oo aan la aqbali karin. Waxa uu hoosta ka xariiqay in Japan aysan ka baqeynin mintidiinta Khilaafada Islaamka.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha dalka Japan ayaa sheegay inay sii wadi doonaan wada shaqeynta ay la leeyihiin beesha caalamka ee dhanka amniga iyo nabadda.<\/p>\n<p>waxa uu sidoo kale qiray inay xoogga saari doonaan ka shaqeynta amniga muwaadiniinta Japan.<\/p>\n<p>Mr Abe ayaa xilli saqdhexe ah isugu yeemo golihiisa wasiirada si ay u yeeshaan kullan degdeg ah.<\/p>\n<p>Ururka Daacish ayaa horey u dalbatay madax furasho aad u badan si ay u sii daayaan la haystayaasha.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daacish ayaa dooneysay madax furasho Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa muujiyay caradiisa ka dhalatay fiidiyow dhowaan ay soo bandhigeen ururka Daacish oo ku saabsan lahaystayaal Japan u dhashay oo ay kooxda dishay. Kooxaha sirdoonka dalalka Mareykanka iyo Japan oo baaritaan ku sameeyay fiidiyowga ayaa waxa ay sheegeen inuu la mid yahay kuwii horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4642,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1cR","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4641","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4641"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4641\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}