{"id":464,"date":"2014-11-29T16:06:57","date_gmt":"2014-11-29T16:06:57","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=464"},"modified":"2014-11-29T16:06:57","modified_gmt":"2014-11-29T16:06:57","slug":"maamulka-kastamka-lowyacado-oo-lacago-qayru-sharciya-kusoo-rogay-dadka-iskaga-kala-goosha-xuduuda-sland-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/29\/maamulka-kastamka-lowyacado-oo-lacago-qayru-sharciya-kusoo-rogay-dadka-iskaga-kala-goosha-xuduuda-sland-jabuuti\/","title":{"rendered":"Maamulka Kastamka Lowyacado  oo lacago  qayru sharciya kusoo  rogay dadka iskaga kala goosha xuduuda S\/land Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Lowyocado(AN)maamulka kastamka lawyacado ee wasaarada maalyada ayaa dusha kasaaray lacag qayrul sharci ah taaso cadadkeedu yahay 31$ bulshada reer soomaaliland ee ukala gooshaysa soomaalliland iyo dalkan aynu jaarka nahay ee djibuuti<!--more--><\/p>\n<p>taas oo ay inaga dhexayso dad wadaag taasoo intaa ay jirtay soomaaliland aanay dhicin in lagu tacadiyo shacbiga xaqa uleh inay isku talaabaan.dhanka kale<\/p>\n<p>waxa bilahan ku cusub lawyacado dhaqan aad ufool xun oo ay kula kacayaan masuuliyiinta kastamka lawyacado oo caadaystay musuq iyo wax isdaba marin taasoo aanay cidi kala xisaabtamin. hantidaa la boobayo maantana ay marayaan inay shacabkii dalkan xaqa ulahaa ay madaxooga lacag kasameeyaan. iyadoo ay kaalintii dawladu kulahaydna ay banaantahay&#8217; iskusoo wada duuboo magaaladan lawyacado ayaanay xukumada soomaaliland waxba ka qaban arimaha aas aasiga ah adigoo ka naxaya sida ay tahay xaalada magaaladan<br \/>\noo ah magaalo xeebeed qadiimiya taasoo ayku noolyihiin dadweyne aad ubadani kuwaasoo ka aradan dhamaan baahiyaha aasaasiga ah<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyo \/Office<\/p>\n<p>muuse xuseen xasan<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Lowyocado(AN)maamulka kastamka lawyacado ee wasaarada maalyada ayaa dusha kasaaray lacag qayrul sharci ah taaso cadadkeedu yahay 31$ bulshada reer soomaaliland ee ukala gooshaysa soomaalliland iyo dalkan aynu jaarka nahay ee djibuuti<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":465,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7u","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=464"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/464\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}