{"id":4628,"date":"2015-01-24T14:37:17","date_gmt":"2015-01-24T14:37:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4628"},"modified":"2015-01-24T14:37:17","modified_gmt":"2015-01-24T14:37:17","slug":"daawo-muuqaal-dagaalyahano-muslimiin-ah-oo-ku-biiray-dagaalka-ka-socda-dalka-ukrain-soona-diray-baaq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/24\/daawo-muuqaal-dagaalyahano-muslimiin-ah-oo-ku-biiray-dagaalka-ka-socda-dalka-ukrain-soona-diray-baaq\/","title":{"rendered":"Daawo Muuqaal Dagaalyahano Muslimiin ah oo ku biiray dagaalka ka socda dalka Ukrain Soona diray baaq"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb13.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4630\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/thumb13.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"thumb\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a>Dagaalyahano Muslimiin ah oo aad u hubeeysan ayaa si toos ah ugu biiray dagaalada sokeeye ee ka holcaya wadanka Ukraine oo ku yaala qaarada Yurub . Dad badan ayaa si weyn ula yaabay Dagaalyahanadaan Muslimiinta ah ee ku biiray dagaalka ka socda wadanka Ukrain .<\/p>\n<p>Ragaan hubeysan ayaa u dhashay Jamhuuriyada Jejniya waxeeyna la safteen maleeshiyaadka la dagaalamaya dowlada Ukrain ee lagu magacaabo (Separatisten) Dagaalyahadaan Muslimiinta ah ayaa ku dhawaaqayay Takbiir iyo Allahu Akbar .<\/p>\n<div><iframe loading=\"lazy\" src=\"http:\/\/www.youtube.com\/embed\/mRGQ46rqe3I\" width=\"314\" height=\"217\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/div>\n<p>Dad badan ayaa is weeydiinaya sababta Jejniyiinta uga qeeyb qaadanayaan dagaalada sokeeye ee ka socda dalka Ukrain maadaama ay u dhaxeeyaan dad wada dhashay oo reer Ukrain ah . Maleeshiyaadka u dhashay Jejniya ayaa inta badan lagu tilmaamaa kuwo dagaalo kaste loo adeegsan karo waxeeyna tiradii ugu badneeyd ku biireen dagaalada sokeeye ee ka holcaya wadamada Ciraaq iyo Siiriya<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahano Muslimiin ah oo aad u hubeeysan ayaa si toos ah ugu biiray dagaalada sokeeye ee ka holcaya wadanka Ukraine oo ku yaala qaarada Yurub . Dad badan ayaa si weyn ula yaabay Dagaalyahanadaan Muslimiinta ah ee ku biiray dagaalka ka socda wadanka Ukrain . Ragaan hubeysan ayaa u dhashay Jamhuuriyada Jejniya waxeeyna la safteen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4630,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[7,2],"tags":[],"class_list":["post-4628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1cE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4628","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4628"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4628\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}