{"id":462,"date":"2014-11-29T15:50:04","date_gmt":"2014-11-29T15:50:04","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=462"},"modified":"2014-11-29T15:50:04","modified_gmt":"2014-11-29T15:50:04","slug":"mashruuca-kaamka-waxbarashada-iyo-samafalka-kuwayt-ee-maanta-xadhiga-lga-jaray-maxay-ku-kala-duwanyihiin-ka-djibouti-cabdiraaxim-ismaaciil-cabdilaahi-bidaar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/11\/29\/mashruuca-kaamka-waxbarashada-iyo-samafalka-kuwayt-ee-maanta-xadhiga-lga-jaray-maxay-ku-kala-duwanyihiin-ka-djibouti-cabdiraaxim-ismaaciil-cabdilaahi-bidaar\/","title":{"rendered":"Mashruuca Kaamka Waxbarashada Iyo Samafalka KUWAYT ee Maanta Xadhiga  lga Jaray Maxay ku kala Duwanyihiin ka DJIBOUTI, ?..Cabdiraaxim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)"},"content":{"rendered":"<p>Waxa uu Maanta Xadhiga ka Jaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed<br \/>\nMaxamuud Siilaanyo Mashruuc ay Dalka KUWAYT Ka hirgalisay Dalalka<br \/>\nSomaliland iyo DJIBOUTI, kaasi oo magaciisu yahay Kaamka Waxbarashada<br \/>\nIyo Samafalka ee KUWAYT, kaasi oo Ah runtii Dhisamayaal aad u qurux<br \/>\nbadan oo ah mid loogu talo galay Agoomaha Labada Dal.<!--more--><\/p>\n<p>Haddaba haddaynu u gundadegno Bud-Dhiga Mashruucan laga hirgeliyay<br \/>\nlabadan dale e kala ah DJIBOUTI iyo SOMALILAND, Haddaan ku horeeyo ka<br \/>\ndalka Djibouti waa sidan;<br \/>\n\u00d8 Waxa Dalka Djibouti Qaybta Boodhinka Dhigta Arday Dhan Cadad ahaan<br \/>\n2000-Kun Arday oo agoomo ah,<br \/>\n\u00d8 Qaybta Dhayga ah Waxa Gala 3000-Kun Arday, Waxaana Dhaqaale ahaan<br \/>\nLoo Siiyaa 100$ Dollar ardaygiiba (bas raac),<br \/>\n\u00d8 Waaxyaha ay uu u qaybsanyay Ka Djiboutina Waxay kala Yihin:<br \/>\n\u00d8 1. Faarada Ama Nijaarada \u2013Bilaash,<br \/>\n\u00d8 2. Laydhka Ama Farsamadiisa \u2013Bilaash,<br \/>\n\u00d8 3. Almuniumka Ama Dhismaha Casriga ah-Bilaash,<br \/>\n\u00d8 4. Laxaamada \u2013Bilaash.<\/p>\n<p>Haddaba, Walaalayaal sida ka muuqata mashruuca magaciisa oo ah Kaamka<br \/>\nWaxbarashada Iyo Samafalka ee KUWAYT inagoo u Daadegeyna Somaliland<br \/>\nkan laga hirgaliyey aan isku dayo Faahfaahintiisa Mashruuca inaad wax<br \/>\nka dhugataan waxanu yahay sidan.<br \/>\nUjeedooyinka Mashruuca<br \/>\n\u2022 Daryeelka iyo xanaanaynta Agoonta, Waxbarasho ahaan,maciishad<br \/>\nahaan,iyo caafimaad ahaanba,si ay u noqdaan dad wax tar u leh bulshada<br \/>\n\u2022 In aan soo saarno Aqoonyahano iyo farsamayaqaano iyadoo la eegayo<br \/>\nbaahidda wadanka iyo horumarinta bulshada<br \/>\n\u2022 Inuu ka qaybqaato horumarka guud ee Bulshada<\/p>\n<p>Qaybaha uu Ka Koobanyahay Kaamku<br \/>\n\u2022 Dugsiga Sare<br \/>\n\u2022 Dugsiga Hoose\/Dhexe<br \/>\n\u2022 Dugsiga Farsamadda<br \/>\n\u2022 Hoyga Agoonta iyo Ardayda kale<br \/>\n\u2022 Masaajidka<br \/>\n\u2022 Dhismaha Maamulka<br \/>\n\u2022 Qaybta Furinka<br \/>\nHaddaba, aynu u Daadegno ardayda Wax ka barata kan caasimada Hargeysa<br \/>\noo isugu jira agoomo iyo caruurta tijaarta oo lacag fara badan laga<br \/>\nqaado waana sidan:<\/p>\n<p>\u00d8 Somaliland Ama Caasimada Hargeysa Agoomaha Meesha ku Jiraa waa<br \/>\nArday dhan 370- Arday (Saddex Boqol iyo Todobaatan)<br \/>\n\u00d8 Qaybta Barayfadka Gebi ahaan Munaasibada Laguma Soo Hadal Qaadin.<br \/>\nCaruurtii Fiiga Laga Qaadayeyna ee Tijaarta Waa La Fasaxay<br \/>\n\u00d8 Qaybaha ay uu u qaybsanyay kan Hargeysa iyo lacagta laga qaado qayb<br \/>\nkasta waxay kala yihin:<br \/>\n\u00d8 1. Faarada Ama Nijaraada \u2013Lacag dhan $50 (Konton Dollar) bishii<br \/>\n\u00d8 2. Laydhka Ama Farsamadisa \u2013 $80 (Sideetan Dollar) bishii<br \/>\n\u00d8 3. Almuniumka Ama Dhismaha Casriga ah- $120 (Boqol iyo Laabatan Dollar) bishii<br \/>\n\u00d8 4. Laxaamada \u2013 $100 (Boqol Dollar) bishii.<\/p>\n<p>Ardayda Ku Jirta Qaybta Barayfadka ah oo tiro ahaan ka Badan Tirada<br \/>\nAgoomaha laban-laab una qaysama (dhay iyo boodhin) qayb basas lagu soo<br \/>\nqaado iyo qayb boodhinka ku jira oo iyagu seexda sida agoomaha Lagu<br \/>\nMagacaabay Mashruucan. Iyadoo kuwaa barayfadka ah ee lacagta laga<br \/>\nqaado la qoro maalin walba ,Halka la yidhi Agoomihi Way idinka<br \/>\nBuuxsantay .<br \/>\nQaybta Barayfadka Day School iyo Boodhin Waxaana laga Kala Qaadaa Lacag Dhan.<br \/>\n\u2022 Ardayga Dhayga ah ee Isagu ka Soo Rawaxa Waxa Bishii Laga Qaadaa<br \/>\nLacag Dhan $70 (Toddobaatan Dollar)<br \/>\n\u2022 Halka Ardayga Boodhinka ah ee Isagu Seexanaya Waxna Ka cunaya laga<br \/>\nQaado Bishi 160$ (Boqol iyo Lixdan Dollar) Lacagtaasi oo ka Fara Badan<br \/>\nLacagta Ardayda Jaamacadaha laga qaado.<br \/>\nSu\u2019aasha Iswaydiinta lehi waxay tahay Madaxweynuhu Ma School dad gaari<br \/>\nleedahay oo ah kii Tijaarta ama dadka Wax haysta ayuu u Furay Mise<br \/>\nSchool ay Agoomaha Somaliland loogu Deeqay ayaa La Furayey.<br \/>\nMadaxweyne Meesha aad maanta Furaysay waa meesha Caruurta Dhigata<br \/>\nSaddex Daloolow Laba Dalool waa Caruurta Tijaarta ee Lacagta aan sare<br \/>\nku soo Sheegay laga Qaado Taasi oo aan jaamacadaha Dalka Ardayda<br \/>\nDhigata aan laga Qaadin, Waxaana Lagu Badalay oo La celiyey Caruurtii<br \/>\nAgoonta ahayd, iIlaahay Hortina adigaa ka Masuul Ah Caruurtaa Agoonta<br \/>\nah ee la dumiyay Laguna Badalay Kuwii tijaarta. Wax ka Qabashadeedana<br \/>\nAdaa Madaxweyne lagaa sugaya sidii Caruurtaa Agoonta ahi u heli<br \/>\nlahayd Deeqdaas Waxbarasho ee Ilaahay u soo Diray, Madaxweyne Waxaan<br \/>\nsi sharaf leh kaaga Codsanaynaa Agoomahaa La Dulmiyey inaad Wax ka<br \/>\nQabo.<br \/>\nHaddaba Akriste Waaxad Oogatan in meeshan Walidiinta bixisay laacagta<br \/>\nee ubadkooda Geeyay inay booska ka Qaden Dad Agoomo ah Masakina taasi<br \/>\noo Akhiraana ilaahay Waydin doono Dadka Maamulka Gacanta ku haya ee<br \/>\nLaacagta ka Dhigayna Waaxay ku Noqonaysa Xaaran ay ifka Qudanayan<br \/>\nTaasi Waaxa Markhaati ka ah Maanta oo u Madaxweyne Siillanyo Goob jog<br \/>\nu Aha Muunasibada isaguna uu Xadhiga ka jaray inay Faasax siyeen<br \/>\nArdaydi Laacagta aha ee ay Qaybta Maalinlaha ah ugu tala galeen<br \/>\nkeenena Muunasibada Ardaydi agoonta ahayd.<br \/>\nTijaarta Waaxan leyahay Caruurtooda meesha geeyey marka meesha saddex<br \/>\nmeelodow laaba meelod loo Qaybiyo waaxad Qadateen Miyeydan ka Baqayan<br \/>\nIn Caruurtinu Agoomowdo Haddi Aad Caruurtina Dhisme Qurux Badan la<br \/>\nJeceshina Uu Dhisa Waad u Dhisi Karaysane Kaan Agooma loogu talo<br \/>\nGalaye.<\/p>\n<p>Waaxan ku Soo Gaboogabaynaya Walalayal Bal soo eega oo Soo Qimeeya<br \/>\nhadi waaxas aan sheegay waax laga waayo aniga aya xaal bixinaya<br \/>\nXukumadana waaxan leyahay baal eega buuga la idin qaybiyey ee meesha<br \/>\nyaala meeshana soo koormera oo ruunta soo tabta hadaydanidinkuna ka<br \/>\nmid ahayn.<\/p>\n<p>Cabdiraaxim Ismaaciil Cabdilaahi (Bidaar)<br \/>\nCabdiraxiim9909@gmail.com<br \/>\nHargeysa \/Somaliland<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxa uu Maanta Xadhiga ka Jaray Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Mashruuc ay Dalka KUWAYT Ka hirgalisay Dalalka Somaliland iyo DJIBOUTI, kaasi oo magaciisu yahay Kaamka Waxbarashada Iyo Samafalka ee KUWAYT, kaasi oo Ah runtii Dhisamayaal aad u qurux badan oo ah mid loogu talo galay Agoomaha Labada Dal.<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":457,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-462","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-arimaha-bulshada"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-7s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=462"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/462\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=462"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=462"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=462"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}