{"id":4616,"date":"2015-01-24T14:17:47","date_gmt":"2015-01-24T14:17:47","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4616"},"modified":"2015-01-24T14:17:47","modified_gmt":"2015-01-24T14:17:47","slug":"somaliland-waa-qaran-u-madaxbannaan-heshiisyada-xamar-na-laba-dal-ayaanu-kala-nahay-wasaaradda-kalluumaysiga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/24\/somaliland-waa-qaran-u-madaxbannaan-heshiisyada-xamar-na-laba-dal-ayaanu-kala-nahay-wasaaradda-kalluumaysiga-somaliland\/","title":{"rendered":"Somaliland Waa Qaran U Madaxbannaan Heshiisyada,  Xamar-na  Laba Dal Ayaanu Kala Nahay\u201d Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/download-213-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4618\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/download-213-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"download-213-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a>\u201cSomliland waa dal u madax-bannaan dhammaan heshiisyada uu la galayo<\/h2>\n<h2>dawladaha caalamka iyo shirkadaha ay xidhiidhka wada yeelanayaan, sida sharcigu dhigayana dalna dal<br \/>\nkale kuma faro galin karo arrimihiisa gaarka ah.\u201d Sidaa waxaa lagu yidhi war-saxafadeed uu xalay soo saaray afhayeen u hadlay Wasaraadda Kalluumaysig Somaliland, kaasi oo ka jawaabayay waraysi uu laanta afka Soomaaliga ee VOA-da uu siiyay\u00a0 Xeer ilaliyaha dawladda Soomaaliya oo sheegay in ay Xamar ka sii daayeen Markab\u00a0 Kalluumaysi oo uu sheegay in uu Somaliland iyo Maamul goboleedka Puntlnd hehiis kula jiro.<\/h2>\n<h2>Af-hyeenka u hadlay Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland waxa uu waxba\u00a0 kama jiraan ku tilmaamay warka uu sheegay Xeer ilaaliyaha dawladda Muqdisho ee ah in markab lagu qabtay Muqdisho in uu wax heshiis ah kula jiro Somaliland, waxaa kale oo uu si adag uga hadlay Xeer ilaaliyaha Soomaliya oo sheegay in ay\u00a0 soo saareen xeer uu ku sheegay in\u00a0 ay ku mamnuuceen in heshiis aanay dawladda Xamar bixin in aanay\u00a0 ku iman Karin Maraakiibta Kalluumysi Somaliland, taas oo uu afhayeenku ku tilmaamay in ay tahay\u00a0 hadal la iska yidhi isla markaana dhawacaya wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya u socda ee beesha caalmkuna maraga ka tahay \u201cQolada Soomaaliya waxaanu u sheegaynaa in\u00a0 aanay jirin imika, horena aanay u dhicin, haddana aanay dhici doonin in Somaliland hehiisyada ay la galayso dawladaha caalamka iyo shirkadaha ay xidhiidh\u00a0 wadaagta yeelanayaan in ay u soo maraan Muqdisho, waxaanan u soo jeediyay dawladda Soomaaliya inay ku dedaasho ka shaqaynta ammaanka caasimaddooda inta aanay cid kale marba saloolan, iskana jirto in ay ku kacdo wax kasta oo dhaawacaya wadahadalka u socda labada dal\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaasi raaciyey \u201cSomaliland mar walba waxaa\u00a0 ka go\u2019an in ay dhawrto qodobbada wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana aanay dhankayaga ka iman wax dhaawici kara, laakiin haddii ay Soomaliya sii waddo jabinta\u00a0 qodobbada lagu heshiiyay kuna dhawaaqdo\u00a0 in\u00a0 marna\u00a0 badda Somaliland ruqsad looga qaato marna ay hawada sheegato taasi waxay horseedi doontaa in Somaliland oo caalamka marag uga dhigaya\u00a0 in wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya ka socon la\u2019 yahay dhanka Maamulka Muqdisho in ay ka bixi doonto\u201d<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u201cSomliland waa dal u madax-bannaan dhammaan heshiisyada uu la galayo dawladaha caalamka iyo shirkadaha ay xidhiidhka wada yeelanayaan, sida sharcigu dhigayana dalna dal kale kuma faro galin karo arrimihiisa gaarka ah.\u201d Sidaa waxaa lagu yidhi war-saxafadeed uu xalay soo saaray afhayeen u hadlay Wasaraadda Kalluumaysig Somaliland, kaasi oo ka jawaabayay waraysi uu laanta afka Soomaaliga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4618,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1cs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4616","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4616"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4616\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}