{"id":4587,"date":"2015-01-24T13:48:29","date_gmt":"2015-01-24T13:48:29","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4587"},"modified":"2015-01-24T13:48:29","modified_gmt":"2015-01-24T13:48:29","slug":"wasiir-abgaal-oo-luuqad-adag-kula-hadlay-suldaan-wabarka-xabada-qaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/24\/wasiir-abgaal-oo-luuqad-adag-kula-hadlay-suldaan-wabarka-xabada-qaatay\/","title":{"rendered":"Wasiir Abgaal Oo Luuqad Adag Kula Hadlay Suldaan Wabarka Xabada Qaatay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/abgaal-300x212.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4589\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/abgaal-300x212-300x212.jpg?resize=300%2C212\" alt=\"abgaal-300x212\" width=\"300\" height=\"212\" \/><\/a>Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay in Suldaanka Fallaagoobay ee Abubakar Cilmi Wabar ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Booliska Boorama.<\/h2>\n<h2>\u00a0Saldhiga Booliska ayaa habeen hore lagu furay rasaas, iyadoo aan la aqoonsan cidda riday xabbadahaas, islamarkaana aan cid loo qaban. Wasiirka oo xafiiska wasaaraddiisa Hargeysa ku qabtay Shir jaraa\u2019id ayaa sheegay inay talaabo ka qaadayaan Suldaanka iyo cida taabacsan ba \u201cWaxaan ka tacsiyadaynayaa Xabbadii habeen hore labadii iyagoo soo shaqaystay oo soo daalay Suldaan Wabar la dulyimid,<\/h2>\n<h2>aad iyo aad anigoo uga xun ayaan runtii ka tacsiyadaynayaa.\u201d Ayuu yidhi Wasiir Abgaal. Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa intaasi raaciyay \u201cWaxaa muddo ku siman ilaa bil iyo badh,waxaa Suldaan Wabar ka soo yeedhayay Hadalo uu ku sheegayay inuu Reer Awdal ugu raadinayo Xaq ka maqan,inuu Xoraynayo iyo inuu Somaliland ka soo horjeedo.Nasiib darro iyadoo aynu ogayn in marka horeba waxaasi ahaa Khiyaali, waxaanay ku soo gabo gabowday, iyadoo 350 Nin oo sheikh iyo Shariif bal eh oo ay hogaaminayaan Hogaanka dhaqanka iyo Ugaaska Guud ee Awdal ay shir ku leeyihiinDegmada Geb ee Awdal, iyadoo la filayo in Guud ahaan Somaliland, gaar ahaana Awdal uu Anfici doono waxa ka soo baxa Shirka Geb, inuu Suldaan Wabar Kaligii Xabbad ula waydaarto Carruurtoodii Raggaas Dantooda ka shiraya\u201d Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland waxa uu sheegay inaanu Suldaan Wabar iyo Qayrkii toona ka aqbalayn in maanta uu xumaado Amaanka Boorama. Waxa uu sheegay inuu Xilkaasi qaadayo islamarkaana aanay dib u dhici doonin Khalkhal amni oo ku dhaca Bulshada Awdal.<\/h2>\n<h2><\/h2>\n<h2>Isagoo la hadlay Suldaan wabar waxa uu sheegay in si toos ah la isku waajihi doono wakhtigan. \u201cCarruurta ay Hooyadood u soo shaqaynaysay 18 saacdood, in labada saacdood ee Hooyadood nasan lahayd ee ay seexan lahayd in Suldaan Wabar Xabad la dul yimaado mid aanu aqbalayno maaha.Suldaan Wabar wuu ina Khaayimay,dadkii soo doortay ayuu khaayimay, Somaliland buu khaayimay, waxaanay xaaladdiisu maraysaa inuu dadkii maaskiinta ahaa soo weeraro, waanu ka celinaynaa,mana aqbalayno\u201d ayuu yidhi Wasiir Abgaal. Wasiir Abgaal waxa uu farriin adag u diray Qurbejoog uu sheegay inay tiro yar tahay oo taageersan Suldaan Wabar kuwaasi oo uu kula taliyay inaanay fidin Warar kutidhi ku teen ah islamarkaana Reer Awdal leeyihiin Somaliland.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa sheegay in Suldaanka Fallaagoobay ee Abubakar Cilmi Wabar ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday Saldhiga Ciidanka Booliska Boorama. \u00a0Saldhiga Booliska ayaa habeen hore lagu furay rasaas, iyadoo aan la aqoonsan cidda riday xabbadahaas, islamarkaana aan cid loo qaban. Wasiirka oo xafiiska wasaaraddiisa Hargeysa ku qabtay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4589,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4587","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1bZ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4587","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4587"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4587\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4587"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4587"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4587"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}