{"id":4539,"date":"2015-01-23T13:48:17","date_gmt":"2015-01-23T13:48:17","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4539"},"modified":"2015-01-23T13:48:17","modified_gmt":"2015-01-23T13:48:17","slug":"maayarka-boorama-oo-ka-hadlay-weerar-xalay-lagu-qaaday-saldhiga-booliska-boorama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/23\/maayarka-boorama-oo-ka-hadlay-weerar-xalay-lagu-qaaday-saldhiga-booliska-boorama\/","title":{"rendered":"Maayarka Boorama Oo Ka Hadlay Weerar Xalay Lagu Qaaday Saldhiga Booliska Boorama"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/64c398f998fb21f0a00156dc7b44f1fc_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4540\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/64c398f998fb21f0a00156dc7b44f1fc_L-300x179.jpg?resize=300%2C179\" alt=\"64c398f998fb21f0a00156dc7b44f1fc_L\" width=\"300\" height=\"179\" \/><\/a>Boorama(AN)Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi, ayaa sheegay in Weerarka xalay lagu qaaday Saldhiga Booliska Boorama \u00a0uu ahaa mid sahlan islamarkaana wax khasaare ahi ka dhalan.<\/p>\n<p>Xalay abaaro 2:00 habeenimo ayaa Dablay aan la aqoonsan rasaas huwisay Saldhiga Ciidanka Booliska ee Boorama, iyadoo Booliskuna rasaas ugu jawaabay islamarkaana Kooxdaasi meesha ka baxsatay.<\/p>\n<p>\u201cHorta Rasaas way dhacday laakiin, sida loo buun-buuninayo may ahayn, Ciidanka Booliskuna kolay wax way rideen markay maqleen Shanqadha xabbadda dhinaca kale laakiin wax weyn may ahayn ee markii Xabbadda Ciidanka ay maqleen meesha way ka yaaciin(Kooxda Booliska Rasaasaysay), laakiin, wax weyn oo dhacay oo la odhan karo wax khasaare ah ayaa dhacay ma jirto\u201d ayuu yidhi Mr Xaddi.<\/p>\n<p>Maayarka Boorama oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inaanay ilaa hadda jirin cid lo ohayo Rasaastaasi. Waxa uu sheegay inay Laamaha amaanka iyo Militariga ka wada hadleen arrinta balse aanay jirin wax amni darro ah oo hadda taagan.<\/p>\n<p>Waxa uu Bulshada reer Awdal ugu baaqay inay ilaashadaan Amaankooda oo uu sheegay inuu cid walba u yahay dan.<\/p>\n<p>Warar ay Baahinayaan Mareeggaha fadhigoodu yahay Boorama ayaa ku waramaya in baraha Bulshada ay ku faafiyeen Dad taabacsan Suldaanka Buuraha Galay ee Wabar oo sheeganaya Masuuliyadda rasaasta Booliska lagu riday.<\/p>\n<p>Gobolada Galbeedka Somaliland ayaa ah meelaha ugu amaanka badan Somaliland tan iyo 1991-kii, balse Bilihii u dambeeyay waxaa jiray tabasho soo shaac baxday oo bulshada Awdal ka qabto dhinaca Kuraasta Qaranka iyo Shaqaalaha Dawladda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boorama(AN)Maayarka Boorama Saleebaan Xasan Xaddi, ayaa sheegay in Weerarka xalay lagu qaaday Saldhiga Booliska Boorama \u00a0uu ahaa mid sahlan islamarkaana wax khasaare ahi ka dhalan. Xalay abaaro 2:00 habeenimo ayaa Dablay aan la aqoonsan rasaas huwisay Saldhiga Ciidanka Booliska ee Boorama, iyadoo Booliskuna rasaas ugu jawaabay islamarkaana Kooxdaasi meesha ka baxsatay. \u201cHorta Rasaas way dhacday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4540,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4539","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1bd","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4539","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4539"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4539\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4539"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4539"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4539"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}