{"id":4508,"date":"2015-01-23T10:18:42","date_gmt":"2015-01-23T10:18:42","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4508"},"modified":"2015-01-23T10:18:42","modified_gmt":"2015-01-23T10:18:42","slug":"dawladda-itoobiya-oo-xukun-adag-ku-ridday-saddex-nin-oo-midkood-hargeysa-ku-noolaan-jiray-magacyadooda-iyo-waxa-lagu-eedeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/23\/dawladda-itoobiya-oo-xukun-adag-ku-ridday-saddex-nin-oo-midkood-hargeysa-ku-noolaan-jiray-magacyadooda-iyo-waxa-lagu-eedeeyay\/","title":{"rendered":"Dawladda Itoobiya Oo Xukun Adag Ku Ridday Saddex Nin Oo Midkood Hargeysa Ku Noolaan Jiray, Magacyadooda Iyo Waxa Lagu Eedeeyay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/index33.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-4509\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/index33.jpg?resize=290%2C174\" alt=\"index33\" width=\"290\" height=\"174\" \/><\/a>Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa xukunno kala duwan ku ridday saddex nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay falal argagixiso oo ka dhan ah hanaanka ay u dhisan tahay dawladda Itoobiya.<br \/>\nSida ay baahiyeen wakaaladda wararka ee AP iyo Wargeysyada Bloomberg iyo Ethiopia Explorer oo soo xiganaya isku-duwaha wasaaradda Caddaaladda dawladda Itoobiya u qaabilsan dacwadaha oo lagu Magacaabo Fekadu Tsega, ayaa sheegay in saddexda oo Soomaali ah, hasa-yeeshee laba ka mid ahi haystaan dhalashada dalka Ingiriiska, lagu riday xukunno duwan.<br \/>\nWarbaahinta Caalamiga ah ee ayaa soo wariyey in Caydaruus Maxamed lagu xukumay 4 sanadood xadhig ah, halka Maxamed Shariif Axmed iyo Maxamed Axmed-na midkiiba lagu xukumay min 4 sanadood iyo 8 bilood oo ay ku jirayaan xabsi ku yaalla dalka Itoobiya.<\/h2>\n<h2>Saddexda nin oo midkood Hargeysa ku noolaan jiray, ayaa lagu eedeeyay sida war-bixintu sheegtay inay isku dayeen inay maamul Islaami ah ka sameeyaan Itoobiya dhexdeeda, sidoo kalena ay ciidan urursi ku jireen, iyagoo tababaro milatari siinayay dadkii ay urursanayeen, si ay u qaadaan weerar argagixiso oo ka dhan ah dawladda Itoobiya \u201cWaxa Lagu eedeeyay inay isku dayayeen inay si sharci daro ah u beddelaan dawladda Itoobiya, hab argagixisanimo ahna Itoobiya uga dhisaan dawlad islaami ah\u201dayuu yidhi, warbaahinta u sheegay Isku-duwaha waaxda la socodka dacwadaha ee federaalka Itoobiya, Mr. Fekadu Tsega.<br \/>\nCaydaruus Maxamed, Maxamed Shariif Axmed iyo Maxamed Axmed oo xukunkoodu dhacay 15-kii bishan January.<br \/>\nayaaney warbaahinta caalamiga ahi kala caddeyn kooda ku noolaan jiray Magaalada Hargeysa, wakhtiga uu ku noolaa iyo wakhtiga la qabtey toona, laakiin waxa ay tilmaameen in xukunka lagu riday loo cuskaday sharciga la dagaalanka Argagixisada ee dalka Itoobiya<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla dalka Itoobiya ayaa xukunno kala duwan ku ridday saddex nin oo Soomaali ah, kuwaasi oo lagu eedeeyay falal argagixiso oo ka dhan ah hanaanka ay u dhisan tahay dawladda Itoobiya. Sida ay baahiyeen wakaaladda wararka ee AP iyo Wargeysyada Bloomberg iyo Ethiopia Explorer oo soo xiganaya isku-duwaha wasaaradda Caddaaladda dawladda Itoobiya u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4509,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1aI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4508"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4508\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}