{"id":4504,"date":"2015-01-23T07:54:38","date_gmt":"2015-01-23T07:54:38","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=4504"},"modified":"2015-01-23T07:54:38","modified_gmt":"2015-01-23T07:54:38","slug":"war-deg-deg-ah-boqor-cabdalla-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/01\/23\/war-deg-deg-ah-boqor-cabdalla-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"War Deg-deg Ah: Boqor Cabdalla Oo Geeriyooday"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Cabdalla-1.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4505\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/01\/Cabdalla-1-300x200.jpg?resize=300%2C200\" alt=\"Cabdalla-1\" width=\"300\" height=\"200\" \/><\/a>Boqorkii dawladda boqortooyada Sucuudi Arabiya, Cabdalla bin Cabdi casiis ayaa geeriyooday Saqdii dhex ee caawa.<\/h2>\n<h2>Boqor Cabdalla oo toddobaadyadii u dambeeyay xaalad caafimaad daro ugu jiray Cisbitaal ku yaalla Magaalada Jeddah ee caasimadda Sucuudiga, ayaa geeriyooday, sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay boqortooyada Sucuudiga isla-markaana uu baahiyey Telefiishanka Al-carabiya iyo Website-ka uu leeyahay Wargeyska Jerusalem<\/h2>\n<h2>Alle ha u naxariistee Boqor Cabdalla ayaa muddo Cisbitaalka ugu jiray cudurka loo yaqaanno (pneumonia), waxaana mudadii uu Cisbitaalka ku jiray u rakibnaa qalab u fududeynayey neefsiga, laakiin caawa ayaa geeriyooday.<\/h2>\n<h2>Boqorka geeriyooday ayaa wuxuu xukunka Sucuudiga la wareegay sanadkii 2005-tii, ka dib markii uu geeriyooday walaalkii boqor Fahad. Waxaana Boqor Cabdalla ay imika da\u2019diisu ahayd 91-jir.<\/h2>\n<h2>Sucuudiga, ayaa ah waddan qani ku ah soo saaridda shidaalka, waana dalka ugu soo saarka badan saliidda adduunka oo dhan.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Boqorkii dawladda boqortooyada Sucuudi Arabiya, Cabdalla bin Cabdi casiis ayaa geeriyooday Saqdii dhex ee caawa. Boqor Cabdalla oo toddobaadyadii u dambeeyay xaalad caafimaad daro ugu jiray Cisbitaal ku yaalla Magaalada Jeddah ee caasimadda Sucuudiga, ayaa geeriyooday, sida lagu sheegay qoraal kooban oo ka soo baxay boqortooyada Sucuudiga isla-markaana uu baahiyey Telefiishanka Al-carabiya iyo Website-ka uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4505,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-4504","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1aE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4504","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4504"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4504\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4504"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4504"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4504"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}