{"id":44894,"date":"2018-09-24T16:38:36","date_gmt":"2018-09-24T16:38:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.com\/?p=44894"},"modified":"2018-09-24T18:44:23","modified_gmt":"2018-09-24T18:44:23","slug":"qm-oo-loo-gudbiyey-qaraar-jidka-u-xaadhaya-madaxbanaanida-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2018\/09\/24\/qm-oo-loo-gudbiyey-qaraar-jidka-u-xaadhaya-madaxbanaanida-somaliland\/","title":{"rendered":"QM Oo loo Gudbiyey Qaraar Jidka U Xaadhaya Madaxbanaanida Somaliland"},"content":{"rendered":"<p>W\/Hore ee Soomaalida u qaabilsanaa X\/Guud ee Q\/Midoobay oo ku taliyayin la soo saaro Qaraar jidka u xaadhaya madax Banaanida Somaliland Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaalida Micheal<br \/>\nKeating ayaa sheegay in loo baahan yahay in la soo saaro qaraaro wax lagaga qabanayo khilaafka u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland, isla<br \/>\nmarkaana jidka u xaadhaya in la soo nooleeyo wada hadaladii udhaxeeyey labada dhinac.<br \/>\nWakiilku wuxuu sidaa ka sheegay 13-kii bishani aynu mar uu warbixin siinayay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Wakiilku isaga oo ka hadlaya arrintaasi wuxuu yidhi \u201cWaxa loo baahanyahay in la soo celiyo wada hadaladii u dhaxeeyey Mogadisho iyoHargeysa, isla markaana si looga midho dhaliyo waa in la soo saaro<br \/>\nqaraaro (Containment or swifter resolution\u2026\u2026.. can benefit their historic links \u2013 qaraaro aan cidna ka tegayn oo ku aadan labada dhinac<br \/>\ncontainment amaba go\u2019aan lagaga gaadhayo khilaafkooda swifter, iyada oo laga faa\u2019iidaysanayo sidii ay berigii hore taariikhiyan ahaayeen ka hor intii aanay midoobin\u201d ayuu yidhi Keating.<\/p>\n<h2><strong>Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka\u00a0<\/strong><\/h2>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/VZETMsG-q1c\" width=\"640\" height=\"360\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Arabsiyonews@gmail.com<\/p>\n<p>Hargeisa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>W\/Hore ee Soomaalida u qaabilsanaa X\/Guud ee Q\/Midoobay oo ku taliyayin la soo saaro Qaraar jidka u xaadhaya madax Banaanida Somaliland Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soomaalida Micheal Keating ayaa sheegay in loo baahan yahay in la soo saaro qaraaro wax lagaga qabanayo khilaafka u dhaxeeya Somalia iyo Somaliland, isla markaana jidka u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":44896,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-44894","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2018\/09\/Snapshot_1353.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-bG6","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44894","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=44894"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44894\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":44897,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/44894\/revisions\/44897"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/44896"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=44894"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=44894"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=44894"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}